Sign in to follow this  
Tillamook

What to do with Shiikh Xassan Daahir Aweys?

Recommended Posts

Shakespeare once said, "If to do were as easy as to know what were good to do, chapels had been churches, and poor men’s cottages princes’ palaces."

 

The government and, by and large, the people of Somalia have this dilemma to deal with...how do we deal with this terrorist?

 

Discuss!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa goor danbe oo galabinamadda Sabtida ah ka degay Garoonka Adan Cadde ee magaalada Muqdisho, hoggaamiyihii hore ee Xisbul islaam, kadibna ku biirey Xarakada al-Shabaab Shiikh Xassan Daahir Aweys.

 

awayss-330x238.jpg

 

Xassan Daahir Aways ayaa maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Cadaado ee maamulka Ximan & Xeeb, waxaana uu halkaas gaarey todobaadkii hore kadib markii uu ka soo baxsadey magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose, oo Xarakada al-Shabaab ay ka taliyaan, baxsadkiisa ayaa ka danbeeyey kadib khilaaf soo dhexgalay isaga iyo ururkii uu ka tirsanaa ee al-Shabaab isla markaana ay gaartey in qaa rkamid ah raggii isaga la aragtida ahaa la dilo.

 

Dowladda federaalka ayaa u dirtrey magaalada Cadaado wefdi isugu jira Xildhibaano, Oday dhaqameedyo iyo qaar kamid ah qabqablayaashii hore, si ay ugu qanciyaan in Xassan Daahir loo soo wareejiyo magaalada Muqdisho, kadib markii maamulka Ximan & Xeeb ay sheegeen in joogitaabnskiisu culeys ku yahay oo ay jiraan meelo badan oo Mindiyahya looga soo lisanayo.

 

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee wejiga qarsada ee loo yaqaan Alpha Group ayaa ugu yimid garoonka diyaadaha ee Adan Cadde halkaas oo ay ku riteen gawaaridooda.

 

Shiikh Xasan Daahir Aways waxaa sanadkii 2002 dowladda Maraykanku ku dartey liiska Argagixisada, waxaana uu markaas ka tirsanaa ururkii al-Itaxaad Al-islaami, tan iyo markaas waxa uu ahaa Maskaxda ka danbeysey qaar kamid ah maxaakiimtii islaamiga ahayd ee Beelaha Koonfurtu samaysanayeen, waxa uu dhisey Mucaskar ay ka soo baxeen inta badan kuwa u dagaalamada Kooxda al-Shabaab kaas oo ku yaaley magaalada Guri Ceel ee gobolka Galguduud. Sanadihii 2000 – 2003 waxa uu ahaatageero weyn oo ay iska lahayd dowladdii Carta lagu soo dhisey ee uu Madaxweynaha ka ahaa Cabdi Qaasim Salaad Xassan, waxaana dowladdaas lagu shaabadeyn jirey mid xiriir la leh ururada islaamiga ah.

 

Sanadkii 2006 waxa uu noqdey Guddoomiyihii Golaha Shuurada ee maamulkii Midowga maxaakiimta Islaamiga ah ee meesha ka saarey Qab-qablayaashii Muqdisho u qaybsaneyd 16 sano, Waxaana uu ka horyimid Dowladdii Madaxweynaha ka ahaa Cabdullaahi Yusuf Axmed iyaga oo dagaal ku qaadeyn xaruntii maamulkaas ee Baydhabo.

 

Xassan Daahir Aweys ayaa ka mid noqdey Siyaasiyiintii saldhiga ka dhigtey magaalada Casmara ee dalka Ereteeriya kadib markii sanadkii 2007 lagu khasbey in ay dalka ka baxsadaan ciidamo dalka Itoobiya ka socdana ay gudaha u soo galeen Soomaaliya, bilowgii sanadkii 2008 ayaa ururkaasi u kala jabey laba garab, Guddoomiyihii golaha fulinta ururkii Asmara ee dib u xoreynta Soomaaliya la baxay Shiikh Shariif, waxa uu heshiis la galay Dowladdii federaalka, waxaana taasi dhabaha u xaartey in uu noqdo Madaxweynaha dalka Soomaaliya.

 

Xassan Daahir Aways ma soo dhaweyn doorashadii saaxiibkiisi hore , waxaana lagu xasuustaa in magaalada Muqdisho uu ka bilowdey dagaalkii u xumaa kadib markii Xassan Daahir Aways ku soo laabtey Bartamihii sanadkii 2009, waxaana uu hoggaanka u qabtey Xisbul Islaam oo qaar kamid ah raggiidu ku dhawaaqeen, Xisbul Ilsaam iyo al-Shabaab ayaa isu bahaystey dagaalkii 2009 – 2010.

 

Xarakada al-Shabaab oo ahayd ardeydiisa ayaa oggolaan waayey Xisbigiisi, waxaana ay ku khasbeen in uu la midoobo, kadib markii meelaha qaarna ay dagaal la galeen, halka ay khaarijiyeen qaar kamid ah horjoogayaashii ururkaas.

 

Xassan Daahir Aways oo isagau aan ka mid ah ragga Dowladda Maraykanku lacagta dul dhigtey ayaa la sheegaa in uu yahay nin leh damac siyaasadeed isla markaana u mara waddo kasta, waxaana lagu xasuustaa hadaladiisi ay ka mid ahaayeen “Muqaawamadu waa sida kaluunka oo kale biyo kama maarmo anagu shacabka dhexdiisa in aan ka dagaalanno kama maarano” markii la weydiiyey in ay joojiyaan hoobiyaasha ay shacabka ka soo dhexridayaan taas oo jawaabta laga bixiyo shacab badan ku dhintaan, sidoo kale waxaa lagu xasuustaa in uu barakeyn jirey isla markaana amaani jirey dhalinyarada is qarxiya.

 

Is dhiibida Xassan Daahir Aways ayaa la aaminsan yahay in ay albaab u furi doonto qaar badan oo kamid ah Xarakada al-Shabaab kuwaas oo khaati ka taagan Amniyaadka hoggaamiyaha al-Shabaab ee Axmed Cabdi Godane, Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Dowladda federaalku dooneyso in Xassan Daahir daslka kale uu siiyo magangelyo iyo deganaansho, dadka qaar ayaa aaminsan in Xassan Daahir Aways ka mid yahay dubayaashii dalka lagu burburiyey uuna mutestey in la soo taago maxkmad si loo weydiiyo dadkii lagu xasuuqey dagaaladii uu hoggaamiyaha ka ahaa.

 

Hussein Farah

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
somalee   

A trial is a must but chances of a fair trial in Somalia are very slim. If this man belonged to a smaller clan his fate would have been clearer.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

There should be live broadcasted trial headed by untainted young/clean judge and wise prosecutor who doesn’t allow giving ambiguous answers.

 

Aweys should be asked direct questions about his involvement in bloody campaigns of Al-Itihad,Hisb-Islam and Al-shabab.

The least his victims and wider Somali people deserve is to hear this old man answer questions about his past.

 

The worst case scenario is him not facing justice or being eliminated before people get answers from the old man.

 

Don’t get me wrong, I don’t see any problem if Aweys is acquitted after rounds of long court sessions.

 

THIS SHOULD BE THE NORM NOT THE EXCEPTION, WHEN DEALING WITH THE PAST/FUTURE BLOOD SPILLERS OF THIS POOR NATION.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Apophis;965408 wrote:
The man should be freed and made a general just like the other Moorians before him.

Saxib, this is not the problem of any particular area as you may like to portray.

 

It is deep rooted physiological problem of our people (With my clan to the hell). Part of the cure is to start making blood suckers answer difficult questions of their doings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Forget trials, he never offered it to his victims!. Take him to the back room and blow his brains out!

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Odey, in that logic you will have people who never heard about the man make him hero and some sort of Saint.

 

A big junk of these people might have to change their stand if they witness the old man at court answering tough questions about his past.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

His history is well known to everyone. Everywhere he went in somali territories, he brought nothing but misery and death. He epitomizes Dr Death!. all we need to do,is to publish a dossier of his handiwork and let the executioners do their work. He doesn't deserve a trial to then spew his hatred yet again. He doesnt deserve a platform. Summary execution with a bit of torture is actually the least he should face immediately.

 

I have no sympathies for this evil man.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

Odey;965419 wrote:
His history is well known to everyone.

It may be known to you, but many people think he is no worse than other warlords sitting in the parliament or holding other positions in the country.

 

It is a perfect time to start bringing these people on public trails and Awes should lead the queue.

 

Emotions run high in these situations but princple should over ride sympathies/hatred.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Miyir   

Odey;965419 wrote:
His history is well known to everyone. Everywhere he went in somali territories, he brought nothing but misery and death. He epitomizes Dr Death!. all we need to do,is to publish a dossier of his handiwork and let the executioners do their work. He doesn't deserve a trial to then spew his hatred yet again. He doesnt deserve a platform. Summary execution with a bit of torture is actually the least he should face immediately.

 

I have no sympathies for this evil man.

agree and i will add pure evil

Share this post


Link to post
Share on other sites

In this age and time we are asking this ****** question what should we do this Killer? what is with ppl how easy to forget the misery this man alone caused, killing indiscriminately Old,Young, Male, Female . The hatred he has in his heart unbreakable. the only answer he knows and must be given is DEATH,the sooner we hang him the quicker we erase more hatred among ourselves .Any one who condone or protect this ******* is also a Killer in the making. You know where I stand, I don't simply put the Q I say what is fair to all of us especially the families that has been dispersed and suffered through his order and Hater, Must die.

Share this post


Link to post
Share on other sites
YoniZ   

The question is not if Aweys will face capital punishment or not, but how this nation need to do things differently from the past two+ decades.

 

There must be way between Culture of impunity and Mob justice. A way that will heal the deep wounds of the victims and answer their questions, why this man has caused havoc to their lifes?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this