Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Somali PM Mudane Shirdoon '' xiriirada caalimga ee SL iyo Puntland wey so afjarmeen'' + Audio

Recommended Posts

Muqdisho(CNA) Ra,isal wasaaraha Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya mudane saacid faarax shirdoon ayaa shir jaraa,id oo uu qabtay waxaa uu si rasmi ah daaha uga qaaday in albaabada loo xiray xiriirkii beesha caalamka ay la lahayd, Maamulada Puntland iyo Soomaaliland.

 

DHEGEYSO SH.

 

Wuxuu sheegay Mudane saacid Faarax shirdoon in uu jiray xiriir qoto dheer oo uu caalamku la lahaa Maamullada Puntland iyo Soomaaliland, kuwaasi oo iyagu nabad ahaa intii burburka baaxad leh ka jiray koonfurta Soomaaliya, waxaana haatan mashaariicda Soomaaliya soo mari doontaa Dowlada dhexe.

 

 

 

Docda kale wuxuu sheegay Ra,isal wasaaraha Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Saacid Faarax wuxuu sheegay in xukuumadiisu ay dadaal dheer u gashay horumarka dalka iyo la aqoonsado Dowlada isagoo intaasi kadib sheegay in Dowlada Maraykanka ay dadaal kadib Dowlad buuxda u aqoonsatay Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

''Ra,isal wasaaraha Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya mudane saacid faarax shirdoon ayaa shir jaraa,id oo uu qabtay waxaa uu si rasmi ah daaha uga qaaday in albaabada loo xiray xiriirkii beesha caalamka ay la lahayd, Maamulada Puntland iyo Soomaaliland.''

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maybe Puntland , but not Somaliland , Somaliland has a special status on how it deals with Somalia. Not to mention that AID was never given to Somaliland , you do know SL doesn't receive bilateral aid well only from Britain and Denmark.

 

This is Somalilands agreement with Somalia

 

Agreed to share experience on working more effectively with the international community on the use of development and humanitarian assistance for the people of both sides and called for the international community to increase that assistance;

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

The Prime minister just duel Fatwas on Somaliland..toe the line or much less be suicidal...Somaliland is less provocatively and more intelligent to listen to this kind of FATWAS....You got work on your plate Mr. Prime Minister..Send some more muscles on Somaliland way perhaps they may toe the line...Everything else is just a dream right now.

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

^Warya I'm a closet Somaliweyn, but the prime minister talking out of his behind..Nothing will make Somaliland toe the line only force at this point...the rest is a dream for now...haha

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Stoic, what type of Somaliweyn are you? A realist type like Haatu, a confused one like Carafaat or a part-time one like Wadani? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

STOIC iskaa daa Somaliweyn Haatu ba wu iska nacay you're fellow suijuwi hada azania bu duuliyaa.:D

 

Adigana waxa lagaga bahanyahay inad salaada faisal cali waraabe ku xidhatid:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
STOIC   

Haatu, I think I'm more of Part-time..I have no loyalty to one group although majority of time my loyalty is with Somaliland ambitions.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this