Sign in to follow this  
Somalia

Caught fishing in Somali waters

Recommended Posts

Somalia   

Ciidamada ilaalada badda Puntland ayaa soo qabtay doonyo ay saaran yihiin dad ajaanib ah oo si sharci darro ah uga kalluumeysanayey xeebaha Puntland. Doonyahan ayaa lagu soo qabtay hawlgal, kaasi oo ay sameeyeen ciidamada badda waxaana laga soo qabtay degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag.

 

Howlgalka ayaa yimid kadib markii dadka deegaanka Laasqoray ay ciidamadu ku soo wargaliyeen in ay jiraan doonyo ajanabi ah oo ka kallumeysanaya deegaanka,islamarkaana xaalufinaya kheyraadka badda

 

C/risaaq Diiriye Faarax oo ah Taliyaha ciidamada badda Puntland oo shir jara’id ku qabtay xarunta ay ciidanku ku leeyihiin Bariga magaalada Bosaso ayaa sheegay in ay soo qabteen 78 kalluumaysato u dhashay dalka Iran iyo 12-Soomaali ah oo ilaalo ka hayey doonyahaasi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Waxaa uu sidoo kale sheegay taliyaha doonyaha lasoo qabtay ay yihiin shan nooc oo ah kuwa wax jariifa. Kahor inta ay ciidamadu soo qaban doonyaha jariifka waxaa iska horimaad kooban oo khasaaro gaysan uu dhexmaray ciidmada badda Puntland iyo ilaalada doonyaha jariifka oo ahaa dhalinyaro Soomaaliyeed ayuu hadalkiisa ku daray taliyaha.

 

Maxamed Cabdi Shirwac oo ah guddoomiye kuxigeenka iskaashatada, ayaa mar sii horeysey BBC-da u sheegay in Doonyaha Iran laga lee yahay ay ku jiraan oo jariifayaan laga soo bilaabo Qandala ilaa Laasqorey, waxaana ay isticmaalayaan khibrad aad u saraysa, qalab casri ah iyo weliba shabaagyo mamnuuc ah oo gaarey 18 km kuwaas oo aan waxba reebayn.

 

Agaasimaha guud ee Kaluumeysiga Puntland Cabdiwaaxid Maxamed Xirsi Joocaar ayaa mar sii horeysey idaacada SBC u sheegay in ay jirto Doonyo badan oo ajaanib leedahay oo faro ba’an ku haya xeebaha Puntland, sidoo kale waxa uu qirey in ay jirto tiro yar oo ay siiyeen oggolaansho, laakiin waxa uu eedeyn u jeediyey qaar kamid ah ganacsatada kuwaas oo badda soo geliyey doomaha shisheeye.

 

Iskaashatada Kaluumeystada Puntland ayaa Horseed Media u sheegeysa in dhibaatada ka taagneyd laasqorey agteeda ay weli ka taagan tahay xeebaha Gobolka Bari oo dhan, loona baahan yahay in wax laga qabto, Waxaa jirta ganacsato reer Puntland ah oo in badan oo ka mid ah doomahan badda soo geliyey kana qaata xoogaa lacag ah.

 

Dhageyso: http://horseedmedia.net/2013/04/24/ciidanka-badda-puntland-oo-qabtey-kaluumeysato-si-sharci-darro-ah-uga-kaluumeysanayey-puntland/

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

They should be fined and be on their way. 300 million is lost due to illegal fishing each year, I just wish Somalis would fish that instead.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

these people need to do hard labor. they stole $300 million worth of fish in the last few months.

 

send them to mount horror close to caluula.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Chimera   

War slap these these poor fisherman on the wrists, record their names and then let them go, and keep your eye out for the big trawlers coming from Spain, France , China and South Korea that literally steal billions worth of fish. They catch in a minute what these poor fisherman work for a month.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Safferz   

Chimera;942736 wrote:
War slap these these poor fisherman on the wrists, record their names and then let them go, and keep your eye out for the big trawlers coming from Spain, France , China and South Korea that literally steal billions worth of fish. They catch in a minute what these poor fisherman work for a month.

+1

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

They should confiscate their boats and send them home. Anyone caught fishing in those waters should have their vessels taken away - whether trawler or small boat.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;942688 wrote:

 

DSC03578.jpg

this is an interesting pic. it exudes POWER and STRENGTH.....it appears the tables have turned, ma istidhi? the armed forces of Somalia should be catching yemeni criminals and act proactively against external threats.... not used internally.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this