Sign in to follow this  
Somalia

Execution by firing squad: Sheikh Axmed Xaaji's Killers Sentenced

Recommended Posts

Maaddeey   

^^ Sheekadii Janaqow aan soo xasuustay ee ahayd: 'Naagaa waxay tiri ilmaha in la dilo waa xaaraam' markii la weydiiyey daliilna waxay tiri: Qaala Allaahu Tacaalaa: 'Qul Acuudu Birabbil falaq...' :D Waa adoo kale hadda in la dilo Quraankey ku taal sida Suuratul Falaq-ba Quraanka ugu taal. Duul laga gar heli karoba maahidin!.

 

Ps. caravan-ka marna in la raaco marna laga boodo iyadana ma quraankeey ku taal?. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^6 dembiilayaal ah oo qirtay dambiyada ay galeen, soo in la marsiiyo maaha xaqqa? Mise adigu AS kaliya xudduud qaadi karta, waaye sheekadaada. Haddii aanan la socon xukunkooda, waan su'aali lahaa maxkamada la saaray, laakin inaan kaaga war dhow ahay baa filayaa. Adiga aan wax ku waydiiyee, ma dilki Dr. Cabdulraxman baa raalli ku tahay, mise dadkan dhagarta qaba ayaad wax aad ku difaacdo haysaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Horta Geelle, is deji. Qoraalka waxaa ka muuqda xanaaq!, hadduu hadal ahaan lahaa anna aan kaa soo horjeedi lahaa malaha way ka duwanaan lahayd sidan.

 

Haddey su'aashu dhab kaa tahay, Sheekha dilkiisa raalli kama ihi, kuwanna shaki badan baa iiga jira inay dhagar qabayaal yihiin. Waa runtaa inaad iiga dhowdahay, shakiga si uu iiga baxo ila share-garee waxaad aragtay oo ku qanciyey in 6dan aan sawirkooda aragno yihiin wixii dilay Sheekha pm will do.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;922348 wrote:
Maaddeey adigu is ilaali , intaad Godane u baqayso
:D

As much as I disagree with your hatred towards the current government and creating more clan-federal admins, I would be more than happy for us two to collect our water cans and dates and then capture Maaddeey, cause his policies are no good for any Somali:D

 

As for the accused, if the conclussion is that they had to do with the killing of the Sheikh and this has been proofed then they should face the consequence.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey, maya ma xanaaqsani. Laakiin, waxaan ogahay oo dad aad ugu dhow kuwa la hayo qaarkood ka hayaa, inay dhalinta ku lug layaaheen dilka sheekha. 2 wiil oo Sheekha xabada ku dhuftay, midkood ogaantey lama qaban. 2 ka mid ah kuwan hadda xukuman, waxay bixiyeen xog badan oo waliba iyaga oo la kaashaday dad ehelkood ah. Way fiicnaan lahayd in 2 daas at least la siin lahaa xad dil ka yar, laakin waxaa dhacaysa in meesha ay shaki qabiil iyo eexashaa dhacday ay timmaadto.

 

Diintu, qofkii qof dillaa, iyo kam la caawiye, iyo kan ku taageera maal, maxay ka tiri? Waana iga su'aal dhab ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Diinta wax yar uun baan ku dheerahay! :D

 

Waxa yar ee halkan lagu soo qoray waxa ka muuqda in Defence lawyers jireen!, kuwa xamar jooga ee nin weriya ah ku xiray naag la qabo baad la khalwootay & kuwaan waa isku mid. Sheekhii waa tegaye 6 kale yaan gardarro loo dilin leey iga tahay, lakin adaa iga og!.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;922372 wrote:
As much as I disagree with your hatred towards the current government and creating more clan-federal admins, I would be more than happy for us two to collect our water cans and dates and then capture Maaddeey, cause his policies are no good for any Somali:D

 

As for the accused, if the conclussion is that they had to do with the killing of the Sheikh and this has been proofed then they should face the consequence.

Abwaan, bravo! As for my 'hatred' toward the government, well what you call hatred is a rational position that says , if the government deviates from agreed principles of federalism and appears to be spearheading a transparent clannish agenda, I oppose it. That is not hatred. It is opposition to specific policies that run counter to what we all want for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Markaan dhinto maan wax fahmaa?. Labada malag aa qabriga iigu sheegaaya in Xiin saxsanaa. :D

 

Adiga ma ku dilaayo e Kismaayo & PL markii Xamar looga wada arrimiyo aan ku soo wacaa, hayga dhiman intaas ka hor!. ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey, haddii caadifadi ku dheeh laan laheen xukmintaas, waxay ila tahay 18 billod la lama sugeen. Oo maalintii la qabtaa qoorta laga jari lahaa. Mida kale haddii qabiil lagu riixi lahaa xattaa, waa kuwa dhulka u dhashay iyo xiriir qabiil ku leh meesha.

 

War inta Xiin iyo Abwaan ku soo qaban, ninka Godena ah warkiisa nasii, kol aan haddow si un kuugu doodee.:)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Godane maa la waayey?. Balli Gubadle tag adaa Ameerikaan & Plander-ba isku ehe, haddaad waydona mid u eg gee, lacagtana waxba hayga siin!. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

^American iyo Soomali maxaa iigu diiday? Nimankan Afgan laga soo waariday iyagaa u kala horeeya American-ka , Mareykan inuu u baahan Godane iyo jiilkii uba malaynmaya. Shacabka Soomalida ay dhibka ku hayaan baa u baahan inay iska qabtaan. Adiga inaa naftaada ku badbaadiso barito markuu Abwaan dhagta ku soo qabto oo Villa-da ku geeyan ka hadlayaa ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Xiin, thanks! Waxaan moodayay Shiikhii maalin dhaweyd lagu dilay Garowe. Waan yaabay waxaan is iri degdeg badanaa maxkamadda puntland ma darajadii Bile Rafle baa :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this