Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

6 dead as heavy war erupts in Merca, Somalia

Recommended Posts

Lix qof oo ku dhimatey dagaalkii magaalada Marka ee Shabeellada Hoose ka dhacay

| on March 29, 2013

0 Comments

 

Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhimatey iska hor-imaad labo malayshiyo oo ka wada tirsan Dowladda Federaaliga ah ku dhexmarey magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelada Hoose maalintii shalay, dadka ku dhintey dagaalkaas ayaa 5 kamid ah yihiin Malayshiyaadkii dagaalamey halka qof kale yahay haweeney goobta ag dhaweyd.

 

Iska-horimaadkaas waxaa ku dhaawacmey dad gaaraya 10 qof kuwaas oo la dhigey goobaha caafimaadka.

 

Dagaalka iyo ganac ka-hadalka ayaa ah kii saddexaad oo ka dhaca magaalada Marka, inkasta oo kii maalintii shalay (Khamiis) uu ahaa kii ugu dhimashada badnaa kadib markii hubka ay isu qaateen ciidamo taageersan Guddoomiyihii Marka ee la beddalay iyo kan cusub ee dowladdu ku soo beddeshey.

 

Magaalada Marka waxaa muddo dheeer ka talinaayey Xarakada al-Shabaab, waxaana ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladdu ka qabsadeen bishii August 2012.

 

Labada meelood ee Dowladda Federaaliga ah u samaysey maamulka Shabeellada Hoose iyo gobolka Bay waxaa ka taagan xiisad iyo isku qabsi maamul kuwaas oo gaarey gacan ka hadal.

 

Horseed Media

Muqdisho, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

The local people of Shabeelaha Hoose are fighting against the nominations of officials from Mogadishu. The war and the casualties either dead or those losing limb as a result of this conflict and injustice should be purely the responsibility of Hassan Culusow and his government.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^It grave injustice against the people of Merca and Shabeelaha Hoose. Inkastoo laga tira badanyahay lagana xoog badanyahay but reer Marka are fighting back.

 

The rest of the Somali people should talk about this issue and call for a greater Somali gogol to solve the problem of Shabeelaha hoose and specially the Somali media has a role to play; highlight the issue and stand alongside dadka laga gardaranayahay. Otherwise HAG militias from Galgaduud will continue ruling over and abusing reer Marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^I know that's a good move but I think Ahmed Blacky should send at least two Battalions to Merca to tell HAG militia: Niggerz stop abusing your fellow Somalis. Not join or support any group but at least mediate them.

 

Waa inuu dhahaa Ciidan kala dhaxgala oo dhaxdhaxaadiya ayaan Marka udiraynaa.

 

But its not a joke the conflict in Merca has been going on for a while and its bad, an embarrassment for this SFG.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior;931830 wrote:
^I know that's a good move but I think Ahmed Blacky should send at least two Battalions to Merca to tell HAG militia: Niggerz stop abusing your fellow Somalis. Not join or support any group but at least mediate them.

 

Waa inuu dhahaa Ciidan kala dhaxgala oo dhaxdhaxaadiya ayaan Marka udiraynaa.

 

But its not a joke the conflict in Merca has been going on for a while and its bad, an embarrassment for this SFG.

Raskambooni hada ma amisom baaad ka dhigtay:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Amar dowladeed maha ina laga so horjeesto. Ha jabaan kuwaa dawladdiidka ah. 20 years ayee na afduubteen. This the last battle in the war against anarchy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^It doesn't matter what a secessionist man who wished for a war in South Somalia say, but sadly what matters is Culusow is falling into that trap and your wishes..

 

The people of Merca will fight for their right to defend and govern themselves.

 

Xx, dee Raaskambooni will go there to help your long lost brothers in Merca against the subjugation of HAG militia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow, it has been long coming, they suffered a brutal abuses for the two decades of the civil at the hands of HAG militia. Finally, they found the gal to resist and are fighting back. Lets hope their nightmares and long suffering comes to an end very soon.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Inaar been baa sheegaysaa laba group meeshaan majiraan. Waa kuwa dadka dulminaaya and the left overs of the Mufti Sheekuna Al Generale Indhacade militia keeping their loot and abuse against reer Marka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this