Sign in to follow this  
Haatu

Farta Af Soomaaliga - Cusmaaniya

Recommended Posts

Haatu   

Sida aad la wada socotiin, farta Af Soomaaliga waxaa loo doortey iney noqoto farta Laatiiniga sanadkii 1972-kii. Sidaas oo ey tahey, waagaas dhowr farood ayaa u tartamayey iney noqdaan farta rasmiga ah ee Af Soomaaliga. Farooyinkaas waxaa ka mid ahaa farta Cusmaaniga oo ah far uu unkey nin Soomaali ah (in kastoo magaciisa aa illoobey :D ) bilowgii qarniga 20aad sida aan jeclahey. In kastoo fartan ey dhinac walbo ka tahey far Soomaali ah oo inaga inoo gaar ah, afkeenna si layaab ah ugu qalma, nasiib daro ma loo dooran in ey noqoto farta rasmiga ah ee afkeena hooyo. Badanaa dadyowga ku nool duniddan aynu ku sugan nahey oo ka horumarsan dhinaca dhaqanka iyo hiddaha waxey leeyihiin far iyaga u gooni ah oo u qalma afafkooda hooyo sida Tayga (Thai), Hindida, Indhoyarka dhamaantood, Carabta, Yahuudda IWM. Haseyeeshee, anagu taan dayacney horumarinta afkeena hooyo intaas oo qarni oo ey Soomaalidu jirtey, markii la gaarey waagii la qori lahaa afkeena hooyo, waxaan dooranney far qalaad oo shaqo ku laheyn taariikhdeena iyo dhaqankeena. Waxaa fikradeyda ah in ey habooneyd in farta afkeenna aan u dooranno farta Cusmaaniga oo farooyinka qalaad aan ka fogaanno. Haddii Amxaaraddii aan deriska aheyn ey haystaan far iyaga u gooni ah, anaga maxaa ina d.aba dhigey far rag kale ey leeyihiin. Ma Amxaar baanu ka liitanaa yaabayee?

 

http://www.evertype.com/misc/osmanya-interview.html

 

Reer SOL arrinkan fikrad ka dhiiba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Sida maqaalkaas aan meesha soo geliyey ku qayaxan, farta Cusmaaniga maanta waa far kombuutaraha lagaga isticmaali kara. Miyeysan imika habbooneen in aa qaadanno oo aan ka gudubno farta Laatiiniga ah?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

I read that it was because it was logistically easier because all the typewriters and equipment were in Latin. I have a feeling that the Somalis were pushed into this decision.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

^Sxb, look at the Arabs. They don't have difficulty learning English do they? Just because we use a different script doesn't mean it becomes impossible to learn english and the latin script. I think when the curriculum is reinstated they should start to phase in Cusmaaniya and start to phase out latin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Apophis;908430 wrote:
I don't think it has anything to do with qabil and I have no idea why they choose Latin but I'd wager it's because it's easier than the other texts coupled with it's close relations with the European languages.

What close relations with the European languages?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Haatu;908421 wrote:
Sida maqaalkaas aan meesha soo geliyey ku qayaxan, farta Cusmaaniga maanta waa far kombuutaraha lagaga isticmaali kara. Miyeysan imika habbooneen in aa qaadanno oo aan ka gudubno farta Laatiiniga ah?

Haatu, waa su'aale farta Laatiinka miyaan dhib ku qabnaa? Maxaa nagu khasbaya inaan qaadanno Cusmaaniya? Bal faa'iidooyinka iyo khasaarahooda halla is barbardhigo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Abwaan, why wasn't the cusmaniya script adopted? Sababaha lagu diidey maxey ahaayeen. Marwalbo waxa aad adigu leedahay ayaa dhaamaa waxa ey dadka kale leeyihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

I should answer Haatu's question before the HAG edition. :D

 

There were 3 contenders, Arabic, Cismaaniya and Latin. The SYL supported its adoption initially after it was founded but it was opposed by neo-HAG members who shall not be mentioned because they felt it was a script by SAHAL. Because of this split it lead to the stalling of choosing a language script. Cismaaniya was used in intellectual circles mostly like University students and given that only 5% of the population was literate it was easy to adopt any of the scripts. However after independence it leaned more towards the Latin script and the use of the Cismaaniya died down until finally Siad Barre came to power and installed the Latin script.

 

The Latin script is more useful now because we can translate across languages.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Haatu;908440 wrote:
Abwaan, why wasn't the cusmaniya script adopted? Sababaha lagu diidey maxey ahaayeen. Marwalbo waxa aad adigu leedahay ayaa dhaamaa waxa ey dadka kale leeyihiin.

Haatu, let me just focus on claim-kaaga, faa'iidadeedu annagaa leh keliya miyaa? By looking at it Amxaaradaa lala yaabaa ma ahane kaas iyo gibrish-ba way ka foolxumaan lahayd Cusmaaniya.... I am glad it was rejected.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this