Sign in to follow this  
Saalax

Scandal in the army: YouTube videos show Somali National Army members sitting on dead bodies

Recommended Posts

Saalax   

Fadeexad: Ciidamada Soomaaliya oo rag ay dileen intay dusha uga fadhiisteen isku sawiraya,dabadeedna baabuur ku jiidaya!

 

AFEEF: Fadlan inta aanad daawan muuqaalada labada Video ee aad arki doonto ka fogee caruurta, haweenka uurka leh iyo qof kasta oo qalbi jilicsan, waayo muuqaaladu waa kuwo naxdin leh oo laga yaabo in qofkii fiirsada uu naxdin iyo sas ku reebo!!!.Mar kal, labada video ee aad hooss ku arki doonto waan kaa qarinay oo waxuu ku jiraa xiriiriye (Links) ee inta aanad furin iska fogee caruurta iyo dumarka uurka leh iyo shaqsi kasta oo laga yaabo inuusan xamili karin daawashada muuqaalada masawirada argagaxa leh.

———————————

Video lagu Helay: Ciidamada Somalida (Columbus, OH – March, 12 2013) Video YouTube ah ayaa lagu helay koox ka tirsan Ciidamada Federalka Somalia mar ay sawiro iskaga qaadayeen meyd ku dhintay dagaal oo ay sheegeen inay yihiin shaqsiyaad ka mid ahaa Xooggaga Alshabab. Ciidankan oo uu wehliyo madaxoodii unitka ayaa la cadeeyay inay ka tirsan yihiin ciidan dhawaan lagu soo tabaray dalka Kenya kana tirsan qeybta sahanka ee Gaaska Hilaac, gobolka Gedo.“Ficilkasta oo lagula kaco meyd, saaxiib ha ahaado ama cadow, waa sharaf ka dhac aanan laga filan Karin Ciidan Qaran” waxaa yiri, Hassan Omar oo ah madaxa Jaalliyada Somalida, Gobolka Ohio oo ahaan jiray sarkaal Ciidamada qalabka sida ka mid ah burburkii dowladdii dhexe ka hor.Koshin Farah, oo ah Qareen udooda xuquuqda insaanka una shaqeeya ururka xuquuqda insaanka udooda “**** International” oo fadhigiisu yahay Columbus, Ohio ayaa ku tilmaamay dhacdadaan wax aan mooral codsadeyna in la baaro oo kuwii dambiga galeyna la soo saaro maxkamad qaran. Gobolka Gedo ayaa ah gobol waa hore la hilmaamay, oo ay horukacintiisa ay liitadato xun. Inkastoo ay dowladda dadaal ugu jirto inay isticmaasho ciidamo Gedo laga abaabulay si ku awood ugu yeelato jubbooyinka, haddana, waxay ku guuldareysatay inay wax ka qabato baahida baahsan ee Gobolka ka jirta sida dhinacyada waxbarashada, horumarinta adeega bulshada. Si kastaba ha ahaatee, shaqsi madax oo dowladdaan cusub ka tirsan ayaanan wali gobolkaa booqasho ku gaarin. Raga matala gobolka ee ku jira baarlamaanka ayaa umuuqda kuwa aanan dan badan ka leheyn Gobolkan. Dowladda ayaa umuuqata mid mashaariicda iyo dib udhiska dalka la beegata magaalo madaxda iyo gobolka Puntland oo kaliya. (Fiiri heshiiskii dhawaan la saxiixay.)

Video-ga 1aad oo ku jira xiriiriyaha hose Guji oo daawo:

Video-ga 2aad oo ku jira xiriiriyaha hoose Guji oo daawo:

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=YKkF7LuWtQA

 

 

 

 

 

 

Caught on tape: Somali National Army

(Columbus, OH – March, 12 2013) YouTube videos show Somali National Army members posing pictures and sitting on bodies of dead Alshabab fighters. These soldiers, with their unit commander present, are identified as a “Kenyan trained Somali National Army”, serving Gaaska Hilaac in Gedo region as an intelligence frontline unit. Watch the 1st video here:

and watch the 2nd Video here: http://www.youtube.com/watch?v=YKkF7LuWtQA .“Any acts which treat the dead, enemy or friendly, with disrespect are outright unacceptable and do not represent the standards we expect of trained SNA,” Hassan Omar, Somali Community leader in Ohio and former SNA officer said in written statement.We are saddened and very much disappointed to witness such immoral behaviors from these SNF soldiers. “This disrespectful act is inhumane and inexplicable. It should be investigated by an independent panel and should be punished”, stated Koshin Farah, human-rights attorney of The **** International.Gedo region is the most neglected and least-developed region in southern Somalia. The newly recognized Government officials hardly visit the region for to assess the needs of its population, leaving them in abject poverty. In fact, Gedo, the second largest region in Somalia is largely disconnected from the government, unable to receive any share of the growing foreign aid projects. Not to mention, its parliament members in the capital confirm unconcerned. So far, government is only focusing on projects that benefit the capital and Puntland not addressing wide spread poverty in other regions in the country.

Share this post


Link to post
Share on other sites

wadani i have no idea but one dude was speaking proper konfuri dialect mala waa reer waamo the guy who said ''lugo dhaadheera adooga la *** dhaga juun waaye habarteed'' LOOOL

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yes very civilized u will never hear such stories coming from Somaliland but desecrating dead bodies is very normal in Somalia. Back in the days warlords used to behave like this but now the troops of Somalia behave like this. I Think its now really part of the culture. Waryaa embrace the culture:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Xaaji Xunjuf;926716 wrote:
Yes very civilized u will never hear such stories coming from Somaliland but desecrating dead bodies is very normal in Somalia. Back in the days warlords used to behave like this but now the troops of Somalia behave like this. I Think its now really part of the culture. Waryaa embrace the culture:D

Hyena meat is also now a staple food in Koonfuria.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

giving undisciplined salary soldiers weapons, and you will seed hatred and mistrust ,just look at somaliland they still have post traumatic stress over events that took place 20 years ago ( as they right fully should), I would say punish these men lower their ranks, but we all know that's not going to happen, one must learn to crawl before they can walk, if they are not killing and raping the living, I suppose disrespecting the dead, can be for the time being swept under the rug. I personaly would never feel safe being under the protection of people capable of such despicable actions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this