Sign in to follow this  
Saalax

Support for creation of Jubbaland and against lifting of arms embargo of Somalia held in Garowe

Recommended Posts

these people will never get satisfied until one of them is ruling the country yesterday they where opposed to shariif today he is a good man.sometimes i wish i was a somalilander wallee qolkeega baan isku xiri lahaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

looooooooooool......Oba ha u bixin. Soomaaliya insha Allaah horumar nabad iyo Caddaalad way ka dhacayaan. Waddadeediina waa la hayaa. Ninkii wax gocanaya wax caqli gal ah ha gocdo laakiin Soomaaliya cid gaar ah iskama lahan, whether President Hassan ciddiisa, or Ka reer Puntland rabaan ee ay la xanaaqsan yihiin. Soomaaliya Soomaali oo dhan baa leh. Ninkii taas aan hore u ogeyn hadda ha ogaado.

Madaxweynahaan waa nin wanaagsan, so far wax lagu dacaayadeeyo amase lagu mucaarado ma samayn. Ilaah ha u fududeeyo xilkiisa waddan dhan hal qof ma fix-garayn karo oo aan weliba libtiisa loo oggolayn oo from day 1 mucaarad maalayacni ah lagu billaabay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;924048 wrote:
these people will never get satisfied until one of them is ruling the country yesterday they where opposed to shariif today he is a good man.sometimes i wish i was a somalilander wallee qolkeega baan isku xiri lahaa

Clan is everything wa halki NGONGE eh , waxan la yaabay slaamo boodhadh sita Minneapolis, oo madaxweynaha ka so hor jeeda wa cajiib Somalidu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Beledweyne: Create your own administration

Kismayo: I'll actively try and stop you from creating yours.

 

Blame it on the goose

Got you feeling loose

Blame it on Patron

Got you in the zone

Blame it on the a a a a a alcohol

Blame it on the a a a a a a alcohol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Abwaan ninku haduu dadka u dhaxayn lahaa cidna ma mucaaradeen ee waxaa ka muuqda inuu u adeegayo hal dhinac soona noolaynayo qabyaaldii Somaliya kasii baxaysay waxa waalayana waa adigoo kale oo raadinaya nin danaha cidiina kaliya ka shaqeeya. Wadanka waa la wada leeyahay Culusoow kaliya taladiisa ma leh. Cidna ka yeeli mayso in wixii intaas lagu soo dhimanayay in nin intuu primeminsterkii iyo baarlamaankii hoosta gashto wuxuu rabo sameeyo.

 

Mida kale gocosha ma jirto ee sida wadankan dowlad shaqaysa oo wixii lagu heshiiyey hirgalisa baa loo baahanyahay. Roadmapkii uu ku yimid Ciulusoow waa tii reerkiinu lahaa Puntland baa wadato oo reer muqdishaa loogu dan leeyahay, markaa la yiri warlords halaga saaroo cidii qoryaha soo guratay waa la ogaa, marka waa is fahmi kartaa marka cidda nabada diidan iyo cidda kale hadii caqli saliima aad ku cabirto.

 

XX, Sh Shariif had his short comings but no one ever could accuse him as clanist something we can't say about Mr. Culusoow. There has to be some one who can gain the confidence of all Somalis not certain hardcore tribalist like Abwaan and Mr Unuka yaanyada iska leh :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa madaxweynihii ugu horeeyay oo xogta dhabtaa la socda wadankana ku noolaa mudo dheer hadaad dhagaysan lahaydeen khudbadii u ka jeediyay jaamacadda muqdisho shakiga waxaa keenaya nidaamka qabiilka ku dhisan oo la doonayo in dalka lagu kala jarjaro

 

Waxay ila tahay wakhti la mucaarado lama joogo wali waa dawlad cusub, marada kor haloo qaato calaacalka iyo catawga ha layska daayo iyo haduu cabdiwali joogi lahaa waxaasu naguma dhaceen,waa siyaasad maalinba geed bay harsataa lama qaban karo midnimadu waa muqadas

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this