Sign in to follow this  
Dr_Osman

Qardho Hospital Director Buried Today. AUN. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Agaasimihii Isbitaalka guud ee Qardho C/raxman Siciid Aadan oo geeriyooday laguna aasay Magaalada Qardho [sawiro]

| on July 1, 2013

 

13 Comments

 

Waxaa maanta 1 luulyo 2o13 magaalada Qardho lagu aasan allaah u naxariistee agaasimaha Guud ee isbitaalka Qardho Marxuum C/rixmaan Siciid Aadan oo maanta ku geeriyooday magalada Qardho.

 

Marxuum C/raxman Siciid Aadan ayaa xanuunsanaa bilihii tagay,waxaana maanta ku geeriyooday magalada Qardho, aifka waxa uu ugu tagay 6 caruur ah iyo hooyadood. Marxuum C/raxman Siciid Aadan Agaasimihii Isbitaalka Qardho ayaa ahaa nin si weyn dadka ay u jeclaayeen,waxa uu ahaa shaqsi ku dadaala Salaada,Sadaqada Cibaadada,Caawinta masaakiinta,intabadan dadka ku dhaqan magaalada Qardho ayaa si weyn u jeclaa waxaana laga dareemayaa aaska maanta loo sameeyey oo ay ka soo qeybgaleen dad aad u badan,waxaana qof walbo wajigiisa ka muuuqday tiiraan ku aadan geeridii ku timid Agaasimihii Isbitaalka Qardho C/raxman Siciid Aadan.

 

Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ku geeriyooday Marxuum C/raxman Siciid Aadan,waxa uuna sheegay in uu ahaa nin u dadaala masaakiinta. Gudoomiyaha Gobolka karaka C/qur’aan Maxamed Aadan iyo kusimaha agaasimaha Isbitaalka Qardho Cismaan Cabdi Awmuuse aya sidoo kale tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday agaasimaha isbitaalka Qardho Marxuum c/raxman Siciid aadan.

 

Cabdiraxman Maxamed Cali (Black)

Horseed Media

 

DSC02548.jpg

DSC02549.jpg

DSC02554.jpg

DSC02562.jpg

DSC02547.jpg

DSC02546.jpg

DSC02543.jpg

DSC02542.jpg

DSC02524.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

AUN, to the director of Qardho hospital. Jannada illahi haka warabiyo, he has done alot of good work for the people of Qardho. I am quite disappointed with alot of people are dying. First it was the shocking news of Abdullahi Yusuf, Then Kingkong and now the founder of qardho hospital. Its just to much to bare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this