Sign in to follow this  
A_Khadar

Ergadii Khaatumo ee Xamar ka soo noqotay oo ka soo degay Garoonka Sayid Ma'xed A Xassan ee Taleex

Recommended Posts

Liibaan   

Dhagayso: Sida Wufuuda Khaatumo State Loogu Soo Dhoweeyey Sayid Mohamed Abdullah Airport ee Caasimada Taleex Iyo Dabaal Dega Shacabka Deeganada Khaatumo.

 

http://qodob.com/si-live-ah-udhagayso-taleex/

 

 

 

http://lasanod.com/pics/File/201212040828050.Taleex_Airport.mp3?codid=73

 

 

http://www.xargaga.net/images/file/A2012/Taleex_Airport_Xargaga_Online.wma

 

 

DSC03322.jpg

 

 

Madaxweyne Mohamed IndhoSheel oo Soo Dhoweeyay Wufuuda Khaatumo ee Soo Gaadhay Garoonka Diyaarada ee Sayid Mohamed Abdullah ee Caasimada Taleex

 

 

Garoonka diyaaraha ee magaalada Taleex Sayid Maxamed ayaa maanta waxaa soo caga dhigatay diyaaradii ugu horaysay tan iyo intii ladhisay.

 

 

 

Diyaaradan ayaa waxaa la socday wufuudii ka soo kicintantay magaalada Nairobi iyo Muqdisho kuwaas oo ay xubnaha ugu horeeyaa ay ahaateen Garaadada deegaanada Khaatumo waxaana ka mid ahaa

 

 

 

· Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac

 

 

 

· Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Garaad Maxamud

 

 

 

· Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil

 

 

 

· Suladaan Siciid

 

 

 

Dhanka kale ayaa waxaa la socday wufuud ka tirsan maamulka Khaatumo kuwaas oo ay ka mid ahaayeen wasiiro.

 

 

 

Hadaba weriye Axmed Cali Faarax oo ku sugnaa Garoonka xiliga ay soo dagaysay Diyaaradani ayaa waxa uu ka war bixiyay jawiga iyo qaabkii ay diyaaradu u soo dagtay.

 

 

 

Axmed ayaa waxa uu shaagay ugu horaynba jawiga lagu soo dhaweeyay wufuudan iyo sidii ay wax u dheceen waxana uu sheegay in ay halkaa ay ka dheceen Rasaas iyo damaashaadka Fardaha iyo baabuurta oo is garba sugnaa halkaa,Sidoo kale waxa uu xusay markii ay ka dhaqaaqeen Garoon Sayid Maxamed iyo magaalada ay dhabada ku dhex socdeen dad taagan wadada oo ku soo dhaway nayay caleema qoyan.

 

 

 

Hadaba diyaaradan caga dhigatay Garoonka ayaa waxa ay noqonaysaa tii ugu horaysay ee caga dhigatay Garoonka ku yaala magaalada taariikhiga ah ee Taleex Gagida Sayid Maxamed Airport.

 

 

 

Waxaa xusid mudan in uu Weriye Axmed Cali Faarax oo u waramay Radio Khaatumo uu sheegay in ay jirto duulimaad labaad oo kan ku xiga kaas oo lagu wado in uu ku yimaado Madax wayne C/nuur Cilmi Qaaje oo hada ku sugan magaalada Muqdisho.

 

 

 

Sidoo waxaa hada kadib furmaya duulimaadyo toos ah oo ay dadka iyo wufuuda Khaatumo kaga duulaan Gagidaa kagana soo dagaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

51.jpg

 

Puntlandtalk.net: Diyaaradii Wufuuda Khaatumo oo Kasoo Degtay Taleex

 

Iyadooo ay Maanta Ay kasoo dageen garoonka Diyaaradaha (Sayid Maxamed Cabdile Xasan Airport ee Maagaalada Taariikhiga ah ee taleex Wufuud culus oo ay hogaaminayaan madaxda Sare ee Dawlad goboleedk khaatumo State.

 

Arinkaan Ayaa waxaa Si balaadhan Looga soo dhaweeyay Loogana Dabaal degeya dhamaan Deeganada Ku Xeeran Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex, halka dhamaan Shucuurta kala duwan ee Shacabka Khaatumona aan laqiyaasi karin.

 

 

Dhanka kale Maamulada hareeraha ee Hagar daamada Iyo Dhibaatada ragaadaay ladaba taagan Shacabka Ssc ee Maamulka Khaatumo State iyo dadka kasoo horjeeda Horumarka maamulka Khaatumo Ayaa waxaa dhankooda u yaala Tacsi baahsan.

 

sidoo kale Arinkan Ayaa wuxuu Fariin cad unoqday Dadka war xuma tashiilka ah ee kasoo horjeeda Hurumarka dalkooda iyo dadkooda.

 

dhamaan Shacabka khaatumo Iyo maamulkaba waxaa Loofa Fadhiyaa Sidii Loogu wada istaagi Lahaa Xoraynta deeganada iyo Sidoo kale Hurumarintoodaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

3.jpg

 

7.jpg

 

 

Diyaaraddii Xornimadda Oo Caga Dhigatay Caasimada Taleex

 

Wararka ka imanaya Magaaladda Caasimadda Maamulka Taleex ayaa Waxay Sheegayaan in si nabad qab ah ay u soo degtay Marki ugu horaysay Diyaaradda ka timid Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdisha.

 

Diyaaraddan ayaa Waxay Waday Wafti Madaxda Khaatumo iyo Isammadda Dhaqan oo ka Soo anbabaxay Magaaladda Muqdishu Maanta.

 

Sidda ay Saxaafaddu ku soo waramayso Arintan Ayaa Waxay Keentay Farxad iyo Damaashaad Magaaladda Caasimadda Taleex.

 

Halkaas oo ay dadka Magaaladda iyo Dhamaan Jaaliyadda Reer Taleex ay aad ugu Faraxsan yihiin Diyaaraddan ku Soo Degtay Magaalada Taleex.

 

Arintan ay Waxay Soo Dhawaynaysaa in Maamulka Khaatumo in uu helo ilo Dhaqaale iyo Xornimo Xagga Safaradda Dibadda iyo Wadanka Soomaaliya Gudahiisa ah.

 

Boocameonline.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Waryaa Taleexi, this aint Nafaqo but a real development beside the rants from many anti Khatumo, its leaders and elders freely landed on the capital of their admin, Taleex..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Waa ku diirsaday si heer sare ah - I can understand the "nafaqo" term can have multiple connotations. And I shall be more selective and be careful about how I frame my responses in the future. So much is done in Khatumo's political discourse and development however, so much is left to do........ I'm with those who believe "Be mind your own business", zero problems with your neighbors unless provoked coupled with having nominal relationship with the federal government in the capital.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this