Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Westminister Under Construction. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Garoowe: Daawo Sawirada Xarunta Warbaahinta Dowlada Puntland iyo Xarumo Cusub oo Garowe laga hirgaliyey.

 

April 13, 2013 9:21 pm GMT - Written by PP - Edited by PP

Print Print

 

Garowe: (pp)- Dowaladda Puntland ayaa ku guulaysatay 10,April,2013 tijaabadii ugu horaysay oo ay ku samayso Idaacadd cusub oo Dowlada afkeeda ku hadleysa, Waxaana booqdey xarunta idaacadda todobaadkii lasoo dhaafey Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/raxmaan Shiikh Maxamed iyo Xubno ka tirsan Xukuumada , kuwaas oo ka qeyb galey munaasabad kooban oo tijaabada idaacadda loo sameynayey.

 

Dhismaha Idaacadda oo isugu jira Radio iyo Televion ayaa waxaa uu ka kooban yahay in ka badan 10 qol , iyadoo sida uu u sheegey Puntlandpost Afhayeen Puntland Axmed Cumar (liibaax Joore) ay jirri doonaan dhismayaal kale oo lagu kordhinayo xarunta oo ah mid haysata dhul aad u balaaran.

 

Tijaabadii Idaacadda waxaa gacan ka geystey khabiiro ajaaniib ah iyo kuwo dalka u dhashey kuwaas oo ah dadka mashruucan hirgalintiisa gacanta ku haya, waxaana sida uu afhayeenku noo sheegey dhici doonta munaasabad balaaran oo loo sameynayo xarig ka jarista warbaahinta Dowlada marka howsheeda la dhameystiro isla bishan aynu ku guddo jirno.

 

Idaacadda Puntland ayaa ah hadda mid weli si tijaabo ah hawada ugu jirta, waxayna ka soo gashaa hirarka gagaaban ee Shor-Waves-ka ama SW1 , iyadoona durba laga maqlay deegaano badan oo ka mid ah dhulka Somalidu dego iyo dibada dalka sida uu Puntlandpost u sheegey Libaax Joore.

 

Puntlandpost oo maanta booqatey Xarunta Idaacadda waxaana noo suurto gashey in aanu Akristayaasha uga soo gudbino Sawiro Idaacadda iyo Xarunta TV-ga .

 

Idaacadda iyo TV-ga ma ahan wali kuwo howshoodu dhameystiran tahay , iyadoo goobta aan wali lagu rakibin qalabkii loogu talo galey , islamarkaana sida uu noo xaqiijiyey afhayeen libaax joore dhawaan la qalabeyn doono , balse hadda waxa idaacadda oo kaliya ku jirtaa tijaabo.

 

Ilo ku dhow dhow isla xarunta Madaxtooyada Puntland oo ay soo xiganeyso Puntlandpost ayaa u sheegey in 20 April 2013 lagu wado in ay dhacdo xaflada weyn ee xarig ka jarista Warbaahinta cusub ee Dowlada Puntland hirgalisey.

 

Waxaana kasoo qeyb gali doonaa munaasabadaasi sida ilihu xaqiijiyeen Madax ka socoto beesha caalamka iyo Madaxda Dowlada Puntland, halka lagu casumi doono marti sharaf kala duwan.

 

Dhanka kale waxaa Qeybtan ka daawan kartaa dhismayaasha cusub ee loo hirgaliyey qaar ka mid ah Wasaaradaha Dowlada Puntland, iyadoona ay xusid mudan tahay inay jiraan dhismayaal kale oo wasaarado kale diyaarinayaan in ay dhistaan, kuwaas oo durba ay dhagax dhigteen , waxaana sida ka muuqaneysa goobtan noqoneysaa magaalo cusub oo kusoo biirtey Garowe kuna yaalaan xarumaha Dowlada badidood

 

Puntland Radio Inside

 

Xafiiska-horre-ee-idaacada-450x342.jpg

Qeybaha-Idaacadda-450x342.jpg

Qeybaha-kale-ee-idaacada-450x342.jpg

Anteenada-2-450x342.jpg

Transmiters-450x342.jpg

Afhayeenka-Madaxtooyada-450x342.jpg

 

Daawasho wacan dhismayaasha wasaaradaha qeybtood.

 

Xarunta-wasarada-Cafimadka-450x342.jpg

Xarumaha-Cusub-2-450x342.jpg

Xarumaha-Cusub-450x342.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Even burahadeer made a come back for Puntland alla cuqdadsana umaadu. War rivalryka puntland maad iska jojjisaane oo ku dayda dadku hadi laga hormaray

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is puntland's wesminister. It will be the zone where the head of state, vice president, ministries are. If you want to speak to them you will need to visit that zone not like in the middle of xafadaha ministries of somaliland even theyre siilanyo could be your next door neighbour and you wouldnt know :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Having the puntland westminister with ministries in the federal zone of Garowe remember garowe does have its local zone also will be awesome town planning for the city.

 

The only thing left is to upgrade these abysmall seating arrangements of parliament but maybe that will need to go when the state becomes multi party politics.

 

This seating is a joke and needs to be rectified immeditely

garowe.jpg

 

Even Qardho has better seating arrangement

DSC01425.jpg

 

But I tell you what I am proud of the ministries and presidential square being constructed

dhismaha5.jpg

28.jpg

32.jpg

33.jpg

37.jpg

29.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I cant let go of this parliament, because somaliland has done better even though Puntland parliament is 5 times the size of they'res but inside they are 5 times better and I cant accept this because I am Puntian citizen

dhismaha-Barlamaanka-500x250.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
D.O.C   

Dr_Osman;937976 wrote:
I cant let go of this parliament, because somaliland has done better even though Puntland parliament is 5 times the size of they'res but inside they are 5 times better and I cant accept this because I am Puntian citizen

dhismaha-Barlamaanka-500x250.jpg

First of all, i would like to congratulate Puntland for rebuilding itself from rubbles and shinning out in the middle of war-zone country, however somaliland has done the same thing but the difference is, somaliland has broke away from the symptoms of the problem by washing its hands off for not returning back to the dreams we once shared in past. In this small redsea country they value peace more than anything else.

Share this post


Link to post
Share on other sites

*ANWAR*;937989 wrote:
I see only wasteland with 2, 3 new buildings

I have to agree with you, it's unfortunate that both Puntland and Somaliland are arid deserts.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this