Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Galmudug forces on the verge of taking back the Galkacyo airport+casualties.

Recommended Posts

War deg deg– Xiisad ka taagan Gaalkacyo ka dib markii illaalada Garoonka diyaaradaha ay toogasho ku dileen nin

 

 

Nin kasoo jeeda Koonfurta Gaalkacyo ayaa amar la’aan isku dayay inuu galo Garoonka diyaaradaha ee Cabdullaahi Yusuf International Airport kadibna ciidanka ayaa rasaas kujoojiyey wuxuuna ku dhintey isla goobtii.

Arintaan ayaa dhalisey in buuq ka dhasho ka dib markii ciidan Koonfurta Gaalkacyo ah laga war heley iney abaabul ku jiraan.

Ciidan fara badan ayaa hada lageeyey afafka hore ee xaafada Baraxley.

Warkaan oo faahfaahsan waan idiin soo gudbineynaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

damn i read somewhere that there where some shootouts in the suuq of Gaalkacyo as well when some puntland soldiers went to the galmudug side wanting to take tax money from the Galmudug businessmen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Is it that time of the year again? The attack Galkacyo Airport season has started. Its an annual tradition for the Galmudug militias.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

The man didn't listen to the guards, so they opened fire, and any militias were dislodged. We must follow the rule of law, good job by the security forces. Gaalkacyo is under development, we can't have peace spoilers in the city.

 

And they want to share this airport in the name of the legend, no can do amigos :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilahay hakala qaboojiyo. May the residents of Gaalkacyo see reason that they are closer to each other than any one else and must find a lasting solution. This can't continue. Carafaat you seem to be enjoying this. You shouldn't act like it is business as usual. AUN intii dhimatay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Ace, I certainly do not enjoy this! There is no SOL'ers who cares more about Galkacyo its peace, prosperity and unity then me. But as I have closely watched and analysed events in the region, i have discovered that there is a season when the Airport Clashes start. Mostly it is resolved by an annual payment of fees towards certain sections of the city before the start of the summer holiday. I only stated the recurring nature of this event.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo[RBC Radio]Waxaa maantey mar quraa istaagey isuu socodka iyo dhaqdhaqaaqyadda suuqi weyna ee ganacsiga magaaladda Gaalkacyo ee xaruunta gobolka Mudug waxana ay arintaan ka danbeysey kadib markii garoonka diyaaradaha magaaladda Gaalkacyo lugu dilay nin kasoo jeedda koonfurta magaaladda Gaalkacyo oo ay ka arimiso maamulka Galmudug.

 

 

 

 

Dilka ayaa dhacay ka dib markii kooxo hubeysan oo ka soo jeedda koonfurta Gaalkacyo oo isku dayay inay hub lagalaan Garoonka waxana arintaasi ka soo horjestey ciidamada ammaanka garoonka oo diidey in hub lala galo garoonka waxaa ay ay sabbabtey in iska hor imad kooban oo halkaasi ka dhaco waxaa ana goobta ku dhin tey mid ka mid ah kooxihi hubesna halka mid kalana uu dhawacmey .

 

Shaqaaqada ayaa dhalisey in gabi ahanbaa uu istaago shaqadii suuqa weyn ee magaaladda kaasi oo magaaladda kaga beegan dhanka koonfured,qoraxdda ayaana ugu dhacdey maantey iyadoona aysan shaqeeyen baqaaraddi ganacsiga ee suuqa.

 

Mid ka mid ah ganacsatadda suuqa weyn ee magaaladda Gaalkacyo oo la hadley shabakada Raxanreeb ayaa sheegey in xiligaan ay suuqa uu xiran yahay isla markana ay xiligaan ku sugunyihiin guddaha suuqa illaalada gaarka uu ah suuuqa,waxaa uu intaa ku darey in xiritaankan ay timid baqdiin ku timid ganacsatada iyagona ka cabsi qabey dirir dhex marta labada maamul.

 

Illaa iyo xiligaan majirto cid ka hadashey shaqaaqadasi dhimashadda dhalisey waxana inoo sura gali weydey xiriiro anuu la sameyney masuuliyinta Galmudug iyo Puntland.

 

Iimaan Maxamed Jaamac

RBC Radio

Xafiiska Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Galmudug wants to take over the airport thats whats going on

 

Since the galkacyo airport is in the hands of one clan for to long now they want it back

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo Madaafiic ku garaacey goob dhowr xabadood loogasoo tuurey

 

Saaka waabarigii waxaa Magaalada Gaalkacyo laga maqlayey dhawaaqa dhowr madfac oo dhinaca Koonfureed ee Magaalada ka yeeraya, Ciidanka ilaalada Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf International Airport ayaa saaka dhor xabadood oo qoryaha culus ka dhaca loogasoo tuurey dhinaca koonfureed ee Magalada waxayna ciidanku markiiba ku jawaabeen Madaafiic xoogan,.

Falkaan ayaa salka wuxuu ku hayaa ka dib markii Ciidanka amaanka Gaalkacyo ay shalay toogasho ku dileen mid ka mid ahaa Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley oo ka amar diidey Ciidanka oo ku amrey inuu istaago.

Wax khasaare ah lama soo sheegin oo ka dhashey Weerarka manta, Puntlandi oo la xiriirey Saraakiisha Garoonka Diyaaradaha waxay sheegeen inuusan jirin wax wal wal ah oo ay ka qabaan Werar noocaas ah oo khasaare gaysan kara inuu uga imaanayo dhinaca Xaafada Baraxley, maadaama Ciidaka Illaalada Garoonku ay aad u foojigan yihiin.

Dhinaca Koonfureed oo aan iyana la xiriirney nooma sheegin wax khasaare ah oo kasoo gaarey Madafiicdii ay Ciidanka Garoonku soo tuureen.

Inkastoo wabarigi maanta ay Xaalada Guud ee Magaaladu kacsaneyd balse hada aad ayay u degan tahay Magaaladu, waxana jidadka lagu arkayaa Ciidan dheeraada.

Faahfaahinta Warkaan kala soco Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Aff iyo qoraalada forumyada lagu qoro hadii dab lagu hurin karo XX mar horuu arliga Soomaali oo dhan dab qabadsiin lahaa. Allow ummadan wareersan kala socodsii

Share this post


Link to post
Share on other sites

Complicated;941168 wrote:
Aff iyo qoraalada forumyada lagu qoro hadii dab lagu hurin karo XX mar horuu arliga Soomaali oo dhan dab qabadsiin lahaa. Allow ummadan wareersan kala socodsii

:D :D

 

xaaji habaar always give the game away by praying too loud against Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Aside from this tragic incident, Galkacyo's two sides have been fighting over this airport for more then 15 years after the signing of the peace afgreement. The city has two "federalist administrations" have not brought the stability needed for the region.

 

Isnt it time to start thinking about another vision for Galkacyo and Mudug?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this