Sign in to follow this  
Carafaat

Petition to the Parliament against the Somaliland-Somalia agreement.

Recommended Posts

Daqane   

They have every right to bring this motion to the parliament, the government does not work in a vacuum and is answearable to the parliament on this and every other issue....not much of an issue...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Well its a good think they adress their grievences to Parliament. But why object Somalis talking, why not object Amisom, Ethiopian or Kikuyu military presence. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Daqane;942377 wrote:
They have every right to bring this motion to the parliament, the government does not work in a vacuum and is answearable to the parliament on this and every other issue....not much of an issue...

True that. Bal hadde addigu tab dheh nimankan isku dhex yaacay. Dad bay meeli buktaa, dad bay meeli buktaa! :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Carafaatow they feel they are being short changed and this is the right and proper forum for them to air their greivances and to shed some light on the darker issues, isn't it better than their usual cantarabaqash of agreements between USC and SNM signed in Ankara.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Daqane, I agree. As a matter of fact its a sign of civilisation, which should be applauded. If it was up to me, I would petition something more urgent and concerning. But I aint Ali Khaliif Galeyr nor a Professor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;942413 wrote:
Daqane, I agree. As a matter of fact its a sign of
civilisation
, which should be applauded. If it was up to me, I would petition something more urgent and concerning. But I aint Ali Khaliif Galeyr nor a Professor.

Well, the Somali-Somailand talks is the most urgent issue in that region. There are no foreign troops keeping peace there and their future is being determined without any input from them, what do you expect them to do? stay silent and wait for the other shoe to drop. The government seems to have forgotten that that region have members in the Somali parliament and if they don't want to take their input in any future negotiation then those people will have to do something before it's too late. The thing is why squander a trump card and weaken your position by ignoring the same people who were instrumental in getting you into power, the future of Somalia hinges on these talks, if the worst happens there might not be any Somalia to speak of.

Share this post


Link to post
Share on other sites

“Shirkii Turkigu Ididiilo Wanaagsan Ayuu Labada Dawladood U Sameeyey, Wuxuu Runtii Tusaayey Walaaltinimada Labada Shacab, Markaa Waxaanu U Arkaynaa Inuu Wado Cali Khaliif Wax Aan Loo Joogin”

 

Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim “Ibi”

 

Muqdisho, April 24, 2013 (W.Wararka) –Khilaaf iyo Xiisad faraha la iskula tagay ayaa shalay ka dhalatey ka dib markii Baarlamaanka Somaliya la horgeeyey Mooshin ka dhan ah Heshiiskii toddobada qoddob ahaa ee dhawaa Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somalia ku kala saxeexdeen Magaaladda Ankara ee Xarunta Dalka Turkiga. Sidoo kale Kalfadhiga ay shalay u balansanaayeen Xildhibaanadda Baarlamaanka Somalia ayaa baaqday ka dib markii halkaas la keenay Mooshin ka dhan ah heshiiskii Ankara, kaas oo ay wateen Xildhibaano uu hogaaminayey Cali Khaliif Galaydh iyo xildhibaano kale oo ka soo hor jeedsaday, taasina ay dhalisay in la isku khilaafo oo xiisadii ay gaadho in kulankaasi baaqdo. Fadhiga Golaha Baarlamaanka ee shalay loo balansanaa in la hor dhigo mudanayaasha si ay uga doodaan Mooshinkaas ayaa dib loo dhigay, waxaanu Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari oo la hadlay saxaafaddu sheegay in dib loogu dhigay kulan ay u balansan yihiin Xildhibaanadii ka qayb galay shirkii Ankara iyo kuwa Mooshinka wata. Sida uu noo xaqiijiyey Xildhibaan Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim “Ibi”oo khadka telefoonka ugu waramay Waramay Wargeyska Haatuf isagoo ku sugan magaalada Muqdisho. Ugu horayna isaga oo aintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “Maanta Baarlamaanka dib ayay uga dhacday arintaasi, gudoomiyuhuna waxa uu soo jeediyey in arintaa ay ka wada hadlaan mooshinkii muranka watay kooxdii wadatay iyo koox diidan oo leh mooshinkani kumaba haboona in Baarlamaanka la keeno, wakhtigeediina maaha in Baarlamaanka la keenana maaha, wax dan umada Soomaaliyeed ugu jirtana maaha. Kooxdan mooshinka wadataana waa group yar oo Cali Khaliif wato weeyaan, markaa kooxdaasi ayuunbaanu ilaa hadda ognahay in Cali Khaliif uu ka hadlay Baarlamaanka dhexdiisa maalin dhexdaa ah, markaa gudoomiyaha Baarlamaankuna waxa uu yidhi in Ajandaha Baarlamaanka lagu soo dari karo iyo in aan lagu soo dari Karin ayaanu ka hadlaynaa, markaa inta aan la gaadhin iyaga ayaa yidhi aanu dib iskugu noqono oo aanu wada hadalno, markaa xafiiska gudoomiyaha ayay ku wada hadlayeen, saasaana looga saaray Ajandihii Baarlamaanka Maanta”. Xildhibaan Ibi ayaa mar aanu waydiinay in Cali Khaliif uu sharciyan xaq u leeyahay inuu golaha Baarlamaanka Somalia horkeeno mooshin ka hadlaya heshiiskii Somaliland iyo Somalia ay ku gaadheen Turkiga, ayaa kaga jawaabay “Haba yaraatee, waayo shirkani ididiilo wanaagsan, barnaamij fiican ayuu labada dawladood u sameeyey, isu soo dhawaansho wanaagsan iyo is afgarad wanaagsan ayaa laga gaadhay, wuxuu runtii tusaayey labada shacab inuu yahay wada hadal dhisi kara walaaltinimada labada shacab iyo kalgacayl balaadhan iyo kalsooni dheeraad ah, markaa waxaanu u arkaynay inuu wado Cali Khaliif Barnaamij wax aan loo joogin, laakiin dimuqraadiyada Baarlamaanka lama cabudhin karo oo xaq ayuu u leeyahay inuu fikradiisa keeno”. Waxa kale oo aanu xildhibaanka waydiinay in mooshinka Cali Khaliif ay ujeedadiisu tahay inuu ku xumaynayo dawlada Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadashay Somaliland oo ay ku ladhan yihiin arimo qabaa’ileed oo uu reer ahaan u diidan yahay arintaasi.

 

“Runtii horta qofka uurkiisa lama fiirin karo oo wixii qarsoon illaahay SWT ayuunbaa ogg, balse hadii uu isagu fikradiisii sheegtay anaguna aanu diidnay oo aanu nidhi haba yaraatee arintaa iyada ah wax macquul ku ah maaha in Baarlamaanka la keeno, Baarlamaankana waxay dani ugu jirtaa in aanu ku kala qaybsamin wax aan dani ugu jirin dadka iyo Baarlamaanka ummada Soomaaliyeed, hadii uu keenana kolay cod ayaa loo qaadayaa, balse anagu diyaarba uma nihin in laga doodo arintaa Cali Khaliif wato. Markaa gudoomiyaha Baarlamaanku wuxuu yidhi arintaa lagama hadli karo ilaa laga heshiiyo ama la isku khilaafo, maantadana xildhibaano ayaa ka hadlay oo yidhi maba la keeni karoba, taasina waxa ay ku tusaysaa in aan raali laga ahayn waxaana istaagay koox dhan oo yidhi lama keeni karo oo dhamay 160 tiro ka badan ay leeyihiin lama keeni karo, iyagoo waafaqsan sidii shirku u dhacay”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;942441 wrote:
Professor ibi is in full support of the talks between the 2 countries , and he called galaydh a trouble maker.

Whoop dee doo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Daqane   

Homunculus;942432 wrote:
Well, the Somali-Somailand talks is the most urgent issue in that region. There are no foreign troops keeping peace there and their future is being determined without any input from them, what do you expect them to do? stay silent and wait for the other shoe to drop. The government seems to have forgotten that that region have members in the Somali parliament and if they don't want to
take their input in any future negotiation then those people will have to do something before it's too late.
The thing is why squander a trump card and weaken your position by ignoring the same people who were instrumental in getting you into power, the future of Somalia hinges on these talks, if the worst happens there might not be any Somalia to speak of.

:D Maybe elect another 4 presidents to bring a grand total of 8 and another party in edmonton canada will be in order.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somalia parliament speaker becomes a obstacle to their attempts :D .

 

 

 

Jeweeri oo isbaaro u dhigtay Mooshinkii Heshiiskii Turkiga

 

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa isbaaro fool xun u dhigtay in baarlamaanka la hor keeno mooshin ah

heshiiskii beelaha SNM iyo USC ay dhowaan ku heshiiyeen dalka Turkiga oo ahaa Khiyaano Qaran.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in labad Beelood ee SNM iyo USC heshiiskoodii uu qodobka todobaad

dhigayey sidan: Halkan Riix Warkan Oo Faahfaahsan

http://horufadhi.com/2013/04/24/jeweeri-oo-isbaaro-u-dhigtay-mooshinkii-heshiiskii-turkiga/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daqane;942453 wrote:
:D
Maybe elect another 4 presidents to bring a grand total of 8 and another party in edmonton canada will be in order.

:D:D magaci madaxweyne inflation ba ku dhacay looool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this