Sign in to follow this  
Che -Guevara

Kismayo talks collapse says Somali government

Recommended Posts

Carafaat   

Baashi, The Federal Goverment has many diffrent options here. If I were to advise Hassan Sheick on his next move, then I would definetly suggest to divide and rule by appointing Provincial administrations for each Gobol (Bak, Bakool, Gedo, Middle Juba, Lower Jubba, Lower Shabbele, etc) loading them with cash and some military muscles. This way you can appoint many more 'locals' to diffrent positions and knowing how clannish our folks are, it will definetly work to create administration that are close to the people and have grassroot support.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;931793 wrote:
Baashi, The Federal Goverment has many diffrent options here. If I were to advise Hassan Sheick on his next move, then I would definetly suggest to divide and rule by
appointing Provincial administrations for each Gobol
(Bak, Bakool, Gedo, Middle Juba, Lower Jubba, Lower Shabbele, etc) loading them with cash and some military muscles. This way you can appoint many more 'locals' to diffrent positions and knowing how clannish our folks are, it will definetly work to create administration that are close to the people and have grassroot support.

SPOT on carafaat thats the way forward i think hassan culusow sees that is about to do that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashi;931791 wrote:
This much was known and expected. There is no news here. The tidbit folks of that neck are waiting is President Hassan's next move.

Baashi,

 

The president is still in Qatar (or may be in Dubai). The challenge for him is can he lead. And by lead i mean can he accept the realities on the ground and move the country forward. He has made bad, very bad political choices and needs to step back and see the big picture of where the country is

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

i haven't had enough sleep last few nights in nairobi my team was on the phone organizing Juba stakeholders to spit on Saacid lahayste's face. we finally succeeded. thanks to everyone who made this project happen. like i said, Jubba has moved on and the train is not going to be stopped for anyone.

 

i should make one thing clear. the rights of minority clans will be protected, so there should be no worries about that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^You are a warrior Mooge, that much is clear. I :D too was holding the fort against invading separatists who though they are mere onlookers in this epic political conflict made no secret who they wish to prevail :D

 

Tell us more the next steps ...

 

P.S: I heard the Gedo stakeholders came out forcefully in the defense of this conference, a development that caught the PM and his team by surprise I must imagine

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xiinfaniin;931804 wrote:
^^You are a warrior Mooge, that much is clear. I
:D
too was holding the fort against invading separatists who though they are mere onlookers in this epic political conflict made no secret who they wish to prevail
:D

 

Tell us more the next steps ...

 

P.S: I heard the Gedo stakeholders came out forcefully in the defense of this conference, a development that caught the PM and his team by surprise I must imagine

xiin, the biggest concern for the ducks as I call these Eagle haters is that they mistakenly see the Eagle clan in every direction they look. little did they know that the Eagle clan is working towards the advancement and the improvement of the lives of all Somalis. there is no particular agenda based on dummb old clan . we want every citizen of somalia to have a fair shot and for everyone's rights to be respected ninyoow. that is what every oday, businessman, educator from the Eagle clan in nairobi talks about. the last time i saw a meeting about specific clan agenda was a long long time ago. yesterday we were talking about how the bajuni minorities will be respected. tomorrow we will have talk with few other minority clan members. this is how things are happening in nairobi ninyoow.

 

somali people need to wake up. peace is for everyone's benefit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Waranle_Warrior;931807 wrote:
Lool@Mooge is in Kismaayo, waryaa what are you doing there, get the heck out of there no fadhi kudirir needed but real politics and setting up administration.

ninyoow, shaqo weyn ba tala nairobi. hada ogan lahayd howshan hayno, haka so tegin nairobi bad oranlahayd. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge;931822 wrote:
ninyoow, shaqo weyn ba tala nairobi. hada ogan lahayd howshan hayno, haka so tegin nairobi bad oranlahayd. lol.

Jubbaland ma maqaxiyada nairobi ba laga haga, waxay kooxda Abwaan iyo Culusow ku doodayan marka waxba ka jira eh:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa nafaqo dibad joog, tii ugu fiicnayd thank you mooge

Wada hadaladii ma burburin wali rajo fiican baa jirta sadex maalmood bay qabsadeen jabhadda kenyaatiga la socota.

 

Raysul wazaaruhuna wuxuu ugu jawaabay take you time xataa 20 cisho shir aysan dawladu hormuud ka hayna waa shimbirayahow heesa

 

Tanaasul fiicana waa muujiyay asagoo madoobe u sheegay inuu gudoomiyaha kismaayo noqdo mudo lix bilooda inkastoon aan shakhsiyan aamin sanahay kismaayo iska daaye inaan xataa doon jabtay lagu aamini karin si kalsooni fiican loo helo

 

Gobalada kalana gudoomiye mid walba loo magacaabo si la mida wada shaqayn u dhex marto la xoreeyo inta maqan ka dibna shirweyne balaaran oo sharci ah laysugu yimaado shacabkuna masiirkooda u helaan ayagoo dawladooda aan hor jooge usii marayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Dadka reer Jubbaland wax aan sharci ahayn loo yeerin maayo dowladu waa inay ogaataa wadanku inuu federaal yahay, hadii uu diidana waa lafadsiini cid uu Hassan Culusow iyo Dowlada maganta AMISON ugu ah Xamar ay wax kabadali kartaa majirto, AMISOM Kismaayoba waa joogaan.

 

Sharciga halagu kala baxo dowladuna haku dhaqanto sharciga wadanka udagsan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia oo ka warbixiyay Natiijadii kasoo baxday Wadahadalladii Kismaayo (SAWIRRO)

 

Jimco, Maarso 29, 2013 (HOL) — Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo wafdigii uu hoggaaminayay oo gellinkii dambe ee maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho, ayaa warbaahinta uga warbixiyay natiijada kasoo baxday wadahalladii Kismaayo iyo kulamadii uu la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo.

 

Ra'iisal Wasaaraha ayaa sheegay in muddadii koobnayd ee Kismaayo ay ku sugnaayeen ay ka gungaareen ujeeddadii safarkooda, isagoo xusay inay si dhab ah u dhageysteen una ******** xaaladda dhabta ah ee Kismaayo ka jira, wuxuuna sheegay inay gaarsiiyeen fariinta dhabta ah ee ay dowladdu u waday.

 

“Waxaan ogaannay in dadka ku nool Kismaayo iyo dowladda uu ka dhexeeyo xiriir wanaagsan, raallina ka yihiin imaatinka dowladda," ayuu yiri Saacid oo intaas ku daray inay ku camal fali doonaan dhaqan-gelinna doonaan fariimaha shacabka.

 

Maamulka Kismaayo:

 

"Si kooban haddaan u taabto waxyaabihii aanu kusoo aragnay, Kismaayo waxaan ka jira maamul si deg-deg ah loo sameeyay, markii dadkii nabadda diidanaa laga saaray halkaas, waana u kuur-galnay, waxaana la shaakeystay guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa, sida uu u dhisan yahay, waxyaabo badana waan u kuurgalnay, waxaana noosoo baxday inuu u baahan yahay in muddo gaaban gudaheeda si dhameystiran dib loogu eego, raalli ayaanse ka nahay," ayuu yiri ra’iisul wasaaraha oo ka hadlay maamulka Kismaayo.

 

Shirka Kismaayo:

 

"Waxyaabaha kale ee aanu kusoo aragnay Kismaayo, waxaa ka mid ah shir-weyne ka socda Kismaayo oo ay qaban-qaabiyeen dad Soomaaliyeed oo runtii iskood u dadaalay, shirweynahaas danta ay u qal-qaaliyeen markii aan weydiinnay waxay noogu sheegeen inay ku dhisayaan maamulka Jubbaland oo mustaqbalka la filayo, runtiina waan u kuur-galnay waana dhegeysannay, dabcan waxaan bogaadinaynaa marka dhibaato timaaddo qaabka loo wajahayo inay tahay qaab dadka ka billowda, kana tashada aayahooda, hase yeeshee waxaan si cad ugu sheegnay dadweynaha iyo madaxda Kismaayo qaarkood, inay quman tahay in xal lag doono dadka dadka gudihiisa,” ayuu mar kale yiri ra’iisul wasaaraha.

 

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri: "Qaabka shirka loo diyaarinayay ma aha mid waafaqsan sida aan ugu talogalnay in maamul goboleedyada loo dhiso, marka aan sidaasi leeyahay, waxaan uga danleeyahay, marka la sameynayo maamul goboleed waxaa hoggaaminta dowladda iska leh dowladda, iyada ayaana iska leh xaqiijinta sida loogu dhan yahay, laakiin go'aan-ka-gaaridda dadka ayaa iska leh."

 

"Shirkaas waxaa ka maqnaa wax badan oo ay ka mid tahay shuruuc, doorkii dowladda iyo xaqiijinta," ayuu mar kale yiri isagoo tilmaamay in shirkani ay qayb ka yihiin dad wanaagsan oo dowladnimo doonaya, balse qaabkan ma ahan sida lagu gaari karo xalka,” ayuu warkiisa ku daray isagoo raaciyay: "Shirkaas waxaa kasoo baxaya ma noqon doono mid shacabka gaarsiinaya maamul rasmi ah oo la aqoonsado, maadaama bilowgiisa uu yahay mid aan waafaqsanayn dastuurka dalka."

 

Arrinta maamulka isagoo kasii hadalaya ayuu yiri: "Waxaan soo jeedinay in shirkaas hoggaankiisa lagu wareejiyo dowladda, si ay u waafajiso tallaabada lagu gaari karo dowlad-goboleed, inta ay ka saxmayaan shuruudahaas si loogu bedelo shirka dib u heshiisiin, maadaama taariikhda Jubbooyinka marka la eego dadku ay u baahan yihiin dib u heshiisiin dhab ah."

 

"Maanta markii aan soo tagaynay, waxay maamulku codsadeen in la siiyo muddo saddex maalmood gudahood ah ay jawaab cad bixin doonaan, laakiin anigu markaan eegay duruufaha faraha badan ee muuqda, waxaan soo jeediyay in xitaa 20 maalmood ay ay qaataan haddii aysan dhib ku ahayn, laakiin iyagaa qabsaday saddex cisho waana ka dhur-sugeynaa," ayuu yiri ra’iisul wasaaraha.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidanka Xoogga ee Kismaayo Jooga:

 

"Magaalada Kismaayo waxaan kusoo aragnay qaybo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo qayb weyn ka qaatay sidii looga sifeeyay nimankii caddowga ahaa ee haysan jiray gobolka, runtiina waxay ku nool yihiin duruufo adag, iyagoo muddo dheer aanan wax mushaar ah qaadan, aad baana ugu haynaa qalbi wanaagsan, duruufta ay ku shaqeeyeen mid aad u adag ayayna ahayd, waxaana jecelnahay in aanu uruurinno, una fududeyno sida ay waajibaadkooda u gudan lahaayeen".

 

Ciidanka AMISOM ee Kismaayo:

 

"Kismaayo waxaa jooga ciidanka AMISOM oo qayb ka qaatay xoreynta gobolladaas, iyagoo kaashanaya ciidamadeenna, waana u mahad-naqeynaa, joogistoodana waa mid loo baahan yahay, waxna kama qabno in maamulka ay lasii shaqeeyaan inta uu ka imaanayo maamul sal-balaaran," ayuu mar kale yiri.

 

Dadka Reer Kismaayo:

 

"Waxaan rabaa inaan caddeeyo, inaanu maqsuud ka nahay sidii Kismaayo naloogu soo dhaweeyay iyo sidii naloo soo sagootiyayba, waxaana xaqiiqo noo noqotay in dadka Kismaayo oo duruuf adag iyo taariikh dagaal sokeeye soo maray ay diyaar u yihiin inay dawladdooda daba-istaagaan oo ay qayb ka qaataan horumarrada socda," ayuu hadalkiisa kusoo gabgabeeyay.

 

Ugu dambeyn, ra'iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa xusay inuu sii wadi doono safarrada ay xukuumaddiisu ku kala bixinayso gobollada dalka si ay ugu kuur-galaan xaaladaha nololeed, siyaasadeed, amni, dhaqaale iyo horumar ee bulshada Soomaaliyeed.

 

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online

maxuseen@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this