Sign in to follow this  
MoonLight1

Xaaji Habaar busted.

Recommended Posts

Madxtooyada soomaaliya oo beenisay in madax weynuhu amar ku bixiyay ciidamada keenya inay ka baxaan dalka

 

 

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya ayaa beeniyay warar la xiriira in Madaxweynaha Soomaaliya uu ku war geliyay Ciidamada Kenya iyo Itoobiya inay muddo labo maalin gudaheed isaga baxaan dalka, kaasoo ahaa war si weyn maanta u hareeyay magaalada muqdisho.

 

Warkan ayaa duhurnimadii maanta waxaa sii deysay idaacadda Kulmiye ee magaalada muqdisho oo sheegtay inay kazoo xigatay website ku hadla codka dowladda oo la yiraahdo somaligov.net

 

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Faarax Sheekh C/qaadir oo gelinkii dambe ee maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ayaa sheegay in warkaas uu ahaa been abuur isla markaana ay faafiyeen qaar ka mid ah warbaahinta ka howl gala magaalada Mudisho.

 

Faarax C/qaadir ayaa sheegay in wararka been abuurka ah ay yihiin waxyaabaha la doonayo in qal qal lagu geliyo ammaanka shacabka iyo dalalka deriska.

 

 

"Qaar ka mid ah warbaahinta madaxa bannaan ayaa faafiyay warar been abuur ah oo la xiriira in madaxweynaha ka codsaday dowladaha deriska inay ciidamadooda kala baxaan dalka ayaa waxaan dooneynaa in madaxtooyada ka caddeyso halkaan in warkaas uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn " ayuu yiri Faarax C/qaadir.

 

Dhinaca kale wasiiru dowlaha ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Hailemariam iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta.

 

"xiriirka ka dhaxeeya dowladda Soomaaliya iyo dowladaha deriska waa mid aad u wanaagsan todobaadyadii u dambeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya wuxuu la kulmay Madaxda dalalkaas muddo shan jeer" ayuu yiri wasiiru dowlaha madaxtooyada.

 

dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

MoonLight1 Loves the Kenyans too much, he nearly had a heart attack upon hearing they were ordered to leave. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shaydaan wax habarti jiida waa yahay , habartina wax la jiido waa tahay

 

Xaaji Habaar qumay dadka habaara waa yahay, Hassan Sheekh wax la habaaro waa yahay ---waa haddaad aniga i weydiisaan

 

Laakiin tani waa beentii Xaaji Habaar

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax;956590 wrote:
MoonLight1 Loves the Kenyans too much, he nearly had a heart attack upon hearing they were ordered to leave.
:D

:D:D when your entire future is dependent on the Kikiyus this is what happens.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;956597 wrote:
:D
:D when your entire future is dependent on the Kikiyus this is what happens.

and when your entire future depends on Queen Elizabeth you end you dead end;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Xaaji adiga iyo kuwan reer somalia maxaa idin kala haysta. Inaar itoobiya Iyo kenya inooga sheekee ileen somalia inku in bay inoo jirtaaye;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Xaaji Xunjuf;956597 wrote:
:D
:D when your entire future is dependent on the Kikiyus this is what happens.

 

 

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this