Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xariifkii Xamari iyo Xaaskiis

Recommended Posts

Salaan...

 

Kii sheekadaan hada kahor meel kasoo xadey oo been been ku maqley, yac hada biiso hee hadii kale sun ay kugu noqonee tii kore. wink.gif

________________

 

Xariifkoo Xamari eh aa rafaad iyo mushkilo ka heesatey xaaskiis. Waa ka joogi waaye minanka maxaa yeeley buuqeed iyo rafaadkeed aa batey, maalintii danbe koo Qac-Qub ah oo cusub aa daris la ahaa uu waano walaaltimo u doontey. Sheekada waa bilaabatey.

 

Xamari, "Duqa, walaahi lamadaan bari rafaad iyo nus minanka nooh."

 

"Maxaa jirana?"

 

"Ar xaaskii aaba bandoow iigu soo ridey meshii aan ugu jeclaa. Mana aqaani sababta."

 

"Walaal, waa arin xun ee waa see hadee oo uun sheekada u biloowdey markii hore?"

 

"Runtii ma aqaani; lamadaan bari ganfuurka lee la ii taagoyaa. Ciyaar ma jirta lee socoto. Marka saas lee waaye."

 

"Saas ka bacdi, Ina-Xariif, dabeedna?"

 

"Iyaah. Dabadeed maaba keentey? See camal hee, Duqa. Xaaji Baaba Shariif aaba ku modee. Dabadeed aah. Bisinkoo. Jinigaa maaba kugo dagey hee. Inaa Lilaah. See camalkaa. Mala is boobsiinaa oo dabadeed maaba laga dhacay. Ar iga tag. Macbuudkoo. Kan intee laga soo dafey horta. Waaba shakiyee. Yac. Ar i hadaaf hee. Dabadeed kulahaa. Mayaa xabadkeedna iska dheh nooh."

 

"Walee. War hadee maxaa uun ku hadleysaa? Walaal, waxa uun ku weediyey dabadeedna, ileen waa sidee hadee?"

 

"Fiiri bo. Wali waa sii indha adag yahey. Intee lagaa keeney, waraa. Inaa Lilaahi, Wa Inaali Raajicuun. Waraa isku xishoo nooh. Gargaa aas ku heestaa. Mar lee shib dheh, waa ku tugaa yaqeey."

 

Abkoow Qub-Qac wareer lee nooh. confused.gif Yaa kuu fahmaayo hee.

 

Xariifkiina sidii asagoo madaxa lux luxaayo ku baxey oo yaaban.

_________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
mataan   

salaan maskiin

 

yaqee sheekada tarjun nooh, walahi waaba la socon waayay. somali kusoo bedel sheekada.

 

laterz

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

loooooooooooooooooool.....macruuf... mininka aqwaanka waa looga dambeeyi yaah...dabadeed ii tilmaam anaa kaga shaqeynaayo aaybo sheekp isku badashi!

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

ayooooow ayooow.....waraa kan jinni maas qabay....garyaqaan maas ahaa mise shaxaari...iyaa aboo..daba gaad iga dheh..waraa afuufoow ha dilee maxaas dabada ku arki???

 

(ajakis_lajecloow)

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

filsaneey.....ayoow ayoow waxaa la dhahaa markiii eey shactiro xadka dhaafto! ee wax saas kuma sii hoos duugna!...qodqodka naga dhaaf iyo kashifaata see camal walaashiis!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol ajakis

ani waxba ma kashifeeynin ee waxa leen kuu sheegi lahaa there was this guy who was laga roone used to say AYOOW AYOOW lol saas waaye waxaan kuu weydiiyey lool but no hard feelings though.

 

peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ajakis   

lol...filsaneey

 

haye haye haye....ma biloowdi...waraa af caaytama ninkiisaas ku yaalaa..laga roone hadaan ahayna...inaad iga sii daran tahay waaba cadahay..iyaa abaay!! qofka shactirada qoray aa jawaab kaa rabo ani ii gooy..

 

[This message has been edited by ajakis (edited 05-21-2002).]

Share this post


Link to post
Share on other sites

ajakis

walaalkiis wax makuu sheegaa qofka shactorada qoray laga roone oo kale uma hadlin laakiin aniga qofki u hadlay leen u jawaabaayay ok and who that person will be hmmm let me see cwm6.gif

 

peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this