Sign in to follow this  
oba hiloowlow

HAG Diaspora Forum sends a strong message on Jubbaland

Recommended Posts

''Waxaan si xoogan uga soo horjeednaa shirka ka furmey magaalada Kismaayo waxaanan u aragnaa shir lagu soo nooleynaayo dagaalkii sokeeye 1991kii waxaan ka digeynaa in dagaal sokeeye oo cusub eysan jirin cid soomaali oo ku faa’iido doonto hadaan la joojin buunka colaadeed ee la afuufaayo.Micnaha federaalka ma ah in nin ku dhashay oo ka yimid Garoowe, Garisa iyo Jigjiga uu xukumo magaalada Kismaayo midka ku dhashay Kismaayo, Buulo Gaduud, Goobweyn, Huusingoow, Jilib, Jamaame iyo Baardheere, Afmadow, Buurdhuubo, Garbahaare, Baydhabo iyo Luuqna uu marti ka noqdo waxaan ka digeynaa in dulmiga la joojiyo iyo colaada iyo dagaal ooganimdda dib loo soo celinaayo.Bal waxaan Soomaaliweyn weydiineynaa xagee ku dhasheen dadka Kismaayo leh maamul aan u sameyneynaa waa Darwiish, Axmed Madoobe iyo Maxamed Abshir Walde ma reer Kismaayoodaa. Haddii ragaas iyo kuwa la midka aan la jooojin waxaa imaaneyso in Barre Hiiraale, Axmed Cumar Jees , Yuusuf Indha Cade, Goobaale, Cismaan Caato iyo kuwa la midka ahna ay qoryahooda soo qaataan ileen sheekaddu waa ninkii xoog leh ayaa la dhagaysanayaa marka SOOMAALIYA yaan colaad cusub loo horseedin-''

 

'' Waxaan ka digeynaa in colaadaha iyo abaabulka colaadeed ee ka socda magaalooyinka Kismaayo, Nayroobi, Garoowe , Boosaaso, iyo Gaalkacyo hadaan la joojin la eedi doono Soomaalina waa is taqaanaa markey noqoto dagaal marka raga ilmaha iyo maxasta ka carari doonoow joojiya colaadda iyo hurinta dagaalka Sokeeye''

 

 

http://somaliweyn.org/qurbajoogto-hawiyehawiye-diaspora-forum-oo-baaq-digniin-culus-kasoo-saarey-xaalada-dalka-soomaaliya/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Well that's clan federalism, you cannot restrict a big foot from garisa from kismayo ,the same way abwaan and his folks claim xamar. Somalis are not loyal to nationalities but they are loyal to their tribe

Share this post


Link to post
Share on other sites

Welcome to the real world HAG will defend the minority hagist in jubbaland the sahal will say majority rules minority rights jubbaland is ours , haa dhakhleyso

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;923517 wrote:
Good luck guys.
:D

Soomaalina waa is taqaanaa markey noqoto dagaal marka raga ilmaha iyo maxasta ka carari doonoow joojiya colaadda iyo hurinta dagaalka Sokeeye'' :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

oba hiloowlow;923520 wrote:
Soomaalina waa is taqaanaa markey noqoto dagaal marka raga ilmaha iyo maxasta ka carari doonoow joojiya colaadda iyo hurinta dagaalka Sokeeye'' :eek:

There are 100+3 things wrong with that long sentence, I hope you are just joking, sxb

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Who are the HAG things, maxey yihiin, jallaato miyaa, I have being hearing this word for a long time now,I have even seen you writing so many times whether HAG exist or not, or whether you support them or not, but who are they exactly, what do they normally comprise, maxxey qabtaan, xafiiskooda muxuu yahay, book iyo qalin mey heestaan, again, what is the word HAG, again, wallaahi waaban yaabanahey, anigu eraygan baan la yaabanahay and not press releases I can even release a press if I want and call it SUQAAR, or SAGAARO press release.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune;923531 wrote:
Who are the HAG things, maxey yihiin, jallaato miyaa, I have being hearing this word for a long time now,I have even seen you writing so many times whether HAG exist or not, or whether you support them or not, but who are they exactly, what do they normally comprise, maxxey qabtaan, xafiiskooda muxuu yahay, book iyo qalin mey heestaan, again, what is the word HAG, again, wallaahi waaban yaabanahey, anigu eraygan baan la yaabanahay and not press releases I can even release a press if I want and call it SUQAAR, or SAGAARO press release.

images?q=tbn:ANd9GcSRYI3V5KFdC0xdusWRKbK

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune HAG are an organization in the west a lobby group similar to the aipac, and they support the interest of the HAG people , people of HAG ancestry in Somalia , there are some accusation that they have influences in the current goverment of Somalia. Not sure if there are evidences the HAG manifesto wanted to create a HAG dominated country from galkacyo to the Kenyan border. Sahal doesn't agree with this and are supporters of an autonomous jubbaland state and Puntland autonomous state.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this