Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Kismayo: rival clan factions clash in the center of the city

Recommended Posts

Dagaal ruxay badhtamaha kismayo

 

Boocame Online- Waraka ka imaanya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay magaaladaasi Kismaayo kaasi oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ah ee ka jira magaaladaasi.

Waxaa la sheegay dagaalkaan in uu ahaa mid xoogan oo leesku adeegsaday xub cul culus wuxuuna ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa ugu waramay warbaahinta in dagaalkaan uu cabsi galiyay dadka deegaanka isla markaana intii uu socday uu ahaa mid dhawaqa rasaasta laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi.

Ciidamada qaarkood ayaa waxay taageersanaayeen Sh.Cusmaan Aw libaax oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo waxaana sidoo kale ciidamo Sh.Axmed Madoobe taageersan iyana la dagaalameyn ciidamadii ka baxay.

Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo ayuuna dagaalka ka dhacay waxaana lasoo warinayaa in khasaaro dhimasho Labo qofood ah iyo dhaawac Sadax askari ay kasoo kala gaartay ciidamadii dagaalamay.

Dagaalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili haatan lagu howlanyahay in maamul loo sameeyo gobalada Jubooyinka kaasi oo wali leesku fahmi layahay qaabka uu noqonayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Bartamaha Magaalada Kismaayo

 

Muqdisho (RBC Radio) Waraka ka imaanya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay magaaladaasi Kismaayo kaasi oo dhexmaray ciidamo ka wada tirsan maamulka KMG ah ee ka jira magaaladaasi.

Waxaa la sheegay dagaalkaan in uu ahaa mid xoogan oo leesku adeegsaday xub cul culus wuxuuna ka dhacay bartamaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose.

Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa ugu waramay warbaahinta in dagaalkaan uu cabsi galiyay dadka deegaanka isla markaana intii uu socday uu ahaa mid dhawaqa rasaasta laga maqlayay xaafadaha kala duwan ee magaaladaasi.

Ciidamada qaarkood ayaa waxay taageersanaayeen Sh.Cusmaan Aw libaax oo deegaan ahaan kasoo jeeda gobolka Gedo waxaana sidoo kale ciidamo Sh.Axmed Madoobe taageersan iyana la dagaalameyn ciidamadii ka baxay.

Xaafada Farjano ee magaalada Kismaayo ayuuna dagaalka ka dhacay waxaana lasoo warinayaa in khasaaro dhimasho Labo qofood ah iyo dhaawac Sadax askari ay kasoo kala gaartay ciidamadii dagaalamay.

Dagaalkaan ayaa wuxuu ku soo adayaa xili haatan lagu howlanyahay in maamul loo sameeyo gobalada Jubooyinka kaasi oo wali leesku fahmi layahay qaabka uu noqonayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^No. But it shows a level desperation unseen before on his part.

 

Bigger numbers are praying for peace in & out side of the country for Kismayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

A political solution which makes everyone satisfied is the answer. If not, instability preceded the Kenyans in Kismaayo and will succeed them afterwards.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Taleexi;899043 wrote:
Ma iskuulka warka xun in la soo dhejiyo uun baad ku takhasustay?

Malaha kan warka xun ee Koofurta ayuu ka soo baxay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

xiinfaniin;899167 wrote:
Tried to find out more, but nothing is reported. Xaajiga war laga rabaa

lol..Xiin and his denail....Dagaalkan Mr. Libaax Ahlu-Suna iyo Gen. Shiikh, Madaxweyne, Warlord Madoobe.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this