Sign in to follow this  
xiinfaniin

At Xudun (Hudun), Somaliland Accepts Khatumo Reality

Recommended Posts

Maamullada Somaliland iyo Khaatumo State oo la kala Wareegay Maxaabiis iyo Gaadiid ay Muddo kala haysteen (SAWIRRO)

 

Talaado, Juun 11, 2013 (HOL) —Maxaabiis iyo gaadiid muddo dheer ay kala haysteen maamullada Somaliland iyo Khaatumo ayaa makhribnimadii shalay oo Isniin ahayd lagula kala wareegay duleedka degmada Xuddun ee gobolka Sool.

 

Lix maxbuus iyo gaari kuwa iska-rogaha ah oo maamulka Somaliland ay ku qabsadeen dagaal ay la galeen maamulka Khaatumo 22/Jan/2013 ayaa odayaal ka yimi dhinaca magaalada Burco soo gaarsiiyeen magaalada Xuddun halka odayaal ka yimid dhinaca maamulka Khaatumana ay keeneen laba gaari oo nooca xamuulka qaada ah iyo sadex nin.

 

Kala wareegidda labada dhinaca ayaa loo diiday inay saxaafadu goobjoog ka ahaato oo ay sawirro ka qaataan maxaabiista, balse waxaa jiray wadahadal muddo dheer qaatay oo labada dhinac ay ku muran sanaayeen gaadiidka lala kala wareegaayay oo aan dhameyn.

 

Oday ka mid ahaa kuwa deeganka Xuddun, Muuse Xasan oo goobta joogy ayaa sheegay inay laba gaari ku maqan yihiin dhinaca Somaliland halka dhinaca maamulka Khaatumana hal gaari aan goobta la keenin.

 

Makhribkii shalay ayaa labada dhinaca u kala boqooleen deegaanadii ay ka yimaadeen, wararka saxaafadda soo gaaraya ayaa sheegaya inay labada dhinac heshiiyeen, balse waxaa jirta in odayaashii ka socdey Somaliland ay ka tageen gaari, taasoo muujinaysa inay weli tabasho jirto.

 

Dadka taabacsan maamulka Khaatumo ayaa laga soo bilaabo bishii koowaad ee sanadka ugaadhsi xoogan ku hayay gaadiidka isaga gooshaya Waqooyi Soomaaliya iyo marsada Boosaaso, kuwaasoo cudurdaar uga dhigaya dagaal labada maamul dhex-maray inay dad rayid ah iyo gaadiid uga kaxaysteen tuulada Gorofley oo 20-km bari kaga beegan Xuddun.

 

Waa markii ugu horeysey ee labada maamul Somaliland iyo Khaatumo wax is dhaafsadaan, waxaadse moodaa in labad dhinacba ay doonayeen in si hoose loo dhameeyo arrinta, taasoo ay muujinayso qaabka ay maxaabiista iyo gaadiidka ula kala wareegeen odayaal ka socday labada dhinac.

 

Seynab Cabdi Warsame, Hiiraan Online

seynab@hiiraan.com

Laascaanood, Gobolka Sool

Share this post


Link to post
Share on other sites

This kills of kitchen table tales of Xaji Xunjuf and Saalax, namely it proves for all to see that Xudun is a Khatumo controlled territory .

 

This leaves Lascanod, Ceerigaabo, and some districts in Caynabo to be outside of Khaatumo control

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;961011 wrote:
Maxaabiis iyo gaadiid muddo dheer ay kala haysteen maamullada Somaliland iyo Khaatumo ayaa makhribnimadii shalay oo Isniin ahayd lagula kala wareegay duleedka degmada Xuddun ee gobolka Sool.

 

1370977591532.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Tillamook;961030 wrote:
This is unacceptable: We defenders of Maandeeq shall never rest until we have secured 'the borders'.

The difference between Somalilanders and your lot is that we believe in securing our borders in a non-violent and diplomatic way and you guys have a feudal mentality of going in with the sword to take everything by force and subjugate everyone. Xiin is one of those with an extreme form of this disturbing backward mentality. Tell me guys just one time Somaliland invaded and took control of a territory with inhabitants hostile to its ideology by force? Never happened.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its not a secret khatumo is a vassal state of Somaliland , this is just Somaliland dealing with its issues. Nothing biggie. Pirates are not supporters of Khatumo , pirates support Jubbaland but are against Khatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

At Xudun (Hudun), Somaliland Accepts Khatumo Reality

 

xiinfaniin;961013 wrote:
This kills of kitchen table tales of Xaji Xunjuf and Saalax, namely it proves for all to see that Xudun is a Khatumo controlled territory .

 

This leaves Lascanod, Ceerigaabo, and some districts in Caynabo to be outside of Khaatumo control

 

Very soon, both Somaliland and Puntland will normalise relations with Khaatumo State of Somalia, good relations between Somali regions are in the interest of all Somali people.

 

 

Mahatma Gandhi - "First they ignore you, then they ridicule you, then they fight you, and then you win."

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

19.jpg

 

 

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Xalay Ee Dhexmaray Madaxweyne Xassan Iyo Wasiirada Maamulka Khaatumo State Sawiro

 

 

Waxaa Habaynimadii Xalay Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Wasiiro iyo Masuuliyiin Katirsan ka tirsan Maamulka Khaatumo Statewaxaana kulankaasi Lagaga Hadlay Arimo Dhowra.

 

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Siwayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan Uqorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay.

 

“Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh

 

Sheekh Xasan Axmed oo Kamida Masuuliyiinta Maamulka Khaatumo State ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Bulshada Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa iyo Waxyaabah uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada SSC ee Maamulka Khaatumo.

 

“Waxaanu Lashaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana a Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan” Ayuu Ku Jawaabay Xasan Sheekh.

 

C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha Usoo Bandhigay Inaan Dawladu, Aysan Iyadoo Doonaysa Midnimo, Cidna Gaar ah Lashirin Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho.

 

Madaxwaynaha Ayaa Amuuurtaasi Siwayn Usoo Dhoweeyay Isagoona Hoosta ka Xariiqay Dhaartii uu Umaray Dawlad Nimada Umada Soomaaliyeed.

 

Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu Maamulka khaatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan Haboonayn Inaanu Halkan kusooo Bandhigno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

48.jpg

 

Madaxweyne Xasan oo Wacad Ku Maray In uu Garab Istaagayo Khaatumo State Kadib Kulan uu Xalay La Yeeshay Wasiiro Iyo Masuuliyiin Ka Socda Maamulka Khaatumo State

 

Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud oo xalay kulan albaabada u xiran yahay la yeeshay wasiiro ka socda Maamulka Khaatumo State iyo Jaaliyada Soomaaliyeed ee Khaatumo State ayaa kala hadlay xaalada Soomaaliya iyo waxyaabihii ugu danbeeyay.

 

Xasan sheikh ayaa u sheegay Mas’uuliyiintii uu la kulmay ee Khaatumo State in danta Soomaaliya ay tahay lama taabtaan, waxa uuna sheegay Madaxweynaha in Khaatumo State uu soo dhawaynayo Maamulkiisa.

 

“Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana Noogaysan uun Midnimo Jacayl” iyo in Soomaaliya la isku keeno’ayuu yiri Madaxweyne Xasan.

 

Sidoo kale ilo Xog ogaal ah ayaa Bogan u sheegay in madaxweyne xasan uu u sheegay taageerayaasha khaatumo in ay Soomaaliya Midnumadeeda uu ka shaqaynayo, uuna garab taagan yahay maamulka ay dhisteen.

 

Cabdixakiin Cilmi Xasan

 

39.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
SOO MAAL   

Kooxda Isku Magacowdey Khaatumo State Iyo Madaxweynaha Somaliya Xasan Shiikh Oo Shir ka dhan ah qaranimada Somaliland Ku Yeeshay Nairobi Kenya.

 

 

 

 

Nairobi(Somalilandcitizen):-Waxaa Kulan Xasaasi ah la Qaatay Madaxwaynaha Dalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Kooxda isku magacowdaa Khaatumo Magaalada Nairobi, waxaana kulankaasi Lagaga Hadlay wax lagu sheegay 3 Arimood oo kala ah.

 

 

 

1.Midnimada Somalia,

 

2. Isku Xirka Dowlada Somalia iyo kooxda Khaatumo,

 

3. Dhaliisha Dowlada Somalia inay booqatay Deegaanada Badan ee Somalia ah Aysana booqan meelaha ay joogaan Khaatumo.

 

 

 

Madaxwayne Xasan Sheekh ayaa wuxuu Si wayn Ugu Hadlay Arimaha Haatan U qorshaysan Dawladiisa iyo Waxyaabihii Ka Khaldamay.

 

“Waxaanu ka Xunahay In Shirkaasi Turkiga ka dhacay Ee Aanu ku Khaldanay , Mardanbana ma Dhici Doonto In Dawladu Ay Aqbasho Shir Noocaasi oo kale ah, Waxaana noo geysey uun Midnimo Jacayl” Ayuu yidhi Xasan Sheekh

 

Sheekh Xasan Axmed oo Kamida kooxda Khaatumo ayaa Madaxwaynaha Waydiiyey Su’aalo Culus oo Ku Aadan Doorkii Khaatumo ay ku Lahayd Doorashadiisa, Sidayna Ugu Codayn Koodii Sharaxnaa, iyo Waxyaabahu uu Madaxwaynuhu u Dhiteeyay Bulshada kooxda SSC iyo Khaatumo.

 

 

 

Jawaabtii Madaxweyne Xasan “Waxaanu La shaqaynaynaa Si Toos ah Khaatumo State, Shirarka danbe ee Dhici Doona Waxay ku Yeelan Doonaan Door Xoogan, Sidoo kalana Wasiirada Cusub Kaalin Muuqda ayay Ka Geli Doonaan”

 

 

C/qaadir Axmed Cali (C/qadir Firdhiye) oo ka tirsan kooxda khaatumo isku magacowdey ayaa Dhankiisa Madaxwaynaha u soo Bandhigay Inaan Dawladu cidna gaar ula shirin iyadoo raadinaysa midnimada somaliyeed, Laakiiin looga Baahan yahay In Ay Bulshada Soomaaliyeed Lawada Hadasho.

 

 

 

Dhinaca kale waxaa Madaxwaynuhu Uu kooxda khatumo u Ogalaaday Arimo kale oo Dhowr ah, Kuwaas oo Aan si fiican loo qeexin ama la qariyey.

 

 

 

Isku soo wada duubo shirkaasi ay wada yeesheen madaxweynaha somaliya Xasan Shiikh iyo kooxda isku magacowday khaatumo ee nabad diidka ah ayaa ahaa shirqool loo maleegayo qaranimada iyo jiritaanka jamhuuriyada Somaliland.

 

 

 

Tafatiraha Guud

 

Somalilandcitizen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xassan does not support Khatumo he has never mentioned the word khatumo ever , ofcourse he can meet diaspora Somalis where ever in Kenya in Dubai from any clan. this is a normal thing . But it has no political relevancy other than for hassan to win Somali Kenyans to support his government instead of the Kenyan initiative.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;961143 wrote:
Its not a secret khatumo is a vassal state of Somaliland , this is just Somaliland dealing with its issues. Nothing biggie. Pirates are not supporters of Khatumo , pirates support Jubbaland but are against Khatumo.

:D clan federalism is funny.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tallaabo;961140 wrote:
The difference between Somalilanders and your lot is that we believe in securing our borders in a non-violent and diplomatic way and you guys have a feudal mentality of going in with the sword to take everything by force and subjugate everyone. Xiin is one of those with an extreme form of this disturbing backward mentality. Tell me guys just one time Somaliland invaded and took control of a territory with inhabitants hostile to its ideology by force? Never happened.

I should've clarified, the Maandeeq I was referring to is our very own dear somaliland.

 

Let me reiterate; this sort of nonsense is unacceptable. We should never allow this upstart 'vassal state' by the name of Khaatumo State of Somalia to dictate the terms of the delineation of our borders. You think the world will take us serious or even consider recognizing us independent? This travesty should never be allowed to happen again!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this