Sign in to follow this  
Fiqikhayre

PM Saacid in meetings with Galmudug Authority in North Galkayo Puntland State due to security concen

Recommended Posts

Gaalkacayo: Raysalwasaaraha Somalia oo caawa waqooyiga Gaalkacyo kula shirsan madaxda Galmudug

 

11. marts 2013

APL

 

Raysalwasaaraha Somaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo galabta gaaray magaalada ayaa Gaalkacayo ayaa caawa halkaasi kula shirsan masuuliyiinta maamulka Galmudug oo hogaamino madaxweyne Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid.

 

Shirka u socda labada dhinac ayaa waxa uu ka socdaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo oo ah qaybta ay maamusho Puntland,waxaana arrintan lagu sababeyey xaalado amaan.

 

Shirka Raysalwasaraha & waftigiisu ay la leeyihiin Galmudug ayaa war badan laga hayn waxa lagaga hadlayo balse waxaa la sheegayaa in qodobada diirada la saarayo ay ugu horeeyaan xiriirka Federaalka & Galmudg,amaanka & qodobo kele.

 

Wixii wara ee ka kordha kala soco Allpuntland haddii Rabbi Idmo

Share this post


Link to post
Share on other sites

PM Saacid is sleeping in Hotel Sugulle tonight in North Gaalkacyo even Galmudug Authority has provided a house for the PM to sleep in but due to security concern Galmudug has been told after the welcoming dinner for the PM that the PM will return to North Galkayo Puntland.

 

Puntland security forces who were in charge of the PM's security in the first place have advised the PM for security reasons to return to North Galkayo.

 

The PM will sleep in Hotel Sugulle where security is in the hands of Puntland Security and Intelligence forces.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Raysal wasaare Saacid iyo Wafdigisii oo ku hoyanaya caawo Gaalkacyo.

 

Ujeedada safarka Raysal wasaaraha ee Gaalkacyo aya ahayd inuu booqdo Galmudug uuna marti u ahaado waxaana dhanka Galmudig loo diyaariyey Guri ay seexdaan.

 

Lakiin markii kulan iyo casho gaaban oo dhexmaray Raysal wasaaraha iyo Masuuliyiinta Galmudig ay dhamaadeen ayaa Galmudug loo sheegey in wax isbadaleen oo uusan raysal wasaaraha iyo wafdigiiisu ay ku noqonayaan Puntland halkaasna jiif looga diyaariyey.

 

Ciidamada amaanka Puntland oo awalba masuul ka ahaa amaanka Raysal wasaaraha intuu joogey Puntland ayaa soo jeediyey in uu Raysal wasaaruhu ku noqdo Puntland arimo amaan awgeed, waxaana taladaas ku raacey wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada Federaalka.

 

Wafdiga Raysal wasaare Saacid waxaa loo diyaariyey oo ay caawa seexanayaan Hotel Sugule; Halkaasoo ay amaankiisa gacanta ku hayaan Ciidamada Amaanka Puntland oo ay weheliyaan Sirdoonka Puntland PIS.

 

Puntlandi.com

 

Gaalkacyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

galmudug ma waxay raben inay sacid hurdaye khaarajiyan. aaway abwaan. abwaan ba assassination abubulayey. lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mooge looool

 

xiin inaadeer it's bilateral work between Galmudug Authority and Government of Puntland. You're aware that Puntland has great influence in Galkayo such as control of the Airport, the Northern and Southern entrances to the city which are manned by heavy Puntland forces.

 

It has great Security and Intelligence presence in the city that are more sophisticated than Galmudug's Authority. They can deem what kind of dangers the PM could be in southern Galkyo where the situation is more fluid.

 

Everywhere the PM traveled to in the central regions he had Amisom forces but those aren't present in Galmudug Authority hence Puntland taking control of the PM's security, which was designed in the first place. It's them that changed his location as they could better secure the PM's well-being in North Galkayo than in southern Galkayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is Raxanreeb website

 

Dhinaca kale fiidnimadi caawa ayaa waxaa kulan balaaran waqooyiga magaaladda Gaalkacy ku yeshay waftiga kasocday dowladda ee uu horsocday ra”iisal wasaare Saacid iyo masuuliyinta ugu saraysa Galmudug oo uu dhinacoda horsocday madxaweynaha Galmudug Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid)kulankan ayaa waxaa uu ka dhacay Hotel Sugule oo kuyaala waqoyiga Gaalkacyo oo ay ka arimiyaan maamulka Puntaland.

 

Kulanka ay caawa wada qateen waftiga Saacid iyo Galmudug ayaana la shaacin waxa ay kawada hadleen iyadoona la sheegay in maamilta bari ah warbaahinta looso ban dhigi doono wax yaabihii ay kawada hadleen.

 

Ra”iisal wasaare Saacid iyo waftigisaa ayaa caawa ku hoyday waqooyiga Gaalkacyo halkaasi oo ay ku baryi doonan caawa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

A huge meeting took place in North Galkayo Puntland State between the delegation headed by the PM and the officials of Galmudug Authority such as the Auhorities President Abdi Qebybdiid. The meeting took place in Hotel Sugulle which is located in North Galkayo which is controlled by Puntland Administration.

 

The PM and his delegation are tonight stationed in North Galkayo where they will also be sleeping.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

oba hiloowlow;926214 wrote:
kkk caqlixumadooda eeg xaaji why would they kill their seedi waliba ally la ah kkkkkkk

lol. is eveverthing that simple for you?? war ninyoow maxa kugu dhacay ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this