Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland government begins ranking its armed Forces

Recommended Posts

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo 20 Jirsaday Iyo 12 Sarkaal oo loo Xidhay Darajooyinkii Ciidanimo

February 2nd, 2013

 

Xukuumadda Axmed Siilaanyo Oo Ka Dhabaysay Bixinta Darajooyinka Ciidamadda qalabka sida

 

Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska Ciidanka qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay 2-da bishan febaury.

 

Munaasabadda Xuskaasi oo lagu qabtay xarunta taliska guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee magaaladda Hargaysa ayaa waxa kale oo ka soo qayb galay sadexda Gole Qaran, taliyayaasha Ciidamadda Somaliland, saraakiisha sarsare ee Ciidamada , mas’uuliyiin iyo marti sharaf kale.

 

 

Madaxweynaha Somaliland ayaa munaasabadas gudaheeda waxuu markii ugu horaysay tan iyo intii ay Somaliland dib ula soo noqotay madaxbanaanideeda sanadkii 1991-kii uu halkaa derejada sarkaalnimada oo kala heer ah ugu xidhay 12 sarkaal oo ka kala tirsan Afarta nooc ee ciidamada ee kala ah Ciidanka qaranka , Ciidanka Booliska Somaliland, Ciidanka asluubta iyo Ciidanka ilaalada Xeebaha.

 

1)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa laga dhigay Derejada sareeye Gaas.

2)- Taliyaha Ciidanka booliska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa laga dhigay derejada sareeye Guuto.

 

3)- Taliyaha Ciidanka asluubta Maxamed Xuseen Xiirane ayaa laga dhigay Derejada Sareeye Guuto.

4)-Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha Somaliland Axmed Cismaan xasan ayaa laga dhigay Derejada Sareeye guuto.

5)-Abaanduulayaasha koowaad iyo labaad ee Ciidanka qaranka iyo taliyeyaal ku xigeenadda koobaad iyo labaad ee ciidanka Booliska Somaliland ayaa iyagana la gaadhsiiyey derejada Sareeye guuto.

6)- Taliyayaal ku xigeenada koowaad iyo labaad ee ciidanka asluubta somaliland ayaa iyagana la gaadhsiiyey derejada Gaashaanle sare.

 

Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud ((Siilaanyo) oo munaasabaadaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ilaahay ugu mahad-naqayo in xukuumadiisu noqoto tii ugu horaysay Somaliland ee bixisa derejooyinka ciidamada, isagoo ku tilmaamay ciidamadu inay yihiin tiir dhexaadka uu qaran leeyahay, loona baahan yahay in mar kasta ay dhiirrigelin ka helaan dawlad iyo shacabba.

Madaxweynaha Somaliland waxa uu munaasabadaas mahadnaq ugu jeediyey taliyayaashii hore ee soo maray ciidamada Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Next should be mandotary Six month basic military and weapons training for all able males between 16 years and 40 years of age.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland:PRESIDENT ESTABLISHES THE LONG AWAITED RANKINGS SYSTEM IN SERVICE HEIRCHARY

 

A new dawn for the security servicemen,in a double celebration at annual festivity

The President H.E. Ahmed Mohammed Mohamoud has established the long awaited ranking system in the security service in the country yesterday at practically a double festivity celebration.

He also created three new deputy commanding posts hence named their occupants.

The Head of State put the lapels on the shoulders of top military, police and prison commanders on the occasion of celebrating the 19th Armed Forces annual festivals since its inauguration on the 2nd February 1994.

It was indeed an overwhelming happy moment for the nation and the security arms of the country which was best described by the President himself.

“I am extremely happy to preside in such an occasion (of establishment of ranks in forces hierarchy) during my administration”.

The President reminded the audience that it was part and parcel of his pledge during the Presidencial election campaigns that has been realized.

He thanked all who were concern in the preparations and in the same breath paid tribute to the national security forces for the consistant vigillance in keeping peace and security for stability in the country.

The Defence Minister gave a lengthy speech that elaborated on the essence, need and the important significance of having the security service and its systems in a country.

Fresh from being made a Major General, Cmdr. Ismael Mohammed Osman, the Chief army commander spoke of the development steps taken by the armed forces in the past year.

Apart from Major Gen. Ismael, other commanders newly merited hence made brigadier generals are:-

National Police Commander Abdillahi Fadal Iman,

National Prisons Commander Mohammed Hassan,

Army Commander Abdillahi Mohamed

Deputy Army Commander Amed Yusuf Awale.

A total of 12 commanders were given the new ranks of colonels and above.

The President similarly created new posts in the security hierarchy in which he named Ahmed Ali Yusuf as the new second deputy commander of the armed forces.

Dahir Ali Wa’ais and Ali Omar Ahmed were also named as the new National Second deputy commanders for both the police and prison forces respectively.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;914945 wrote:
^walaalkis what seems to be u problem with Somaliland?

nothing what so ever. But you definately working overtime xaaji. Don't worry, if somaliland don't get it's recognition it needs

it will be in somalia. It's not like you will be erased from history book.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland with our with out recogntion its people have chosen this path and that must be respected at all costs thats all. Nothing wrong with Somalia its a brotherly nation, as long as you dont have a problem with SL than that is very good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

walaalkis;914943 wrote:
why is there so much worry in lalaland recently ?

Sababtu waxay tahay waxay ogyihiin wixii dhacay lixdankii, oo markii laysugu tegey Muqdisho - Reer koonfur habaar beenta iyo afmiishaarnimada siyaasadda ku qaba baa waxaa wax la wadaagay kuwo reer waqooyi ah oo yare xishoonaya, isna dhowraya.. Sidaas darteed maadaama lagu khasban yahay in laysla joogo Siilaanyo waa inuu ummaddiisa oo dhan generalo ka dhigaa , to me it makes a perfect sense, at least when they arrive in the capital they will not be under represented. I just conversed Khatumo leader over the phone and I pleaded to him inuu dallacsiiyo macaa caruurta jidadka ku ciyaarta, oo calal aqalla isbatoore ka dhigo. Bililiqadan ciidan waa in laga wada qayb qaataa!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this