Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Afrika waxaa kusoo arkay...

Recommended Posts

Islii, Nayroobi, Soomaali badan ayaa degan. Aad iyo aad u badan. Marka sheeko xiiso leh iyo mid aan lahaynba kama weyneysid meeshaas. Isla goobtaas waxaa isla degan kii maalka faraha ka batay lahaa iyo kii aan ogeyn wuxuu caawa ku casheyn lahaa meel uu ka keeno. Waala isla deganyahay waliba daris la yahay, maalqabeyn iyo saboolba, marmarna waliba ma kala kaseysid muuqaalkooda guud.

 

Laakiin mid ayee ka simanyihiin. Mid walba dalkuu tagay halqabsi u ah. Yanci adduunka dhan dalkaas lala simaa. Islaan reerka yaqaano jirtay oo halqabsi u ahayd Dubeey iyo Addisababa oo ahayd meesha kaliya qurbaha ka aragtay haddaan Nayroobi lagu darin. Marka halqabsigeeda wuxuu ku saleysnaa wax walba Dubeey lala simaa (badanaa Dubeey la amaanaa, oo meesha kale la yasaa), xataa haddee aragto wax telefashinka kasoo galaayo. Halqabsigeeda labaadna Addisababa ayee ahayd oo ay barbardhigto Afrikada kale, gaar ahaan Nayroobi. Labadaan meelood aad iyo aad loo amaanaa.

 

Wiil ayaana asagana jiray dalka Musambiik (Mozambique) toban sanadooyin ku noolaa. Asaga, of course, halqabeysi u ahayd Musambiik.

 

Mid kalena Marooko laga soo celiye halqabsi u ahayd. Qaboob hadduu jiro Marooko ka jiraa; haddee Carab qurxoon jiraan, Marooko ayee joogaan...

 

Bishii dhawayd mid aan naqaano Dubeey kasoo noqday, oo dhoofkiisa ugu horeeye ahaydna. No surprises of course, halqabsigiisa ugu weyn noqotay ciyoowba Dubeey. Dubeey saan waaye, Dubeey saas waaye...

_________________

 

Kusii darso waxaa Soomaalida Afrika joogo kusoo aragtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaad, maqaayada Soomaalida leedahay ee magaalada hoose Nayroobi ku taalo ma tagtay?

 

By the way, sawirka meesha soo saartay waa maqaayada Xamdi ee Toronto ku taalo. Cuntadooda, saxankoodaba, koobkooda cambaha iyo waliba miiskaas cuntada saarantahay waa wada aqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

MMA, aniga markaan Toronto imaaday waxaa halqabsi ii ahaan jirtay Holland iyo Soomaaliya. Marka halqabsigu waa iska caadi, qof walba meeshii uu daganaan jiray ama wadiinkii uu dhashay ayuu aduunka kale ku cabiraa amaba la barbar dhigaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;931792 wrote:
Carafaad, maqaayada Soomaalida leedahay ee magaalada hoose Nayroobi ku taalo ma tagtay?

 

By the way, sawirka meesha soo saartay waa maqaayada Xamdi ee Toronto ku taalo. Cuntadooda, saxankoodaba, koobkooda cambaha iyo waliba miiskaas cuntada saarantahay waa wada aqaan.

MMA, kamaan dhamaan jirin ba maqayadaha Somalida. Waxa tagi jiray maqaayadaha Xamdi, Salama, Rayan, Sagal. Maqayadaha Keniyaatiga maan tagi jirin ba. Waxa aan aad uga heli jiray, vieuw'gooda fiican, cuntada macaan, service kooda(dhalinyaro dhaqso badan), koobka shahooda oo waaweyn marka loo eego kuwa kale ee kenyatiga. Eastleigh waxa tagi jiray, Moonlight, Kilimanjaaro iyo kaa ugu jeclaa wuxu kasoo horjeeda Barakat Hotel, magacii waa ilooway. Laakinse wuu xirnaa marka tagay bishii Ramadan sanadkii hore.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Showqi, ii waran, widaay. Hollandese aan ku arko Schiphol airport dad nooc kale waaye. I use that airport all the time, laakiin the service people meeshaas joogo seem like kinda 'rude.' Kuwa xataa maqaayadahooda ka shaqeeyo inside the airport. But the airport itself is great, very well designed and well run.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;931796 wrote:
MMA, kamaan dhamaan jirin ba maqayadaha Somalida. Waxa tagi jiray maqaayadaha Xamdi, Salama, Rayan, Sagal. Maqayadaha Keniyaatiga maan tagi jirin ba. Waxa aan aad uga heli jiray, vieuw'gooda fiican, cuntada macaan, service kooda(dhalinyaro dhaqso badan), koobka shahooda oo waaweyn marka loo eego kuwa kale ee kenyatiga.

Maqaayadda Rayaan downtown Nayroobi ku taalo maa tagi jirtay? I thought it was overtly cafe, not a real maqaayad. Xildhibaanada iyo xildhibaano ku sheega meeshaas lagama waaye. I think it is where a certain SOLer gets his daily dose of fadhikudirir in Nayroobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;931800 wrote:
Maqaayadda Rayaan downtown Nayroobi ku taalo maa tagi jirtay? I thought it was overtly cafe, not a real maqaayad. Xildhibaanada iyo xildhibaano ku sheega meeshaas lagama waaye. I think it is where a certain SOLer gets his daily dose of fadhikudirir in Nayroobi.

Waxaa joogay bishii ramadan Nairobi, markaa waa ka afuri jirnay Rayaan. aad ayee u fiicneed, xarunta fadhikudirirka ee Mooge ma meshaas baa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;931797 wrote:
Showqi, ii waran, widaay. Hollandese aan ku arko Schiphol airport dad nooc kale waaye. I use that airport all the time, laakiin the service people meeshaas joogo seem like kinda 'rude.' Kuwa xataa maqaayadahooda ka shaqeeyo inside the airport. But the airport itself is great, very well designed and well run.

MMA, Alxamdulilaah sxb xaaladu waa dhag dhag.

 

Waa runtaa normally the North Americans have better costumer service attitude then the Europeans. A North American person will do anything to satisfy their costumer. I have seen both sides.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

MM, I'm going there in a month Insha-Allah. Even though I'm familiar with the place very well its been close to fifteen years last I saw Eastleigh. Maarka where is the favorite spot to rent a hotel with a good security and I can pray my prayers in the mosque within a walking distance? I have brothers with their own houses in Park road and Kariakor, but I refused to stay in their place. I got used to my own space.I'm looking forward to meeting friends and families.I only have a month so I'll see how many places I can visit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Kaka, Naweza kupendekeza Hoteli ya Royal katika Eastleigh. Nilikaa huko mwisho Agosti, na tu payed 20 dola usiku, chumba yangu ilikuwa karibu na maarufu mwimbaji Nimco Dareen. Ilikuwa kabisa chama huko. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Carafaat, ileen swahiliga waat taaqaan...I'll check that Royal out.I'm not familiar with anything after the 90's..Am guessing the place changed alot..Heck I may not even understand their Swahili lo.....I want to stay in a place with a Islamic feeling probably owned by Sheikhs or decent folks Insha-Allah....

Share this post


Link to post
Share on other sites

STOIC;931812 wrote:
MM, I'm going there in a month Insha-Allah. Even though I'm familiar with the place very well its been close to fifteen years last I saw Eastleigh. Maarka where is the favorite spot to rent a hotel with a good security and I can pray my prayers in the mosque within a walking distance? I have brothers with their own houses in Park road and Kariakor, but I refused to stay in their place. I got used to my own space.I'm looking forward to meeting friends and families.I only have a month so I'll see how many places I can visit.

Marka hore safar salaama kuu rajeynaa. You may be familiar the Islii of circa 1997/98, but the Islii of today is completely different. Even if you were last there in 2005, it looks practically different.

 

Islii has three 'upscale' hotels, namely Grand Royal, Nomad Palace iyo Diamond Palace -- all Soomaali owned. Diamond Palace was opened earlier this year. Grand Royal ugu wanaagsan, though its location is questionable since in front of it ka baxaan basaska NFD aado. Very busy location. All three hotels are on 12th Street, Diamond Palace and Grand Royal on very prime locations at the First Avenue roundabout. The two have free WiFi, though a bit slow.

 

Also check Kilimanjaro restaurant, just across from those two hotels. Safar salaama mar kale. Don't hesitate to share what you find in Islii on here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this