Sign in to follow this  
Saalax

Somaliland:Maydh, Sanaag and Berbera, Sahil fisheries launched at East London

Recommended Posts

Mad Mullah know Somalis share a cultural bond this should remain and exist we have Somalis from NFD here we Somalis from Somali galbeed and we have Somalilanders. Mad Mullah i believe though the days the Koonfurians fully all accept that Somaliland is gone, there will be less Somalilanders on these boards. Than there will be no political conflict any more.. We cannot agree on a country nation nor on politics. But we should stay together in the cultural way. By the way Djiboutians care they are politically more involved in Somalia than Somaliland there are Djiboutian troops in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Shirkad Kaluumaysi oo Maydh Somaliland laga hirgalinaayo laguna qiyaasay in ay 5 milyan oo Dollar ku kici doonto.

 

 

58MzSEf.jpg

 

Kulan aad u balaadhan oo ka dhacay Bariga magaaladda London maalintii Sabtida 29.6.13 laguna daah-furaayey shirkad lamagac baxday PONTUS MARINE LIMITED oo warshad kaluunka ah ka hirgalinaysa Maydh,kulankaas oo uu daadihinaayey Cabdiraxmaan Cawil, waxa ugu horeyn lagu furay Aayado Quraana,kadibna intii aan barmaamijka loo galin waxa hadalo isugu jira sharikada iyo muhiimada ay leedahay soo jeediyey odayaal reer Somaliland ah oo kulanka kasoo qaybgalay aadna madahnaq ugu soo jeediyey Maalqabeen Maxamed Yuusuf fikirkan wacan ee uu keenay iyo dhamaan dadka hawsha la wada oo dhan.Waxa kale oo ay carabaabeen in ay tahay fursad qaali ah oo dhamaan shacabka reer Somaliland ka faa’ideysan donaan. sharikadani waxa ay tahay shirkad ganacsi una furan dadka reer Somaliland inay ka qayb qataan ayaad hadaladoodii ka mid ahaa.

 

Pontus Marine Limited oo hab ganacsigeedu uu yahay mid qayb ama (Share) laga gali karo ah; ayaa shalay lagu soo bandhigay xaflad ka dhacday hool ka yaala Jaamacada Queen Mary oo ku yaala Bariga Caasimada London. Xog-hayaha shirkada Pontus Marine Limited oo sharaxaad ka bixiyey waxa uu soo bandhigay Mr Maxamed Yuusuf oo hore u lahaa Shirkada Invicta Capital Limited ayaa sheegay in shirkadan cusub ay timid kadib hawlgalo baadhitaan ah oo lasameeyey taaso muujisay in ay jirto fursad ah in wax soosaarka kaluumaysiga ee dhanka “dekedda Maydh ee Sanaag ku taala iyo dekedda Barbara oo ku taala gobolka Saaxil ee Jamhuuriyada Soomaaliland” uu yahay mid midho dhalin kara.

 

 

Shirkada ayaa hawlgalkeeda kowaad ka bilaabi doonta dekedda Maydh ee gobolka Sanaag iyada oo shirkadu ay isticmaalayso dakad ku sii meel gaadh ah oo nooca biyaha dul sabeeya (Pontoon) inta la wado hawshay dayactirka dekedda rasmiga ah ee Maydh. Mudane Maxamed Yuusuf ayaa isagoo ka hadlaya fursadan cusub ayaa yidhi “ In kasta oo ay hada businesskan cusub uu saldhig ku leeyahay Jamhuuriyada Soomaaliland, wuxuu mustaqbalka u sii talaabi doona xeeba kale ee dalka Soomaaliya”.

 

 

 

SAorYdZ.jpg

 

Shirkada ayaa go’aansatay in ay kalumaysiga ka bilowdo gacanka Caden (Gulf of Aden) oo ay labad dakadood ee Maydh iyo Barbara ay ku yaalaan; sababta oo ah biyaha gobolkaas ama gacankaa ayaa aad qani ugu ah cayayaanka badda ee lagu magaacbo phytoplankton iyo zooplankton oo labada noocba ay u yihiin quud ama raashin u ah kaluunka taasoo soo jiidaysa ama hoy u noqonaysa ilaa iyo 600 oo nooc oo Kaluunka ah; siiba tiro aad u saraysa oo ah kuwa ah aadka u qiimo badan sida kaluunada loo yaqaan (Tuna, Lobster, Cuttlefish, Shirimps, Sharks) iyo qaar kale oo badan.kuwaas oo aad aduunka looga jecel yahay qaalina ah.

 

65jOm3F.jpg

toXsC7t.jpg

 

 

http://salaanmedia.com/?p=10359

 

http://oodweynenews.com/2013/07/shirkad-kaluumaysi-oo-maydh-somaliland-laga-hirgalinaayo-laguna-qiyaasay-in-ay-5-milyan-oo-dollar-ku-kici-doonto/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Mad_Mullah;965645 wrote:
Landers are on the wrong forum. They should start their own website like Djibouti people. Djiboutians don't know/care about what's going on in Somalia. Two separate countries.

I bet this forum would not be as interesting without the Landers. A strike action by Alpha alone would put LST out of business;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this