Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Breakingnews Raskambooni removed from Kismayo. Ahmed madoobe flies to Nairobi to meet Kenyatta

Recommended Posts

Kismaayo oo Qarka u saaran Goob Dagaal iyo Itoobiya oo sheegtay inay ciidamadeedu ka baxayaan Somaliya

Raysal-wasaraha Itoobiya oo sheegay inay Ciidamadoodu Tartiib Tartiiba uga baxayana Somaliya, kuna Wareejinayaan AMISOM

Kismaayo(Waaheen) Xaaladda Magaalo Xeebeeda Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay isku bedesho goob dagaal oo ay ku hirdami doonaan Ciidamo kala duwan oo isku kulaalaya gudaha iyo daafaha magaaladaasi oo ay soo buux dhaafsheen Maleeshiyooyin iska soo horjeedaa.

Dhinaca kale, Ra’isul wasaaraha Itoobiya Haile-mariam Desalegn ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen in ay si tartartiib ah uga soo baxaan Soomaaliya isagoo xusay inay ciidamada AMISOM ku wareejinayaan goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamadoodu.

Haile-mariam Desalegn ayaa u sheegay wakaalada wararka ee dalka Turkiga in joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ay tahay mid ay gacan ku siinayaan dowladda Soomaaliya si ay u soo celiso amnigii iyo kala dambeyntii iyo si looga saaro Xarakada Al-Shabaab goobaha ay gacanta ku hayso ee dalka ka mid ah.

Waxaa uu intaas ku daray in xaaladda nabadgalyo ee Muqdisho ay tahay mid ka soo reyneysa oo hagaagsan, sidoo kalena nolosha dadka Soomaaliyeed ay soo hagaageyso si tartiib tartiib ah, isla markaasna doorashadii madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka ee Soomaaliya ka dhacday ay muujineyso in xaaladda ammaanka ee soomaaliya ay muujineyso sida ay nabaddii Soomaaliya u soo noqoneyso.

Mar la weydiiyey sida uu arko awooddii Xarakada inay wiiqantahay iyo in kale ayaa waxa uu yiri lama dhihi karo waa ay baaba’day awoodii Xarakada Al-shabaab, wuxuuna intaasi ku daray inay ka baxeen Muqdisho ayna aadeen buuraha iyo dhulka baadiyaha ee galbeedka Soomaaliya.

Hailemariam Desalegn waxa uu ugu baaqay beesha caalamka inay taageeraan dadka Soomaaliyeed isagoo sheegay in dalkiisu ka qeyb galayo shirka London ee looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya kaasoo u jeedadiisu tahay sidii dhaqaale loogu aruurin lahaa dib u dhiska dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha itoobiya waxa kale oo uu ka hadlay dalalka dariska la ah Itoobiya oo uu sheegay inuu xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo marka laga reebo sida uu yidhi dalka Eritrea, wuxuuna ku dooday in Eritrea qudheeda ay ka doonayaan daris wanaag balse ay iyadu diidan tahay sida uu yidhi, wuxuuna intaasi ku daray “khilaafku waxa uu inoo dhexeeyaa madaxweynaha Eritrea ee nooma dhexeeyo shacabka dalkaasi.”

Itoobiya ayaa waxaa ka jooga Somalia kumanaan askari oo Al-shabaab kala wareegay magaalooyin iyo degaano ku kala yaala gobolada Hiiraan, Bay, Bakool iyo Gedo oo ku kala yaala koonfurta iyo bartamaha Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ I am not too bothered with the story because none of the sides arguing about it on SOL really make it that interesting, Xiin. A&T would have made it interesting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nimankii Col. Warfaa oo Gedo jooga soo lugooyay oo Amisom hubka ka dhigtay & Xil. Xidig oo arrintan ka hadlay

Sida la wada ogsoon yahay waxaa maalmahan jiray rag Xamar laga soo abaabulay oo loogu tala galay in J/Hoose gaar ahaan magaalo madaxdeeda Kismaayo qas ka bilaabaan. Ragan oo Ceelwaaq hab qabiil looga soo diray ayeey wararku sheegayaan in hubkii markii horaba ciidamada dowlada ee Jubbooyinka iyo Gedo ka hoowlgala lahaayeey laga dhigay iyagana gacanta lahu hayo. Col Warfaa oo ka mid ah ciidamada ka hoowlgala Gedo ayaa ka mid ah raga la xarag xirtay Xasan Culusoow oo dagaal ku haya shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanadan dagan.

Warfaa ayaa ku dhici waayay in uu Kismaayo u soo dhaqaaqo taa badalkeedna dhalinyaro heeb abaah ku soo aruuriyay u diray Kismaayo iyagoo Faarujiyay aagii loogu tala galay in ay ka hoowl galaan. Tan ayaa qeeyb ka ah dagaal lala doonayo in Kismaayo laga rido si loo arbusho in uu hirgalo maamulka Jubbaland. Dhinaca kale Xildhibaan C/Rishiid Xidig ayaa iftiimiyay xiriirka ka dhaxeeya masuuliyiin dowlada ka mid ah, ciidamada la soo diray iyo Shabaab. Isagoo taa sabab uga dhigay in ragani soo dhexmareen deegaanada Shabaab ku sugan yihiin ee J/Hoose iyo Gedo u dhaxeeya iyadoo aanay jirin wax dagaal ah oo dhex maray taas oo muujineeysa in Shabaab, ragan iyo masuuliyiinta dowlada ka mideeysan yihiin la dagaalanka shacabka Jubbooyinka.

Gobalka Gedo ayaa ka mid ah deegaanada lala dagaalamayo waxaase nasiib daro ah in isla gobalka laga helo rag fulinaya hagardaamada madaxda dowlada Xamar fadhida la damacsan tahay Jubbooyinka iyo Gedo ee ku dhisan qabyaalada iyo dhul balaarsiga

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Maaddeey;926063 wrote:
Zack, adaa ugu daran!. kuwii aad waagii hore colka la ahayd aa hadda dadka ugu jeceshahay!. Puntland u guur nooh, waa idinku filanyahay reer kalax haddaa tihiin!.
:D

Aniga teyda waddaniyad bey aheyd, interest-keyga baa is baddalay. Like Xaaji said, I have no friends but interest. :) Adiga taada soo diin ma aheyn, maxaa hadda dhanka HAG iyo Culusow si isqarin leh ugu doodeysaa? Maxaa is baddalay?

 

FYI... Kabta iyo Laxda is a nation, from Raas Casayr to Raas Kambooni marka in yar dhex taalo laga reebo waa iyaga. No need to move to Bari bas ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oba Xiins clan is a minority in Jubooyinka compared to Zacks Clan who are the Majority so they created a political alliance something which will benefit both of them no one is getting played, Zack so ma so jeedo ma qof hurda baa

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

oba hiloowlow;926078 wrote:
Zack xiin is playing you :eek:

Af ceytamo ninkiisuu ku yaalaa. For your ******* information, when we intiated Azania, Xiin was opposing it. Now Xiin knows Jubbaland aka Azania is good for all.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Zack;926081 wrote:
Af ceytamo ninkiisuu ku yaalaa. For your ******* information, when we intiated Azania, Xiin was opposing it. Now Xiin knows Jubbaland aka Azania is good for all.

If you where smart you would ally yourself with Gedo

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;926084 wrote:
If you where smart you would ally yourself with Gedo

How can he ally him self with gedo , when gedo is allied with HAG

 

Caqliga isticmaal

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;926082 wrote:
xaaji one guy in the local maqaayad from Badhaadhe was saying today Jubbaland is taking orders from Garoowe waliba he added its nothing wrong with that
:D

Waxaasi wa sheeko the Azanians planned and orchestrated to use the Kenyans inside Somalia, it was their plan. Do not believe everything you hear on the street.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this