Sign in to follow this  
Dr_Osman

Breaking News - Farole Holds High Level Meeting With Kenyan President and Foreign Minister

Recommended Posts

Dr_Osman   

War Deg Deg ah–Madaxweyne Uhuru Kenyata iyo Madaxweyne Faroole oo hada kulan u socdo.

 

 

Nairobi–3 Juun,2013–Pi– Madaxweynayaasha Kenya iyo Puntland Uhuru Kenyata iyo Cabdiraxmaan Faroole ayaa iminka kulan albaabadu u xiran yihiin waxay ku leeyihiin Aqalka State House ee Magaalada Nairobi.

 

Kulanka waxaa goob joig ah Wasiirada Arimaha Dibada Kenya Aamina Maxamed iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland Cabdullahi Axmed Ilka jiir.

 

Faahfaahinta warkaan goor dhow naga filo.

 

Puntlandi.com

Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Madaxweyne Faroole oo maanta la kulmey Wasiirka Arimaha dibada Kenya

 

 

Nairobi–03 Juun,2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa maanta la kulmey Wasiirada Arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ay kawada hadleen arimaha Soomaaliya.

 

Labada Masuul ayaa si qodo dheer uga wadahadlay Xaalada Soomaaliya iyo Soomaalida ku nool Kenya, Waxaa kaloo la isla soo qaadey Joogitaanka Ciidamada Kenya ee Soomaaliya iyo Arimaha Jubooyinka.

 

Kulanka ka dib ayaa Wasiirada Arimaha Dibada Kenya Amina Mohamed waxay Qado ku Casuntey Madaxweyne Faroole iyo Masuuliyiinta la socdey, halkasoo si qodo dheer la isugu wareystey.

 

Sawirada goor dhow ayaan idiin soo dayn doonaa, insha allaah.

 

Puntlandi.com

Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I won't let this one slide boys. I will be getting the pics and when I do, Ill place it in my farole and world leaders folder like I always do

Share this post


Link to post
Share on other sites

8Y1A2329.JPG

 

Madaxweynaha Puntland iyo waftigiisa ayaa maanta 3 June,2013 kula kulmay Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenya aqalka State House ee ku yaala magaalada Nairobi.

 

Kulankaan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Wasiirada arrimaha dibada Kenya Aamina Jibriil iyo saraakiil sare oo ka tirsan dowlada Kenya.

 

Dhinaca kale kulankaan ayaa waxaa Madaxweynaha Puntland iyo waftigiisa ku weheliyey Ra'isal wasaarahii hore ee Somalia Cumar Cabdirashiid iyo Prof. Maxamad Cabdi Maxamad ( Gandi).

 

Madaxweynaha Puntland ayaa Madaxweynaha Kenya warbixin ka siiyey arrimaha Somalia halka ay marayaan, Dastuurka cusub ee Somalia, islamarkaana waxaa u jeediyey Uhuru Kenyta aragtida Dastuuriga ah Puntland ka qabto dhismaha Jubbaland state.

 

Madaxweynaha Kenya ayaa dhinaciisa warbixin ka bixiyey howlaha dowladiisa ka wado Somalia iyo qaybta ay ciidamadiisa ka qaateen la dagaalanka Al-shabaab.

 

Uhuru Kenta ayaa aad u soo dhoweyey kaalinta dowlada Puntland iyo shacabkeedu ka qaataan sida Somalia la isugu keeni lahaa iyo xoojinta nidaamka Federaalka ah isaga oo hoosta ka xariiqey iney muqadas tahay ku dhaqanka Dastuurka Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wonder no more Canbuulo, for it is quite obvious if Hassan's insists upon his political slip in Kismayo, things will take a dramatic turn in Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^I heard Xasan is willing to give some of Somalia's badda to Kenya to get their buy-in in the Jubaland thing.. Fowsiya signed some stuff yesterday. I don't have the details yet.

 

P.s.

 

8Y1A2329.JPG

 

Is that Gaandi in the background? Wonder what he is doing there...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Proffesore Xiin

 

honestly i believe both sides are at blame not only hassan however Hassan sheikh should be the bigger man since he's the leader of the nation.. Only if they could do tanaasul for the sake of the somal people

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack,

 

Hassan has realized the bad council he was getting from Mogadishu ( I heard), and this upcoming meeting with Faroole will set things straight.

 

Badda Somaliya Xassan ma iibin karo boowe, anagaa leh, no politician can touch it. Yes Gandi is the father of Jubbaland and he accompanied Faroole in Uhur's meeting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Canbuulo,

 

xaqiiqa taariikhi ah baa ka dhacday soomaaliya, waxaa Kismaayo dawlad goboleedka ka dhisayaa waa dadkii shalay xamar joogay , intaa hadduu Xassan fahmi waayo, then dawlad diyaar uma aha

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack, I doubt if there is any truth to that talk of giving up some of Somali territorial waters to Kenya. That's just the hearsay. Even Norway is distancing itself from this issue. Btw, Kenya and Somalia have agreed on the resettlement of Somali refugees back to Somalia. Maybe that's the stuff Fowzia signed yesterday!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this