Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Garowe clan enclave elders ,Xamar cannot remain the capital as long as the HAG elders threatening us

Recommended Posts

DHAGEYSO COD: Odayaasha Puntland “Xamar Caasimad Soomaaliyeed ahaan mayso inta Oday Xaad iyo Axmed Diriye colaadda ka hurinayaan, Madaxweyne Xasan Culusow-na uu ka aamusan yahay”

 

 

Odayaasha iyo Nabadoonada degaamada Puntland ayaa dulqaadkii tuuray kana hadlay dhowr qodob oo ay u arkeen inay muhiim tahay in loo bayaamiyo Dowladda iyo dadka Soomaaliyeedba.

Qodobo kala duwan bay ka hadleen waxaana ka mid ah:

Waxa ay dowladdu ka damacday Odayada sheeganaya odayaasha dhaqanka ****** ee maalin walba saxaafadda hortaagan ee hurinaya colaadda qabiilka kusalaysan marmarka qaarkoodna kuba hadla afka dowladda, dowladduna dhegaha ka furaysato, islamarkaana shirarka qaranka dhex fadhiya iyagoo is tusay inay yihiin odayaal wakiil ka ah dadka soomaliyeed. Odayadu waxay kaloo caddeeyeen nimankan caadaystey aflagaadada iyo kala irdhaynta ummada Soomaaliyeed hantidii ummadana Xamar ku haysta oo aan lagala xisaabtimin welina aan aqbalin oo aan garoowsanayn Xamar inay tahay Caasimaddii Soomaaliyeed ee u haysta goof ay iyagu leeyihiin dadka joogaana iyaga magan uyihiin.

Odayadu waxay Madaxweyne Xasan Sheekh ugu baaqeen inuu ku shaqeeyo dastuurka, dhexdhexaadna u noqdo ummadda Soomaaliyeed kuna hago Dastuurka Federaaliga ah iyo rabitaanka ummadda.

Waxay ugu danbeyntii odayadu ugu baaqeen dadka wada howsha Maamul usamaynta Jubbooyinka inay u caddaalad falaan ummada ku nool saddexdaa gobol qof walbana xaqiisa marsiiyaan. Waxay kaloo intaa ku dareen inay dedejiyaan maamulka Jubbaland si aanay fursad usiin kuwa ku howlan inay carqaladeeyaan.

Halkaan hoose ka dhageyso Nabadoonada Puntland:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Caasimada Jumhuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay ahaanaysaa Xamar cadeey. Odayaasha Garawe ama haka baroortaan, ama haka taahaan, ama haka calaacalaan, ama haka dudaan arintaas wax iska badelayaa majirayso. Caasimadu waa Xamar cadeey taasi waa muqadas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The pirates are isolated from Mogadishu hassan has played his cards very well when it comes to dealing with the pirates. He constructively established a base in southern Somalia as the effective entity of Somalia. And made sure that the Prime minister plays the role when it comes with dealing with those who want to establish a state in kismayu. The elders are now making noise on behalf of faroole and his admin who are very unhappy with the current government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol

 

QatLand cheerleaders oo isu camiraya, wallee waa yaab, guys tell us more on the chaos in Caynaba and the tribal killings in the east, that would be more appropriator to talk, at the end of the day HAG & P'land ayagaa iska kaa xiga illeyn waa wada koonfurian wanllaweyntaad necbeydeene, and both are die hard unionists.;)

 

long live Xamar, the burial-site of secessionism.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Tell that to mooge and shacabkamedia editors :D

 

Who should we believe Moonlight or the Pirate elders who are very unhappy and terrified of xaad and Axmed diiriye:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

MoonLight1;939923 wrote:
lol

 

QatLand cheerleaders oo isu camiraya, wallee waa yaab, guys tell us more on the chaos in Caynaba and the tribal killings in the east,

 

.

Chaos in Caynaba have its own thread created by pirate chief in SOL go and try to reply their but this thread is about HAG Vs Pirate

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this