Sign in to follow this  
Mintid Farayar

Current Somaliland Foreign Policy - A Rudderless Ship?

Recommended Posts

Dawladaha Imaaraadka Iyo Qatar Oo siyaasad kala fog u wajahay Somaliland Iyo Soomaaliya

March 22nd, 2013 Comments Off

 

Hargeysa (Somaliland.Org)-Dawladaha Qadar iyo Imaraadka Carabta oo ka wada tirsan waddamada Khaliijka, ayaa siyaasad kala fog ku kala wajahay Somaliland iyo Soomaaliya, arrintan ayaa hadda uun u soo baxday dibada, iyadoo Dawladda Imaraadka Carabtu, ay diyaarad khaasa u soo dirtay Madaxweynaha Somaliland Axmed Silaanyo, oo la filaayo inuu maalinta Sabtida Ah ka dhoofi doono garoonka diyaaradaha ee Berbera una kicitimo Imaaraadka Cimraadka, siday warar xaqiiq ah ku heshay Shabakadda Caalamiga ah ee Somalilandtoday.com.

 

Dhinaca kale, Madaxweynaha dalka Soomaaliya, ayaa isna casuumad ka helay waddanka Qadar, isagoo maal maha soo socda si rasmiya uga degi doona dalkaas. Labadan Casuumadood ayaa u muuqda kuwo diirka ka qaadaya kala duwanaanshaha siyaasadda Somaliland iyo Soomaaliya. Dhinca kale Dawladda Qadar ayaa ilaa bilowgii ololihiisa ka hawlgashay Madaxweyne Xasan Shiikh, halka waddanka Imaraadka Carabtu wadatay Madaxweynihii hore ee Shiikh Shariif. Sidoo kale Dawladda Qadar waxay markasta tageero laxaad leh u fidisaa maamulka ay dhismihiisa wax ku lahayd ee Xasan Shiikh Maxamed, arrintan oo dadka la socday dhaq dhaqaaqa dawladda Qadar ee Soomaaliya ku tilmamaan, inay ka shaqeyeen wadaado u dhashay dalka Qadar oo xagga mabda’a diinta isku dhawayeen Xasan Shiikh.

 

Dhinca kale waddanka Imaraadka Carabta ayaa si weyn u badalay siyaasadiisi ku aadanayd Somaliland, iyadoo labadii sanno ee ugu danbeeyay, ay si weyn isugu soo dhawanayeen Xukuumadda Somaliland iyo Dawladda Imaraadku, Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland ayaa hore shir caalamiya ugaga qayb galay dalkaas, iyadoo markale ay safar ku tageen Saddex Wasiir oo Xukuumadda Somaliland ka tirsani, bishii hore.

 

Sidoo kale waxay labadii sanno ee ugu danbeeyay Xukuumadda Imaraadka Carabtu mashariico waa weyn oo xagga biyaha u badan ka fulisay waddanka Somaliland. Si kastaba ha ahaate casuumadan Madaxweynaha Somaliland ay hadda u fidisay Dawladda Imaraadku, oo ka heer saraysa sidaanu wararka ku helayno boqashooyinkii uu hore ugu tagay dalkaas, waxay waji cusub u furaysaa xidhiidhka labada dal.

 

Geeska kale iyadoo saxaafadda qaar kood qoreen in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamed tagi doono dalka Imaraadka, ayaanu warar rasmiya ku helnay in maal maha soo socda uu Madaxweyne Xasan Shiikh ka dagi doono dalka Qadar. Si kastaba ha ahaate, mawqifyada kala fog ee labadan dal kula kala macamileen Somaliland iyo Soomaaliya, ayaa u muuqda mid faa’iido weyn u leh dhinca Somaliland, maadaama oo waddamada Carabta badankoodu ku dhegenayeen qadiyadda midowga dalkii laysku odhan jiray Soomaaliya.

 

Xigasho: Somaliland Today

 

http://www.somaliland.org/2013/03/22/dawladaha-imaaraadka-iyo-qatar-oo-siyaasad-kala-fog-u-wajahay-somaliland-iyo-soomaaliya/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne,

 

That seems to be the tactic if the trip materializes.

 

Some of the elites in Hargeisa never learn. The problem is not our Southern brethren when it comes to official recognition(iyaga cidna wax ma weydiiso, xataa waxa Xamar caawa lagu soo rogayo), but rather the united wall of opposition posed by the Arab world!

Hence, I fail to understand the back-and-forth trips to various Gulf Arab states in order to negotiate with Mogadishu(when the deck is already stacked against SL in those Arab capitals to begin with).

 

Below is a BBC Outline of Highlights from the Arab press this week. Headlining is a Syrian using the spector of a 'Somaliland' in northern Syria to scare other Syrians!

_____________________________________________________

 

Highlights from UK Arabic press 20 Mar 13

20 March 2013

BBC Monitoring Middle East

English

© 2013 The British Broadcasting Corporation. All Rights Reserved. No material may be reproduced except with the express permission of The British Broadcasting Corporation.

Al-Hayah Online in Arabic

 

1. Report on statement by Haytham Manna, leader of the Syrian National Coordination Body, criticizing the election of a prime minister for the provisional government saying it will lead to a "Somaliland" in the north. (450 words)

 

2. Report on the aims of Lebanon's Hizballah and Iran and the dangers their plans are posing for Lebanon. (1,000 words)

 

3. Article by Abdallah Iskandar saying the most important thing for the provisional government the Syrian opposition is forming is not to fall into the "Iraqi awakening" trap to please the Americans. (600 words)

 

4. Article by Jihad al-Khazin saying President Obama's visit to Israel is more a tourist rather than a state one and Israel wants him only to declare war on Iran. (800 words)

 

Al-Sharq al-Awsat Online in Arabic

 

1. Report saying Morocco has raised the security alert at its borders with Algeria and Mauritania to prevent the infiltration of jihadist elements from Mali. (600 words)

 

2. Report on the Saudi authorities' arrest of 18 Iranian spies, 16 of them Saudis, an Iranian, and a Lebanese, and the areas where they operated. (1,000 words)

 

3. Report on different reactions to the Iraqi cabinet's decision to postpone the provincial councils' elections in Al-Anbar and Ninawa Governorates. (600 words)

 

4. Report saying the Syrian regime and the opposition accused each other of using chemical weapons in Aleppo and on Free Syrian Army's denial of possessing Scud missiles or seizing any military base that has chemical weapons during the fighting with the regime's forces. (1,000 words)

 

5. Report on the difficulties facing the provisional government the Syrian opposition intends to establish when some Coalition members withdrew to protest the Muslim Brotherhood's imposition of their candidate to lead it and adding that the Free Syrian Army was dismayed by the results. (1,200 words)

 

6. Report on statements by James Moran, the EU ambassador to Egypt, denying that the EU's financial aid to Egypt was stopped and saying the EU does not support either the opposition or the Islamists. (600 words)

 

7. Article by Yusuf al-Dayni saying the Gulf countries already apprehensive of Iran's nuclear program should be worried by US President Obama's new language in his recent message to the Iranians promising them new relations if they complied with their international obligations. (1,000 words)

 

Al-Quds al-Arabi Online in Arabic

 

1. Report on the local reactions to the attributed Jordanian King Abdallah II's interview with the American magazine The Atlantic and his controversial remarks with one viewpoint seeing it as a coup by the king against the old guards and another view as part of a conspiracy against the monarchy itself. (1,200 words)

 

2. Editorial saying the Syrian opposition's formation of a provisional government following the French and British decision to arm it might close the doors to negotiated political settlement of the Syrian crisis and herald more bloody days ahead. (600 words)

 

3. Article by Chief Editor Abd-al-Bari Atwan commenting on the 10th anniversary of the US invasion of Iraq and admissions by Western officials that accusations that the Iraqi regime had weapons of mass destruction were falsified to justify the invasion all confirm that Iraq and the Arab nation are the target of a conspiracy against them. (1,000 words)

 

Sources: As listed

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Imaaraadka Carabta

 

Sabti, Maarso 23, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka imaaraadka Carabta, kaddib markii ay mas'uuliyiinta dalka ka heleen casuumaad rasmi ah.

 

Madaxweynaha iyo weftigiisa oo diyaarad khaas ah loo soo diray, ayaa maanta ka dhoofeen garoonka magaaladda Berbera, waxaanu madaxweynuhu sheegay in ujeedada safarkoodu tahay sii xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo imaaraadka Carabka, isla markaana casuumad rasmi ah ka heleen Isku tagga -Imaaraadka.

 

Sidoo kale, waxa madaxweynuhu sheegay in aanu ka qaybgaleen shir la sheegay in madaxda soomaalidda loogu qabanayo Imaaraadka Carabta ka hor inta aan shirka bisha May ee London lagu qabanayo aanay gaadhin.

 

Madaxweynaha oo la sheegay inuu dhawr maalmood joogi doono dalkaasi, ayaan la garan karin ujeedada rasmiga ah ee loogu casuumay, inkastoo warbaahinta guduhu ay maalmahan qorayeen in imaaraadka Carabka lagu kulansiinayo madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Soomaaliya si loo sii anbo qaado wada hadalkii u socday labadda dhinac, haseyeeshee madaxweynuhu si kooban waxa uu u sheegay inuu imaaraadka u tagayo sii xoojinta xidhiidhka ka dhexeeya labadda dhinac.

 

Si kastaba ha ahaatee, Imaaraadka Carabta ayaa Somaliland ka fulisay mashaariic ceel biyo ah u badan, waxanay usoo dirtay Riig lagu qodo ceelel, waxaanay imika la filayaa inay mashaariic kale oo xaga horumarka ay kala soo hadli doonaan mudada ay joogaan.

 

Madaxweynaha waxa safarkiisa ku wehelinaya, wasiirka Arrimaha dibadda, wasiirka Madaxtooyada, wasiirka Beeraha, wasiir ku xigeenka warfaafinta, Wasiir ku xigeenka Caafimaadka, gudoomiyaha xisbiga kulmiye, gudoomiye ku xigeenka Golaha Wakiiladda, Af hayeenka madaxtooyadda iyo marwadda kowaad Aamino Weris.

 

http://www.hiiraan.com/news/2013/Mar/wararka_maanta23-21341.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Culus Oo Uu Hoggaaminayo Oo u Kicitimaya Imaaraadka Carabta

March 23rd, 2013

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti culus oo Hoggaaminayo ayaa maanta u kicitimi doona dalka Imaaraadka carabta, ka dib markii uu ka helay marti-qaad rasmi ah dawladda dalkaasi, siday xalay ilo- xog ogaal ahi u xaqiijiyeen Somaliland.Org.

 

Madaxweynaha Somaliland waxa uu casuumad heerkeedu sareeyo u soo dirtay dawladda Imaaraadka carabta, waxaana socdaalkiisu salka ku hayaa sidii loo sii xoojin lahaa wax-wada qabsiga labada dal, waxaanay dawladda imaaraadka Carabtu weftiga Madaxweynaha u soo direen diyaarad khaas ah, waxaana maanta lagu wadaa inay ka dhoofaan Madaarka caalamiga ah ee Magaaladda xeebta ku taalla ee Berbera.

 

Sidaanu warka ku helay waxa weftiga madaxweynaha xubno ka ah Wasiirka Madaxtooyadda Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Maaliyadda Mudane C/Casiis Maxamed Samaalle, Wasiirka Beeraha Mudane Faarax Cilmi Geedoolle,Wasiir Ku xigeenka Warfaafinta Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiirka caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Afhayeenka Madaxtooyadda Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul iyo Marwadda koowaad ee Somaliland Marwo Aamina waris Sh. Maxamed Jirde.

 

Safarka Madaxweynaha Somaliland waxa uu noqonayaa socdaalkii sadexaad ee uu ku tago dalka imaaraadka carabta tan iyo markii uu la wareegay xafiiska 27-kii July 2010-kii. Dalka Imaaraadka carabtu waxa uu Somaliland ka fuliyay mashaariic horumarineed oo ku wajahan horumarinta biyaha iyagoo ceelal badan ka qoday qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland, iyadoo sanadkii tagayna ay xukuumadda Somaliland iyo dawlada Imaaraadku ku heshiiyeen qorshe lagu casriyayn doono Marsadda Berbera.

 

Cumar Maxamed Faarax

Somaliland.Org/Hargeysa

cumarmfaarax@hotmail.com

 

http://www.somaliland.org/2013/03/23/madaxweynaha-somaliland-iyo-wefti-culus-oo-uu-hoggaaminayo-oo-u-kicitimaya-imaaraadka-carabta/

 

Note: This Somaliland.org version of the trip doesn't include a disclaimer re: not attending any meetings with Mogadishu while in the Emirates. I found it interesting that Hiiraan Online mentioned such a statement while the local pro-administration Somaliland portal didn't. Just an observation...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shortly after writing the above posting, Somaliland.org decided to post a further article listing some of Pres. Siilaanyo's 'questions and answers' at the Berbera airport before embarking for the Emirates.

Read below:

 

______________________________________________

Madaxweynaha oo la weydiiyay inay dawlada imaaraadka carabta ka wada hadlayaan qodobadii ay hore uga wada hadleen iyo inuu jiro qodobo cusub oo ay ka wada hadlayaan labada dhinac, waxaanu yidhi “Wixii hore looga wada hadlay iyo wax cusub-ba waa laga wada hadli doonaa inshaalaahu Tacaalaa. Waxaanu socdaalkayagu qaadan doonaa laba illaa sadex cisho.”

Madaxweynaha Somaliland oo jawaabayay su’aal la xidhiidhay inay la kulmayaan madaxweynaha Soomaaliya iyo in kale, waxaanu kaga jawaabay “Balan naloo balan qaaday oo la yidhi cid baad la kulmaysaan ma jirto, wax meesha ku jirana ma aha.”

“Annaguse haddii aanu cid la kulmayno wixii danta Somaliland ku jirto ay meel walba waanu ka sheegaynaa. Dantayadda waanu ka hadli karnaa. Laakiin wax naloo sheegay iyo wax naloo balan qaaday midna ma jirto,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo.

_______________________________________________

 

http://www.somaliland.org/2013/03/23/madaxweyne-siilaanyo-oo-ka-hadlay-qodobada-ay-ka-wada-hadlayaan-dawladda-imaaraadka-carabta/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ngonge,

 

I guess it's a matter of perspective, xaaji. If you look at the passages highlighted in my previous post above, you'll see an admitted ignorance of significant portions of the trip's agenda by the highest levels of the administration(Laakiin wax naloo sheegay iyo wax naloo balan qaaday midna ma jirto,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo.). A truely rudderless ship when it comes to the foreign portfolio. Let me say though(in case you're smelling something else in the critique) that this was a trait of all Somaliland administrations since Egal's days. Our elites are stuck in a world viewpoint of bygone decades without properly understanding the changing dynamics of the 21st century. Hence, SL administrations are always in reactive mode to changing geopolitical landscapes in the region.

 

P.S. In fairness, SL's political elite specialty/excellence is in the internal Somali dynamics of balancing the various interests within Somaliland. In that area, SL elites have no equal in the Somali peninsula or the whole Horn, for that matter.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The inclusion of the Deputy Speaker of the National Assembly Baashe Mohamed Faarah in the Presidential Delegation is a worrisome sign of what might be on the agenda of this trip.

 

The politically cognizant among SL watchers will know what I mean by that observation.

 

 

 

 

269350_10200163283617804_389867172_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not to mention if a certain unmentioned talks do take place, it's useful to have a certain disputed constituency present for reasons of 'optics'. Not that I have a problem with that, but at least be honest with the public regarding the forthcoming agenda.

 

Note: This is pure conjecture on my part since our administration is keeping us in the dark re:this mysterious trip

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this