Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breakingnews Jubbaland cuts all ties with the Somali federal government.

Recommended Posts

Jubaland oo gabi ahaan xiriirka u jartey Dowlada Federaalka iyo Taliska Ciidanka Jubaland oo la dhisay

 

Kismaayo–Talaado 28 May,2013—Pi— Dowlada Jubalan ayaa Go’aan kama dambbeys ah ka gaaray Dowlada Federaalka ka dib markii la ogaadey in Ay Dowlada Federaalku ka leexatay wadadiivDowladnimo.

 

Go’aamada ay Jubaland qaateen waxaa ka mid ah.

 

1- In xiriirka loo jaro Dowlada Federaalka

2-In dhamaan Ciidanka Jooga Jubooyinku yihiin Ciidanka Dowlada Jubaland.

 

3-Masuuliyiinta ka amarqaata Muqdisho ee jooga Jubooyinka iney si deg deg ah uga baxaan Jubooyinka.

 

4-In si deg deg ah loo dhiso Talis Guud oo looga arimiyo Ciidanka Jubaland.

 

5- Gabi ahaan Wasiirada Muqdisho waa ineysan imaan Deegaanada Jubooyinka.

 

Sida ay Howlwadeenada Puntlandi wararka ku heleen Dowlada Jubaland waxay beesha Caalamka ka codsan doonaan in laga caawiyo xoreynta Deegaanada ka tirsan Jubaland ee gacanta cadowga ku jira.

 

Dhinaca kalevKonteenaro yaala Garoonka diyaaradaha Kismaayo waxaa wali seexanaya Sadex Wasiir oo ka tirsan Dowlada Federaalka kuwasoo Dowlada Jubalan ku amartey iney ku laabtaan Muqdisho, Iyadoo Jubaland ay sheegeen iney Wasiiradaan kala laabteen aqoonsigii ay u aqoonsanaayeen Dublamaasiyiin iyo Masuuliin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;955811 wrote:

4-In si deg deg ah loo dhiso Talis Guud oo looga arimiyo Ciidanka Jubaland.

#1 priority.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Good job Jubaland!!

 

They should have done so the very first time Culosow started asking,"federalism muxuu yahay iyo labo qabiil lama dhihin" nonsense.

 

I'd encourage Faroole to cut ties as well, until Culosow is willing to respect and abide by the constitution the Somali people agreed to and that he took an oath to adhere to.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Correction : Jubbaland does not cut ties with SFG. But it only engages with SFG as a federal state. It is up to SFG to make choice about whether to work with Jubbaland or fight it

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this