Sign in to follow this  
xiinfaniin

Ilka Xanaf: Federal Upper House Should be Formed

Recommended Posts

Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo sheegay in dastuurka uu u baahanyahay wax ka badal

29. april 2013

 

Maxkamada sare ee dalka ayaa shaaca ka qaaday in Dastuurka KMG ee dalka Soomaaliya uu ubaahan yahay dib u eegis ballaaran in lagu sameeyo.

 

 

Gudoomiyaha Maxkamadda sare Caydiid Ilka Xanaf oo ka hadlay arrimaha la xiriira dastuurka ayaa sheegay in dastuurka uu u baahan yahay dib u eegis si loo tafaftiro oo looga saaro qaladaad uu sheegay inay ku jiraan.

 

Ilka Xanaf ayaa sheegay in waxyaabaha saxida u baahan yahay ay ka mid tahay in dastuurka uu ku qoran yahay in uu jiro aqal kale oo aan aheyn midka Baarlamaanka kaasi oo aan hada sameysneen balse uu soo jeediyay in la sameeyo.

 

Caydiid Cabdulaahi Ilka Xanaf oo soo hadal qaaday arrimaha xuquuqda aadanaha ayaa sheegay in ay muhiim tahay ilaalinta xuquuqda qofka ee xaga bulshada iyo dhaqaalaha, waxaase uu sheegay in wax badan oo fuli lahaa ay dhaqaalo daro u sabab tahay.

 

Hadalkaani ayaa waxa uu ka jeediyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Ilka Xanaf kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka oo shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A federal upper house is a waste of time and resources. A way to award lazy self-important people with government positions. We don't need to emulate archaic ways of governance that are inefficient and made for the sole purpose of dragging legislature forever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba,

 

unuka are failing Somalia again. this will be the last time you guys will be trusted with Somalia.

 

changing the constitution , and attempting to stop federalism is a treason , waryaa :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^Does it really matter, che?

 

It is imperative Somalis understand constitutional matters are constitutional and should be respected. Come 2016, this constitution can be significantly altered , not now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;944398 wrote:
For those of you who do not know who Ilka Xanaf is, he is President Hassan Sheekh's Attorney General

Ilkaxanaf 'xeer ilaaliye' ma'aha, which attorney general implies. Ilkaxanaf waa guddoomiya maxkamadda sare (Chief Justice of the Supreme Court).

 

Jagada uu haayo mida madaxweynaha weyba ka sareysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Does any one know what powers this upper house will have?and is there an election crateria like ,education,experiance, age?

 

BTW This house should be able to deal with HAG elders in Mog!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Its most likely they will be/dominate the upper house; haddiiba la ansaxiyo.

 

Ps. warar hoose waxay sheegayaan in Ilkaxanaf mar dhow beddelkiisa la magacaabi doono!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this