Sign in to follow this  
Caano_Geel

Mogadishu The Capital of All Somalis?

Recommended Posts

Jacpher   

Horta unuka iyo Abwaan miyey ku heshiinaayaan marka hore? :D

 

Ragg meel ay ku looltamayaan muxuu ka ag qaban mid meel shishe ka yimi?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Abwaan magaalo Soomaaliya ku taal oo uu shakhsi iyo koox midna ku haysto ma jirto, nabad buu rabaa, dagaal haddii uu wax tarayo waa la soo arkay. U malayn maayo in wixii aan soo aragnay wax ka beddelan la arkayo, taariikhdana halla barto sida wax u dheceen, iyo meesha la isla gaarey iyo waxa laga faa'idey. Oba-na waan ka waaninayaa, dagaal wax lagu keeni waaye. Muqdisho waa magaalo SOOMAALIYEED, sidaas bayna sharaf ku leedahay. Haddii wax la qabiileeyo Oba laftiisa Masagawaa kama soke marayo, siisoow buu raacayaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan who said anything about dagaal ma waalatay ma abtiyashey baan dagaal la rabaa. i just think its ugly to claim other peoples city waliba by force and im sure you agree with me la iskuma heysto meeshan iney xamar aysan aheyn magaalo somaliyed everyone is welcome in xamar waxa kaliya waa maamulka gobolka in lo dhaafo dadkii uu dhashay khalaas. lol@ abwaan your right hadii sub sub sub sub clan galaysid yeah im from Galgaduud waa caadi hadii ley diido magaalada hade maxaa ii yaal waan baxaa lee mahinoo :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

oba hiloowlow;908181 wrote:
what loolan are you on about saaxib abwaan have no say at all in xamar anymore, unuka run everything the banaadir admin,aiport,port etc

Sow adigii lahaa indhacade inantiisa il ma saari karo, waa adigoo dibadda jooga hee day :D Markaasaad leedahay indhacadde laftiisaan xamar jac ka dhahaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Muuse Suudi horta aaway? Ninkaas sidii wasiir ganacsi iyo xildhibaan looga dhigay wax dhib ah oo uu wado ma maqlin, haddana malaha retire buu ku aruuray. He sounded more comedian than a warlord, but I heard he was deadly and used to say to his critics "Nabee fuusaad kor u dayee minaadan cago dhigan" meaning haddii aadan warkayga raacin khabri baad geleysaa oo fuusto la fidiyey oo dhooqo dusha laga saaray baa ku taqaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

He was once interviewed and he claimed that Al-Qaeda was present in Somalia. The interviewer, who was from Aljazeera asked him if he had any proof. He then showed her a copy of Washington Post article, reporting the presence of extremist groups in Somalia.:D She expected him to say that "they have cells here and there" and his evidence was something that she might have read on the plane.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

xamar!! damn.........best town in the world. what i like about it, historic buildings, nice beaches, good food, pretty ladies, big town, many different races, clans, and cultures + u can pickup ali-dariirow from behind your house!! enjoy.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol....he means Cali Dhareeroow.....nin maskiin ah ayaan xasuustaa oo ilmaha Waaberi ceyn jireen.....Intee u jeeddaa, Bariyaan u jeedaa, maxaa ka doonee......Waayo waayo, reer Ansalooti lee xasuusanaaya arrintaas.:D

 

Lol...Oba, sidaas baad Xamar ku sheeganaysaa.:D Adduunoow ba'

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this