Sign in to follow this  
Dr_Osman

Former Somalia PM Ina Gaas Joins Udad Party

Recommended Posts

Dr_Osman   

Gudoomiyaha Ururka UDAD

 

SACIID-450x342.jpg

 

GAROWE: Xisbiga UDAD oo shaaciyey inuu kusoo biiray Prof. Gaas

 

April 18, 2013 7:01 am GMT - Written by PP - Edited by PP

 

Garoowe: (pp)- Xisbiga UDAD oo ka mid ah Xisbiyada ka hana qaaday Puntland , ayaa shaaca ka qaaday in xisbigooda uu kusoo biiray Raiisal wasaarihii hore ee DF ee Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas.

 

Guddoomiyaha Xisbiga Saciid Maxamed Faarax ayaa ka warbixiyey kulano ay la yeesheen masuliyiin ka socotay Ururka midowga Yurub oo ay kawada hadleen arrimaha dimoqraadiyeyna Puntland.

 

Guddoomiyaha ayaa afka ku ballaariyey in Xisbigooda uu kusoo biiray Prof. Gaas , ayna aad ugu faraxsan yihiin, ayna soo dhoweynayaan.

 

Ururada Mucaaradka iyo siyaasiyiinta la yaqaan ayuu ugu yeeray guddoomiyuhu in ay kusoo biiraan Xisbigooda , isla markaasna ay ka wada shaqeeyaan Nabada iyo horrumarka Puntland.

 

Sikastaba, Puntland oo waqtigan ay ka jiraan xisbiyo badan ayaa loo badinayaa in billaha soo socda ay isku hardin doonaan loolan siyaasadeed oo la doonayo in labada Xisbi ugu codka badan doorashooyinka degmooyinka ay u tartamaan higaanka sare ee Puntland.

 

Doorashooyinka Puntland ayaa muhiimadooda leh marka la gaaro waqtiga doorashooyinka ,Waxaana doorashooyinka Puntland sida lagu wado ay noqon doonaan kuwa xamaasad xanbaarsan , maadaama 14 sano kaddib la gelayo doorashooyinka ay shacabku ku dooranayaan muwaadinka ay doonayaan.

 

Nagala soo xiriir : puntlandpost.pp@gmail.com

 

Puntlandpost.com

 

Garoowe, Puntland

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

I think this is a coup for the UDAD party. Abdul Wali will formulate good policy for this party. Ditoore please tell all the SOLers to come to this thread and forget about those useless London conference threads. This is a very important matter and affects the Somali people's democratic progress and therefore in my opinion should be given all the attention.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The May 15 local elections in Puntland were recently postponed indefinitely. This adversely affects the expected January 2014 selection of a new President for Puntland. Faroole's decision to extend his term, the lack of an electoral register(part of the original plan), and mistrust between the different sub-clans is contributing to a growing unease below the surface.

 

This issue does not receive the attention it deserves among Puntland expatriate websites due to the attention paid to the Jubba project (in order to limit the growing power of Mogadishu). As for the internal media within Puntland,.... Faroole has long banned all unfriendly media outlets starting with the radio stations.

 

When it comes to the emerging political organizations within this Puntland democratization experiment, Midnimo, with its Bari-constituency remains the only serious challenge thus far to Faroole's Horseed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this