Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Killing spree on Al shabaab in Mogadishu

Recommended Posts

Meydka labo ruux oo dhalinyaro ah ayaa caawa maqribkii lagu arkay Xaafada Suuqa Xoolaha, iyadoo mid ka mid ay dileen Ciidamada dowladda markii ay ka shakiyeen.

 

Wararka ayaa sheegaya in wiilka dhalinyarada ay ciidamada ku amreen inuu istaago, hase ahaatee uu cararay, waxaana kadib ay rasaas ku fureen ciidamada.

 

Goob jooge ku sugan xaafada Suuqa Xoolaha ayaa sheegay in wiilka dhalinyarada uu ka mid ahaa dhalinyarada xaafada ku noolaa.

 

Sidoo kale waxaa isna meydka kale oo wiil dhalinyaro ahaa abaarihii maqribkii lagu arkay Xaafada Godey ee Suuqa Xoolaha, iyadoo wiilka dhalinyarada jirkiisa ka muuqatay rasaas.

 

Wararka ayaa sheegaya in wiilkan dhalinyarada shalay lagala baxay gurigiisa, iyadoo uu ka mid ahaa dad horay ciidamada howl galada xaafadaas ka sameeyeen ka qab qabteen, balse la soo daayay.

 

Maalmihii u dambeeyay ayaa waxaa isa soo tarayay meydadka lagu arkayay xaafadaha, iyadoo ku dhowaad 10-meyd oo si xun loo jirdilay lagu arkay xaafado ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.

 

Arrinta ku saabsan meydadka la soo dhigay xaafadaha ayaa si weyn u gil gishay magaalada, iyadoo qaar ka mid ah ahaayeen rag ay ciidamada dowladda ku qab qabteen howl galo, waxaana lagu eedeeyay dilalkaas inay ka dambeeyeen Ciidamada nabadsugida.

Share this post


Link to post
Share on other sites

In qof aan maxkamad dil ku xukumin la dilaa waa xad gudub, laakiinse qofkii ciidamada dawlada ku amarta inuu istaago oo aan istaagin wuu istaahilaa xbad ku dhacda hadeey disho ama ay dhaawacdaba maxaa yeeley qof ogaan kara wuxuu ku fekerayey markuu cararaayey ma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maqane   

Abu-wehliye;927404 wrote:

In qof aan maxkamad dil ku xukumin la dilaa waa xad gudub, laakiinse qofkii ciidamada dawlada ku amarta inuu istaago oo aan istaagin wuu istaahilaa xbad ku dhacda hadeey disho ama ay dhaawacdaba maxaa yeeley qof ogaan kara wuxuu ku fekerayey markuu cararaayey ma jiro.

Full Stop .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;927304 wrote:
And people ask what is wrong with Somalia, soldiers just shoot random people thinking they are shabaab

they where shabaab why else would cali dheere cry on bbc iga jawaab bal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Macallinka;927293 wrote:
^ Are you celebrating the killing of a young Somali boy that we don't even know he was al-shabaab ?

 

That picture is disturbing .

why did he run when the SNA told him to stop mac sonkor baan leeye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this