Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Xamar - Janaayo, 2013

Recommended Posts

At Liido Seafood Reataurant. Sawirka waxaa la qaaday at approximately sadex saac iyo afartan daqiiqo habeenimo (9:40 pm). The beach restaurant, which is a few feet away from the shore, closes at 10 pm. Aad ayaa habeenkii loo tagaa.

 

33f7sit.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;909855 wrote:

 

2dhfima.png

This is just my favourite thing to eat back home, it doesn't taste the same abroad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

^ Honestly, everything in Somalia tastes better. I still can't get over how milix is enough for seasoning, here we add every type of spice available and it still doesn't taste as good.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rahima..It helps one can buy fresh daily produce. That's what I miss the most,

 

 

lol@milix, I heard someone used that in longtime, it sounded funny reading it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haatu, Xamar maa saas ugu xiiso qabtaana? :-) Sawiro iyo muuqaalo badanba waa haayaa oo Xamar ah, laakiin waqti aan kusoo galiyo uma haayi. However, maanta ayaa kuu soo gilinaa xoogahoo, sawiro aan kasoo qaaday isbitaaladii aan Xamar ka xasuustay.

 

df7znt.jpg

 

fcqlu0.jpg

 

Isbitaal Madiina

 

2zirjb8.jpg

 

34j8768.jpg

 

Isbitaal Banaadir. Waa isbitaalkaa ku dhashay.

 

2vb1rpj.jpg

 

Isbitaal Digfeer

______________________

 

Waxaa aad ugu faraxsanahay inay isbitaaladii wali almost sidooda yihiin, siiba kuwa Madiina iyo Banaadir. Waa Eebbe mahadiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, waa run miraha Soomaaliya ka baxo iyo miraha kale ee xataa Kenya ah iskumid ma'aha. Dhadhanka kuwa Soomaaliya ayaa aad iyo aad u macaan, siiba liin dhanaanta, cambaha iyo babaayga. Aniga boorso buuxdo oo wada mire ah kasoo qaatay Xamar, unfortunately garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ku reebteen eeyaha. Ciilkooda ilaa iyo hadda i haayo.

 

Liin dhanaanta Soomaaliya oo la miiray wax ka dhadhan macaanaa ma lahayn. Koob liin qaboob ah oo weyna wuxuu iska ahaa 4,000 shilin Soomaali. (22,000 shilin Soomaali waaye halkii doolar, you do the math.)

 

Xeebta Liido meel 'private' kuma arkin. Habeen iyo maalinba waa tagay, habeenkii xataa qurbojoog isku sawiraaye xeebta horteeda. Ma'oga miyaa habeenkii in la dhihi jiray inay badaha ku jiraan jiniyada soo baxaan. Perhaps Jasiira iyo meelahaas ku arkeysaa meelaha dadka ku yaryihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Waranle_Warrior;909893 wrote:
What is isbaandhees?

If you say isbaandhees it will be something else :D

Say isboondhees

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rahima   

Che -Guevara;912167 wrote:
I meant I haven't used for so long, it sounded strange

My Somali does need a bit of work so excuse my complex :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this