Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Gran Sultan of Hargeisa calls for the end of secession in SL and to embrace Somali fedaralism

Recommended Posts

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo soo jeediyey inay Somaliland qaadato Faderaalka Soomaaliya

Comments (0) | Write Comment

 

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

 

Hargeysa(RBC):- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa soo jeediyey inay habboon tahay in Somaliland ay qaadato nadaamka faderaalka ah ee Soomaaliya, maaddama oo caalamku diiday inuu aqbalo gooni-isu-taagga ay ku dhawaaqday 1991-kii, inay Soomaaliya kaga go’day.

 

Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir waxa uu ku taliyey inay isu-yimaaddaan Siyaasiyiinta, Aqoonyahanka, Culimada iyo Madaxda dhaqanka Somaliland, isla markaana ay ka taliyaan xalka Somaliland halka uu ku jiro mustaqbalka, wax cadna lagu wada heshiiyo Soomaaliya, beesha caalamkuna ay goob-joog u ahaato waxa lagu heshiinayo.

 

Waxa uu Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo arrintaa ka hadlayaa yiri; “Waxaan soo jeedinayaa inaynu faderaalka qaadanno, waayo? Haddii waxaynu doonaynay ay socon waayeen oo caalmku innaga diiday I iinyo looma baahna, wax soconayana maaha. Markaa immika waxaan qabaa mar ayaa innoo hadhay, markaasina waa inay Somaliland aoonyahankeeda, siyaasigeeda, Culimadeeda iyo Madax-dhaqameedkeeda iyo cid kasta oo aqoon la bidayaa intay isu yimaaddaan ay ka taliyaan sidii loo samayn lahaa shuruudo adag oo lala hortago Soomaaliya oo ay beesha caalamkuna goob-joog ka ahaato oo ay teenna dhagaystaan, oo aynu caddaynu inaynu nahay laba dal oo markii hore isku biiray, haddana kala noqday.”

 

“Immikana u diyaar ah inay wax kala qortaan oo ay nidaam dunidu ka marag tahay oo cad ku heshiiyaan. Weliba waa in aan xilliga ay taasi dhacayso aynaan qaadan wax cid kale innoo qortay oo ay ka talisay ee waa inaynu teenna ku-meel-marnaa oo ay halkaa ka soo baxaan siyaasiyiin reer Somaliland ah oo wax iska celinaya oo dadkooda wax u goyn kara. Markay intaasi dhacdo ama faderaal aynu awoodda leenahay ayaa la isugu iman doonaan ama dawladdeenna aynu haysan. Laakiin, haddii waxeennii socon waayeen looma baahna inaynu iska fadhino oo aynu I-iinyo wax kastaba kaga jawaabno.” Sidaa ayuu yiri Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo u warramay mid ka mid ah Wargeysyada Hargeysa ka soo baxa caddadkiisii maanta oo Sabti ah soo baxay.

 

Waa markii ugu horreysay ee Suldaan Maxamed si cad u soo jeediyo inay Somaliland oo 18-kii May 1991-kii ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya oo ay ka mid ahayd qaadato nidaamka faderaalka ah, maaddaama oo ay beesha caalamku illaa waqtigan aanay siinnin aqoonsi buuxa oo la xidhiidha madax-bannaanida ay ku dooddo inay qaadatay Somaliland.

 

RBC Radio

 

Xafiiska wararka ee Hargeysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I doubt this story is true because non of the Somaliland websites are mentioning it , and even if it was it would not change anything do you know how many times this guy spend in prison because he took part of the carta conference back in 2000. No one takes ina dhabeye serious when it comes to politics, he is not like his grandfather oo talo goyn jiray.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa soo jeediyey inay habboon tahay in Somaliland ay qaadato nadaamka faderaalka ah ee Soomaaliya, maaddama oo caalamku diiday inuu aqbalo gooni-isu-taagga ay ku dhawaaqday 1991-kii, inay Soomaaliya kaga go’day.

A wise old man once said to me 'those who don't grow up, are likely to grow lonely' :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle are you that desperate to have Somaliland , cant Somalia survive with out Somaliland:D

 

Somaliland will not change its stands on its statehood not now not in 100 years not in 1000 years.

 

When will people get it

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This is a devastating blow to the legitimacy of Somaliland's secession ambitions, will they lock him up like King of Somaliland Buurmadow? I do not think so!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;927342 wrote:
This is a devastating blow to the legitimacy of Somaliland's secession ambitions, will they lock him up like King of Somaliland Buurmadow? I do not think so!

How so he attended the conference organized In djibouti in 2000, him and garaad abshir together went to that conference and said they wanted a share of Somalia. But i doubt this news is true , cigaal locked him up for a year , rayaale locked him up for a few months. Ina dhabeyee is not considered a man of weight as how his ancestors were once the leaders of Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia, this is not Buurmadow, I think Boqor Buurmadow is still locked up in a prison cell if I'm not mistaken, that's how Siilaanyo justa behaves, campaign of indiscriminate torture, imprisonment and media crack down.

 

This Sultan is the gran Sultan of the clan in Hargeisa, the supreme don of the SL elders :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am still looking for another source, togaherer the closest they have always audio's when ina dhabeye supported first the war against khatumo and than later said lets stop the war. They have always an audio of him, it doesnt add up i swear i saw him 7 days ago saying something else. i am still looking for another source but non of the Somaliland websites are reporting it not even qarannews and not waaheen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;927359 wrote:
Wasnt this the same Suldaan who participated in the Arta Conference and got arrested by Somaliland Authorities?

Yes him and Boqr raabi and the Garaad of widhwidh all took part of the arta conference and were arrested when they returned. Suldaan maxammad was locked up for almost a year by the cigaal admin back than.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this