Sign in to follow this  
Saalax

President Ulasow upset over President Siilaanyo Turkey visit

Recommended Posts

Saalax   

Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Dawlada Muqdisho Iyo Turkiga, Ka Dib Booqashadii Madaxweyne Siilaanyo.

 

Hargeysa(Ramaas) Mar.20, 2013 - Wararka ka imanaya xarunta madaxtooyada Villa Soomaliya ee Muqdisho ayaa sheegaya in uu soo shaac baxay warar maalmahan la hadal hayey oo sheegaya in dawlada Soomaliya ka cadhootay booqashadii iyo casuumadii tooska ahayd ee uu Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo ka helay dalka Turkiga iyo sidii loogu soo dhaweeyey dalkaasi ay la xumaatay xukuumada Soomaliya, kaas oo la ogaaday ka dib markii shalay uu qaabili waayey Madaxwaynaha Soomaliya safiirka dawlada Turkiga u fadhiya Magaalada Muqdisho, isla markaana ay ku qaadatay 3 saacadood in uu ku dul caajiso fadhiga Madaxtooyada, isla markaana uu iskaga huleelo markii uu arki waayay masuliyiintii u sareeyay, taas oo waji gabax ku noqotay safiirkii Turkiga ee Muqdisho fadhiyay. Dhacdadan ayaa muujinaysa warar maalmahan la hadal hayey oo ku saabsanaa in dawlada Soomaliya ay bilaabayso inay dagaal diblamasiyadeed la galayso Somaliland, taas oo haatan soo shaac baxay. Dawlada turkiga ayaa Soomaliya ka badbaadisay macaluushii ka taagnayd dalkaasi, isla markaana indhaha caalamka ku soo jeedisay markii uu Muqdisho yimi Raysal Wasaaraha Turkiga, kaas oo noqday masuulkii ugu cuslaa ee reer Yurub sida daacada ay ka tahay wax ugu qabtay dalka Soomaliya, kaas oo wakhtigaa uu booqashada ku marayay Somalia ku caawiyay lacag dhan $3200m halka maanta uu ka yahay $2200, kaas oo dalka ay ka shaqeeyaan 15 hay’adood oo Turki ah, oo wax ka qabta qaybaha caafimadka, waxbarashada, dhismaha iyo wadooyinka. Waxaana Turkigu Muqdisho Ku leeyahay sumcada ugu sareeysa ee Somaliya wakhtigan xaadirka ah looga hayo. Ma jirto ilaa hada cid ka hadashay dhacdadan ka dhacday xarunta Madaxtooyada, taas oo noqonaysa sida degdega ay ka muuqato ama cadaawada uu Madaxwayne Xasan Sheekh u hayo Somaliland. Dhinaca kale waxaa lagu soo waramayaa inuu jiro wada shaqayn la’aan ka dhex taagan, isla markaana isku afgaran laayihiin Qaramada Midoobay iyo hay’adaha caalamiga sida loo maamulayo deeqaha ay ku soo qaadeen magaca Soomaliya, kaas oo dawlada Soomaliya bilowday in ay cuna qabatayn ku soo rogto qaabkii ay dalka ku maamuli jireen, waxa kale oo iyana la sheegaya in uu jiro khilaaf ku wajahan maamul samaynta Kismaayo in ay soo dedejisay ka bixitaanka ciidamada Itoobiya oo ka walaacsan maamulkaa Kismaayo dawladu haatan doonayso in ay shir gudoomiso, hawshana ay maamusho. Dhanka kalena waxaa la sheegayaa in AMISOM iyo dawlada Soomaliya uu jiro isfahan la’aan soo kala dhex gashay, ka dib markii muddada loo kordhiyey joogitankoodii Soomaliya, waxana ay danaynayaan sida la sheegayo in isbedelada ciidamada lagu sameeyey ay doonayaan in madaxda ciidamada laga simo bedelkooda oo aan qaar keliya la bedelin.

 

Ramaasnews Desk

Hargeisa.

Xig.: Haatuf

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

So this is the way Somaliland wants the attention of thepresident?, he doesnt even have time for you!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

^ Attention!! For what? Somaliland is too busy to care about the governor of Mogadishu who can not even step out of his bunker without the armed escort of foreign armies.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

This story is probably a fake. However, the cold war between SL & Somalia has already started and I expect to see lots of similar stories in the news in the days to come (some true and many fake). So much for Hassan Sheikh's "no diplomatic pressure" pledge. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Tallaabo;928567 wrote:
^ Attention!! For what? Somaliland is too busy to care about the governor of Mogadishu who can not even step out of his bunker without the armed escort of foreign armies.

Hasaan sheikh ignores anything "Somaliland" yet represents them around the world anyway, and Boom!, all the Somaliland Websites are printing rubbish stories about Hassan sheikh being upset with silaanyo like this one above. How may I ask did they know he was angry?. did they for instance have spy cameras in Villa somalia, given that they have no contact in the Villa? (Sorry!, I forgot the Somaliland Intelligence was so good, they had spy cameras in the good president's bedroom and recorded him having nightmares about the great Silaanyo!),

 

Secondly, have you forgotten that Turkey actually delivered a real message of of " You are part of Somalia" and "we will not support

secession" ?.

 

Now ,why in the world would the Good president Of Somalia be angry about a holiday the Governor of Somaliland took in Turkey in search of a good Doner Kebab?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;928606 wrote:
This story is probably a fake. However, the cold war between SL & Somalia has already started and I expect to see lots of similar stories in the news in the days to come (some true and many fake). So much for Hassan Sheikh's "no diplomatic pressure" pledge.
:D

Never trust the Koonfurians who smile all the time and those who sweet talk

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

There is no cold War (it implies nations). There is only the Legitimate Government of Somalia and one of it's provinces!. You can deny it all you want, it is a fact:cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

The legitimate goverment of Somalia guarded by 19.000 African union troops. But i do agree there is no cold war between SL govt and Hasan culusow well atleast not now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Waryaa Xaaji, subax, galab iyo saq dhexe waad soo taagantahay ee orod oo seexo! Arigii Qayilayey ee Hargeisa xitaa waa seexdeen saaxib!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Xaaji Xunjuf;928807 wrote:
Dadku markay jawaab wayaan bay xaajiga ku mashquulaan:D

;);)

 

Arigii ayaa soo dacwoodey saaxiib ee soo seexo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this