Sign in to follow this  
Dr_Osman

Australian Ambassador Visits Garowe. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

gg_7.jpg

hhhh.jpg

 

Madaxweynaha Puntland oo la kulmay Geoff Tooth

20 May 20, 2013 - 9:12:22 AM

 

 

GAROWE ONLINE

 

Safiirka Australia u fadhiya Kenya Geoff Tooth ayaa maanta 20 May,2012 soo gaaray magaala madaxda Puntland ee Garowe ,waxana garoonka ku soo dhoweeyey wasiiro iyo saraakiisha madaxtoyada.

 

Booqasho ayuu ku tagay xabsiga Garowe oo dhismihiisu socdo ,waxana sidoo kale uu la kulmay wasiirka dekedaha iyo la-dagaalanka burcad badeeda Eng.Siciid Maxamed Raage oo ay ka wada hadleen qaabka ay Australia Puntland taageero u siin karto.

 

Xarunta Madaxtoyada Garowe ayaa galabta waxa madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed ku qaabilay safiirka,waxana wehelinayay wasirka maaliyada Faarax Cali iyo ku xigeenka safiirka Amanda Davis.

 

La-dagaalanka burcad badeeda iyo horumarinta adeegyada asaasiga Puntland ayaa labada masuul ka wada hadleen ,waxana kulanka qayb ka ahaa barida safiirka waxyaabaha dhaqaalaha Puntland uu ku tiirsanyahay.

 

Caawa ayaa casho sharaf madaxweynuhu ugu sameeyey Garowe safiirka ,iyadoo la filayo in maalinka beri ah ay si wadajir ah ula hadlaan saxaafada si ay uga warxibiyaan kulankoodi iyo qaabka uu ku soo dhamaaday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is fake news detoore thats not the Australian ambassador thats just one of farooles old Buddies from Australia they used to cabby drivers together.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Are you denying he is the Australian ambassador to Kenya, and his name is Geoff Tooth, or you are denying that he visited Garowe, you can deny the latter but not that he is Geoff Tooth and sits in Nairobo for Australia.

 

You can't just dismiss everything, you must have a reason to do so,in your case, you dismissedthe ambassador as a fake, you can dismiss the source which is Garowe Online that reports the visit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ He would have bombarded us with endless topics had this fake ambassador visited Hargeisa!

 

 

What gets me these days is the amount of dismissal for no reason and lack of proper sources for articles being posted here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

''Australia waxay daneyneysaa xiriirka Puntland'' Dhageyso

21 May 21, 2013 - 1:35:27 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa sheegay in Australia ay daneyneyso xiriirka Puntland iyo inay kaalin ka qaadato mashaariicda horumarineed.

 

Shir saxaafadeed ay wadajir ugu qabteen Garowe maanta 21 May,2013 isaga iyo safiirka Australia u qaabilsan Kenya iyo Somalia Geoff Tooth ayuu sheegay madaxweynuhu inay diyaar u tahay Australia inay ka qayb qaadato horumarka socda.

 

“Australi deeqaha Somalia waxbay ka bixisaa, Mahsariicda waxbarashada, amaaanka iyo horumarinta gacan weyn ayay ka gaysata,waxana ay danaynayaan xiriirka Somalia gaar ahaan deegaanada Puntland” ayuu Dr.Farole.

 

Safiirka oo shalay gelinkii danbe soo gaaray Garowe ayna wehelinaysay ku xigeenkiisa Amanda Davis ayaa booqday xabsiga goobta laga dhisayo sidoo kale la kulmay wasiirka dekedaha Eng.Siciid Maxamed Raage.

 

Geoff Tooth waxa uu sheegay inay ka wada hadleen Puntland arimaha amaanka ,horumarka dhaqaalaha ,la-dagaalanka burcad badeeda ,Beeraha iyo arrimo kale ,isagoo raacshay xasilinta Somalia ay doonayaan inay qayb ka noqdaan.

 

''Waxaan aaminsanahay in wax badan Australia ka qaban garto gaar ahaan Puntland oo ay jiraan dad ka soo jeeda oo jooga Australia ,inay soo noqdaan waxay qayb ka tahay xalka lagu horumarinayo deegaanadan'' ayuu yiri safiirku.

 

Safiirka ayaa dib uga laabtay Garowe duhurnimadii maanta ,waana markii ugu horeysey uu yimaado Puntland tan iyo markii loo soo magacaabay xilkan labo sanno ka hor

 

Halkan ka dhageyso shir saxaafadeedka Madaxweynaha & Ambassador Tooth

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Australia_waxay_daneyneysaa_inay_Puntland.shtml

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Thats true, I am in Australia and the biggest clan in Somalis here are Puntland. There will be strong bi-lateral ties between Australia and Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ There goes the Doc. Must be one of his experiments gone wrong. :D

 

 

Doc. iyamaa badan Reer Pirateland or the Kangaroos in Oz?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Macal geel-duureedka waan ka badanahey ayuu ku oran Diktoorka asset.php?fid=14&uid=3017&d=1313069411

 

Aawey Xaaji Xeyraan, sxb, kumee, anigu Diktoorka ma fahmee adigaan is fahanaaye ee warkuu Dhakhtarka keenay iyo sawirada cadee, mise ceesaan yaroo mina shaakiriin ayey kaa noqotey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this