Sign in to follow this  
A_Khadar

Ergadii Khaatumo ee Xamar ka soo noqotay oo ka soo degay Garoonka Sayid Ma'xed A Xassan ee Taleex

Recommended Posts

A_Khadar   

Diyaaradii ugu horeysay ee Abid soo caga dhigata Degmada Taleex oo Maanta ka degtay Garoonka Diyaaradaha ee Taleex

Garoonka Caalamiga ah ee Sayid maxamed Cabdile Xassan oo Dhowaan laga hirgeliyey Caasimada Maamulka Khaatumo ee Taleex ayaa maanta waxa soo Caga Dhigatay Diyaarad Siday Wefti Issimo iyo Wasiiro isugu Jira oo ka tirsan Maamulka Khjaatumo kuwaasi oo indhowaalaba ku maqnaa Caasimada dawlada Federaalka Soomaaliya ee Muqdisho

Weftigan oo ay Hogaaminayeen Issimada Deegaanada Khaatumo oo ay kamid ahaayeen Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamuud Garaad Maxamed, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil , Ugaas Cabdilaahi Ciise iyi Suldaan Siciid iyo Xubno Ka socda Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo ayaa waxaa Si Diiran ugu Soo Dhoweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Sayid Maxamed Cabdule Xassan Madaxweynaha Maamul Goboleedka Khaatumop Maxamuud Yuusuf Jaamac Indhosheel, Xubno ka tirsan Golayaasha Xukuumada iyo Garaad Cabdisalaan Maxamed Xassan.

Garoonka Diyaaradaha ee Taleex ayaa Duuliyaha Diyaarada Siday Weftiga Khaatumo uu ku tilmaamay Mid si heer sare ah looga Shaqeeyey.

 

READ

 

 

DSC03279.jpg

DSC03283.jpg

DSC03287.jpg

DSC03291.jpg

DSC03293.jpg

DSC03294.jpg

DSC03327.jpg

Madaxweyne Indhasheel welcomes Khatumo elders from Mogadishu

DSC03322.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Historic Day for Khaatumo Capital City Taleex

 

Waa Maalin Taariikhi Ah, Diyaaradii ugu Horeesay ee Soo Cagadhigata Sayid Mohamed Airport ee Caasimada Taleex

 

 

Daawo Sawirada Caasimada Taleex, Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State

 

Diyaaradii siday madaxdii Maamulka Khaatumo ee kasoo kicitimay Magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya kana kooban Gollaha dhaqanka ee Maamulka Khaatumo, Qaar kamida Gollaha wasiirada iyo Xunbno kale oo fara badan ayaa si nabad galyo ah maanta uga soo dagay garoonka diyaarada ee Degmada Taleex Sayid Maxamed Cabdulle Xasan.

 

 

 

Wufuudani oo si balaadhan loogu soo dhoweeyey Degmada Taleex ayaa waxaa soo dhoweyntooda kasoo qayb galay Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo State, Isimo, Waxgarad, Cuqaal, Qaar kamida Gollaha wasiirada Maamulka Khaatumo, Siyaasiyiin, Haween, Dhalinyaro, iyo Bulsha weynta Reer Taleex, iyadoona halkaasi ay ka hadleen qaar kamida wufuudani maanta kasoo dagay degamada, iyagoona dhamaantood ka xog waramay waxyaabihii u soo qabsoomay mudadii ay ka maqnaayeen Deeganada Maamulka Khaatumo.

 

 

 

Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamed, iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo halkaasi ka hadlay ayaa si weyn uga mahad celiyey dad weynaha iyo madaxda sida weyn usoo dhoweeyey, iyagoona sheegay in ay qayb weyn kasoo qaateen dhisida iyo taaba gelinta Xukuumada soomaaliya ee haatan.

 

 

 

Madaxweynayaasha Maamulka Khaatumo ayaa iyana geestood si weyn u soo dhoweeyey soo noqoshada wufuudani, iyagoona ku tilmaamay inay qayb laxaad leh kasoo qaateen isku keenida umada soomaaliyeed.Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, Garaad Saleebaan Garaad Maxamuud Garaad Maxamed, Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil , Ugaas Cabdilaahi Ciise iyi Suldaan Siciid iyo Xubno Ka socda Golaha Wasiirada Maamulka Khaatumo.

 

DSC032891.jpg

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

 

 

 

 

 

 

DSC03291.jpg

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

 

DSC03292.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

DSC03302.jpg

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

DSC03299.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC03294.jpg

Garaad Jaamac Garaad Cali

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

 

 

 

DSC03295.jpg

Garaad Jaamac Garaad Cali

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

DSC03322.jpg

Khaatumo President Mohamed Yusuf IndhoSheel

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

 

DSC03321.jpg

Khaatumo President Mohamed Yusuf IndhoSheel

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Sayid Mohamed Airport - Caasimada Taleex

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan is the taleex airport finalized is this the first actual plane landing at the airport well if it is good stuff , well done Khatumo.By the way Garaad jamac meesha wuu ku so dhuubtay reer konfureedki garaadka miyanay sooryeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khatumo%20has%20Landed%20Final_001.jpg

 

Sayid Mohamed Abdulle Hassan Airport oo ku yaal magaalada Taleex. Diyaaradan ayaa ah tii ugu horeysey oo sidey Isimo & madax ka tirsan maamul goboleedka Khaatumo State.(Dhegeyso)

 

Garaad Jamac Garaad Ismail ayaa warbaahinta u waramay isagoo ku sugan magaalada Airpotka sidii nabad gelyada ahayd ee ay uga soo degeen magaalada Taleex.

 

t1.jpg

Wafuuda Khaatumo State, Caasimada Mogadishu

 

t2.jpg

Soo Dhoweyntii Wafuuda Khaatumo State, Caasimada Mogadishu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafuudii Maamul Goboleedka Khaatumo State Ee Lasocday Diyaaradii Maanta Kasoo Dagtay Garoonka Sayid Mohamed Abdule Hassan International Airport ee Caasimada Taariikhiga ee Taleex

 

 

Golaha Dhaqanka Khaatumo State

 

 

- Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

- Garaad Jaamac Garaad Cali

- Garaad Gaamac Garaad Ismaaciil

- Ugaas C/llaahi Ciise Nuur

- Suldaan Siciid Maxamed

 

Dhanka Xukuumada Khaatumo State

 

- Wasiirka Madaxtooyada Mukhtaar Ibraahim Xabashi

- Wasiirka Arimaha Gudaha Yaasiin Axmed Sulub

- Wasiirka Amniga Maxamed Ducaale

- Afhayeenka Xukuumada Cumar Jaamac Saleebaan

 

 

Dhanka Aqoonyahanka Khaatumo State

 

- Dr. Maxmed Buraale Xassan

- Eng.C/llahi Axmed Cadaad

 

 

 

 

 

DSC03283.jpg

DSC03289.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I like magaca garoonka loogu magac daray. AUN Sayid Maxamed Abdulle Xasan waa halyeey u qalma in loogu magac-daro gegida diyaaradaha ee Taleex. Kudos to Khaatumo on this.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this