Sign in to follow this  
Saalax

Somalia government to give citizenship to people of Italian father Koonfurian descendants

Recommended Posts

Saalax   

Dawladda Somaliya Oo Jinsiyado Siinaysa Somalida Iska Dhalka Ah Ee Talyaanigu Ka Tagay

 

9pS5fUP.jpg

Muqdisho (Ramaas) Mar 21,2013 – Dawladda Somaliya ayaa wada qorshe ay dhalashooyin ku siinayso Somalida iska dhalka ah ee dalka dibadiisa iyo gudihiisa ku dhaqan.

 

Fadhigii Golaha Wasiirrada Dawladda Somaliya ee maanta oo uu guddoominayey rayal-wasaaraha Somaliya, ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray lagu sheegay in golaha wasiiradu kaga wada hadleen qorshe dib u dejin loogu samaynayo Somalida iska dhalka ah, sida Somalida ay aabayaashood Talyaaniga ahaayeen, hooyooyinkoodna Somalida, kuwaasi oo golaha wasiiradu sheegeen in qaar badan oo ka mid ah dadkaasi ay uga yimaadeen codsiyo la xidhiidha in la siiyo dhalasho.

 

War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in wasiirka Wasaarada warfaafinta dawladda Somaliya uu golaha wasiirada faahfaahin ka siiyay qorshaasi “Wasiirka Warfaafinta ayaa xusay in Golaha Wasiiradu ka hadleen codsiyo ay soo jeediyeen dad Soomaali ah kuwaasoo doonaya inay helaan Jinsiyadda Soomaaliga iyo weliba Baasabooro, maadaama aabayaashooda ay Talyaani ahaayeen hooyooyinkoodana Soomaali” ayaa lagu yidhi waxaanu intaa ku daray war-saxaafadeedku “Wuxuuna xusay in dib loogu dhigay inta laga meel marinayo sharciga Jinsiyaddaha, kadibna laga gaadhi doono go’aan.”

 

Qorshahan ayaa la sheegayaa in sidoo kale ay qayb ka tahay in dhalashooyin la siiyo carruurta ay dhaleen ragga ajaanibka ah ee haweenka Somaliyeed guursaday, kuwaasi oo aan ku koobnayn oo kaliya Talyaaniga.

 

 

 

 

 

Ramaasnews Desk

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^This is not true.

 

The ministries discussed of what to do about citizenship requests coming from Somalis living from various regions in the world, and decided to wait for the pending clarification on the law of citizenship.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

The way they put this is incorrect. the council of Ministers simply "discussed" the issue and shelved it till the Citizenship law is passed by parliament. They cannot give Citizenship to anyone other than a full blooded Somali at the moment!.

 

Ramaasnews is fast becoming a farce

Share this post


Link to post
Share on other sites

How can you give half breed a citizenship, that isn't right, he is not Somali , Somali society is a paternal society just because your mother is a Somali doesn't make you one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Odey;929069 wrote:
The way they put this is incorrect. the council of Ministers simply "discussed" the issue and shelved it till the Citizenship law is passed by parliament. They cannot give Citizenship to anyone other than a full blooded Somali at the moment!.

 

Ramaasnews is fast becoming a farce

Even if the father is Somali???

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey;929069 wrote:
The way they put this is incorrect. the council of Ministers simply "discussed" the issue and shelved it till the Citizenship law is passed by parliament. They cannot give Citizenship to anyone other than a full blooded Somali at the moment!.

 

Ramaasnews is fast becoming a farce

Odey, you should by now be accustomed to the new habit of our Northern brothers. One appreciates their newly found interest in 'Soutthern' politics, however one wishes they could have been better informed .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Obviously I know that Xaaji, but Odey said only full-blooded somalis can get citizenship at the moment, hence my question.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wadani we cant know for sure how Koonfurians deal with this issue but in Somaliland you are a Somalilander if you are descendant of a person from Somaliland paternally. Hadi kale ilma Tyrese ba ina sheegaan doona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Xaaji Xunjuf;929086 wrote:
Wadani we cant know for sure how Koonfurians deal with this issue but in Somaliland you are a Somalilander if you are descendant of a person from Somaliland paternally. Hadi kale ilma Tyrese ba ina sheegaan doona.

looooool @ ilma Tyrese.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;929088 wrote:
Any future Somali State should encourage immigration and promote multiculturalism.

 

A nation as small as the Somalis will be washed away if they promote Multiculturalism shaw che shabaabta wuxu ku tageera pakistanta iyo afganistanta iyo qolyahaas oo dhan bay ku so dabaalayaan Somalia:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this