Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somalia's Prime ministers spokesmen arrested in Somaliland berbera

Recommended Posts

Somaliland oo xabsiga dhigtay Af-hayeenka Raysal Wasaaraha Somaliya oo Transit ku ahaa Madaarka Berbera

Ilaa hada lama oga Xukuumadda Somaliland sharciga ay u adeegsatay qabashada masuulkan iyadoo xeerarka caalamiga ah ee diyaaraduhu dhigayaan qofka Transit ka ah in aan diyaaradda u saran yahay lagala degi Karin

Hargeysa(Waaheen) Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga u taxaabtay Af-hayeenka Raysal Wasaaraha Somaliya C/shakuur Cali oo Tarnsit ku ahaa Madaarka Berbera, kaasoo ay booliiska Madaarka ka hawlgalaa u dhaadhiciyeen xabsiga Berbera.

Sarkaal ka tirsan laanta socdaalka Somaliland ayaa xalay Waaheen u xaqiijiyay inay sarkaalkaas ka qabteen madaarka Berbera, kadib markii ay amar ka heleen madaxda sare ee qaranka kuwaas oo uu ka gaabsaday inuu faahfaahin ka bixiyo.

C/shakuur Cali waxa qorshaha diyaaradda siday ahayd in uu saaka ka duulo magaaladda berbera, hase yeeshee markii la fadhiisiiyay Qolka VIP-da ayay madaxda Maamulka Gobolku amreen in loo dhaadhiciyo dhinaca magaaladda, halkaas oo lagu hayo saldhig Booliis.

Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan xidhay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo Gabilay u yimi Hooyadii uu xanuunsanysa, hase yeeshee Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa ku riday Xukun ah in Dalka laga mastaafuriyo, isla markaana uu bixiyo ganaax dhan Hal Milyan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Garoonka Diyaaradaha Berbera Ka Qabtay Afhayeenka Raysal-wasaaraha Somaliya

 

Berbera (Ramaas) Mar 16,2013 – Ciidamada booliska ee ka hawlgalla Madaarka diyaaradaha ee Berbera, ayaa shalay galinkii dambe madaarka ku qabtay afhayeenka raysal-wasaaraha Somaliya, kaasi oo diyaarad Muqdisho u siday kula hakatay Madaarkaasi.

 

Afhayeenka raysal-wasaaraha Somaliya oo lagu Magacaabo Cabdishakuur, ayaa sida wararku sheegayaan ay ciidamadu qabteen ka dib markii uu si nasasho ahaana uu uga soo deggay diyaarada, balse markii ay aqoonsadeen maamulka Madaarku ay amreen in la qabto, iyagga oo amar ka helaya dhanka laanta socdaalka ee Somaliland.

 

Warka ayaa intaa ku daraya in ninkaasi ay ciidamada amaanku u kaxeeyeen dhanka gudaha Magaalada Berbera, waxaana la sheegay in ciidamadu ku xidheen saldhigyada booliska ee Magaalada Berbera mid ka mid ah.

 

Raysal-wasaaraha Somaliya ee uu ninkani afhayeenka u yahay Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa ah masuul aad ugu faro dheer shacabka Somaliland iyo dawladooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Chevening House Declaration following talks between Somali Transitional Federal Government and Somaliland

 

1. Following the commitments in the London and Istanbul communiqués that the international community would support dialogue between the

Transitional Federal Government of Somalia (or its replacement) and Somaliland to clarify their future relations, the two sides met at a technical

level on 20‐21 June at Chevening.

 

2. The meeting was hosted by the UK and co‐hosted by Norway and EU, at the request of the two sides.

 

3. The purpose of these preparatory talks was to establish a framework for future substantive talks.

 

4. The participants of the meeting welcomed the opening of a dialogue and emphasised their commitment to the continuation of these talks.

 

5. The participants:

 

(i) Agreed that the talks would take place between two sides ‐ the TFG (or its replacement) and Somaliland, in accordance with paragraph 6

of the London Conference Communiqué and paragraph 10 of the Istanbul II Conference Communiqué;

 

(ii) Noted the need to adopt a common approach to avoid anything that would undermine the continuation of the talks as defined above;

 

(iii) Committed to the continuation of the talks and called on the two presidents to meet to review progress as soon as possible;

 

(iv) Called on the international community to continue to facilitate the talks, including providing the two sides with external experts on legal,

economic and security matters;

 

(v) Agreed to share experience on working more effectively with the international community on the use of development and humanitarian assistance for the people of both sides and called for the international community to increase that assistance;

 

(vi) Agreed to cooperate in the fight against terrorism, extremism and serious crime;

 

(vii) Agreed to cooperate in the fight against piracy at sea and on land, maritime crime, illegal fishing and toxic dumping; and

 

(viii) Reiterated their support for ending the Transition in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He was not on transit he was flying with star african air which has direct flies from berbera to Mogadishu from dubai, it takes like an hour to wait in the plane before it takes of from berbera to Xamar. The man deliberately got off the plane and sat at Berbera airport, he is not a citizen of Somaliland nor a normal citizen of Somalia or any other country. But a official from Somalia he should know better.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waranle_Warrior;927320 wrote:
This is what desperation and attention seeking leads to, hanala arkooy waa xiranayeey waaye sheekadaan lol

 

Such action is no short of kidnapping.

This is not something new it happened the past 21 years , but some folks just dont get it lol:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia is not like Djibouti Ethiopia south Africa and Kenya Rwanda South Sudan there is a clear political distinction Somalia in her constitution claims that Somaliland is part of her sovereignty as long as thats the case. No goverment official of Somalia can visit Somaliland. But if the 2 countries restored relations than there would not be a problem.We should wait for the next phase of talks between Somaliland and Somalia and what comes out of that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this