Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland:Professor Axmed ismaciil Samatar gets a hero's welcome in his home town Gabiley

Recommended Posts

Maamulka iyo shacbi weynaha kudhaqan Gobolka Gabiley oon Maanta u kala hadhin soo Dhaweyntii prof Axmed ismaaciil samater

 

prof samater"Gabiley waxay ahayda meesh aqoonta iyo ciyaaraha kaalinta koowaadka gasha tartanka gobolada, maalin dhaweyda waxaa la tiriyey dadka reer gabiley ee qaatey shahaadad phd ,........

. Daawo Sawirro Aad U Tirro badan

 

Gabiley(GNS) Maamulka gobolka gabiley iyo shacbiweynaha ku dhaqan gobolka gabiley, ayaa manta si layaableh u soo dhaweeyey prof axmed ismaaciil samater, oo saaka soo gaadhay gobolka gabiley.

Waxaan kaantaroolka Tuulada caabudla kaga hortagay Maamulka heer gobol iyo heer degmo, ee gobolka gabiley, oo lulayey calanka qaranka somailand iyo astaanta ay caanka ku yahay gobolka gabiley, kumaanaan kun oo qof ayaa iskugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee Halbawlaha u ah magaalada gabiley, waxaaney dadweynuhu iskugu biyo shubten barxad weyne ee jaamacada Timada ade, halkaasi oo xaflada balaaadhan lagu qabte

 

Ugu horeyn waxaa halkaasi ka Hadley Gudoomiye ku xigeenka jaamacada iyo Dhiinka jaamacada Maxamuud maxamed , waxaaney sidiiran jaamacada ugusoo dhaweeyeen prof axmed ismaaill samater, waxaaney u soo bandhigeen Taariikhdii kala duwaneyd ee ay soo martey jamacadu, waxaaney ku wareejiyeen calanka jaamacada Tima-ade.

 

Suldaan ibraahin jaamac samater, oo ka mid ahaa Gudida jaamacda, oo halkaasi hadalkooban ka jeediyey, ayaa u mahadnaqay dadweynaha reer gabiley waxaanu yidhi” Axmedoow ku soo dhawow jaamacadaadii Tima-ade , ee gobolka gabiley, jaamacadu adey ku baahan tahay, adey ku sugaysay,Waxaa lagaa rabaa inaad hiil iyo hooba la garab istaagto, waxaan u mahadanaqayaa dadweynaha reer gabiley ee sida wanaagsan u soo dhaweeyey.” Ayuu yidhi suldaanku

 

Maayerka degmada gabiley shucayb maxamed muuse waxaanu u mahadnaqay dadweynaha reer gabiley sida wanagasan ee ay usoo dhaweeyeen aqaoonyahankoodii,waxanu yidhi”manta guul iyo sharaf inoo ah ardeygii koowaad ee faslka koowaad la qorey ,waxaynu usoo dhaweyneynaa aqoonyahankii reer gabiley, gabiley waa halkii dugsiga laga qorey ee uu waxbarashada ka bilaabay, waxaan leeyahay kusoo dhawow gobolkaagii, waxan u mahadnaqayaa ardeyda jaamacada Tima-ade .”

 

Wasiirki hore ee warfaafinta Somaliland boobe yuusuf ducaale oo halkaasi ka ahdley ayaa sidiiran usoo dhaweeyey prof axmed ismaaciil, waxaanu sheegay inay sugayaa marka uu noqdo, jawaabta uu bixiyo waxaanu yidhi “ hadii aynu nahay dadweynaha reer gabiley prof axmed ismaaciil afka iyo indhahaba weynu kala hadleynaa , marka uu noqdo jawaabta uu bixiyona weynu sugayanaa.”ayuu yihi boobe yusuf

 

Badhasabaka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi,oo halkaasi hadal kooban ka jeediyey “ prof axmed kusoo dhawow degmadaadii, gobolkaagii, degmada gabiley waa halkii xidintaadu ku aasneyda, manta gurigaagii jaamacada ayuu yeeshay, waxaanu ka codsaneynaa inaad jaamacada aad masuulka ka tahay aad mataaneyso jaamacada TImada-ade.”ayuu yidhi badhasaabku

 

Prof axmed ismaaciil samater oo halkaasi ka Hadley,ayaa ka dhawaajiyey ina dadweynaha reer gabiley ay qaadeen koobka soo dhaweynta , waxaanu sujuudey oo uu dhunkadey ciida gabiley waxaan hadaladiisii ka mid ahaa” waad mahadsantihiin walalayaal intaanan hadalka bilaabin waxaan doonayaa inaan dhulkaygii hooyo ee gabiley inaan dhunkado ee halkaa ha iii baneeyo,waxan ka kasheekeeyo Taariikhda gabiley, Gabiley waxay ahayda meesh aqoonta iyo ciyaaraha kaalinta koowaadka gasho tartanka gobolada, maalin dhaweyda waxaa la tiriyey dadka reer gabiley ee qaatey shahaadad phd , waxaaney gaadheen 20 qof gobol intaasi lihi majiro,waxaa dooneynaa inaau soo celino taariikhdii hore, ardeyda jaamacadawaxaa looga baahan yahay ina tartan adag u gaaan sidii ay gobolka gabiley sharftiisa iyo karaamadiisa ilalaiya.”ayuu yidhi prof axmed ismaaciil

 

Gabogabdii waxaa halkaasi ka Hadley Wasiirka wasaarada warfaahinta Somaliland abiib diiriye nuur ayaa u mahadnaqay dadweynaha reer gabiley soo dhaweynta wanaagsan ee ay ku qaabileen prof axmed ismaaciil samater waxaanu yidhi “dadweynaha reer gabiley waa lagu yaqaaney soo dhaweynta iyo gobanimada , manta waxaa ku qiyaaso ma garanayo, runtii axmed ismaacil aad iyo aad baan u soo dhaweyneynaa waa nin dadkiis aiyo dadkiisii u yimid, oo agtooda qiime ku leh ninwalbaaba dadkiisa ayuu qiimo ku leeyahay.”

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

horta xaaji ninyoow, did this guy say Somaliland is an independent country and it must be recognized by the international community? or is he playing his usual book project games?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;958899 wrote:
horta xaaji ninyoow, did this guy say Somaliland is an independent country and it must be recognized by the international community? or is he playing his usual book project games?

When he arrived he said he always supported Somaliland and that he is a Somalilander he also said that Somaliland is older than him And was a nation and is a nation. But he hasn't specifically said he support its quest for recognition statehood we shall see.

Share this post


Link to post
Share on other sites

D.O.C;959028 wrote:
Professor Samatar is the future president of the nation. We support him all the way.

He would do a good job he is a very intelligent and charismatic leader, and competent leader if he runs in 2015 i can bet you he would win. Every Somalilander would support him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

He should technically be arrested, this shows Somaliland hypocrisy, I am not fond of that. Duriyadda should take a strong stance on people who have kowtowed to Mogadishu, this man ran for president of Somalia, which would have been anti-Somaliland.

 

But desperate times call for desperate measures, I am not surprised, just disappointed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Safferz   

I find his entire trip and the reception hilarious.

 

Xaaji, empty your inbox, I can't reply to your PM.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this