Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Isma lahayn

Recommended Posts

Abwaan   

Isma Lahayn Itoobiya ayaa ciidammadeedu xaruntii wasaaraddii gaashaandhiga ee Soomaaliya saldhig ka dhiganayaan markaas bay xeebaha Liido iyo Jaziira u dabaal tegayaan. Way oo way. Wallee taariikh xun taas baa la yiraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;897884 wrote:
Isma Lahayn Itoobiya ayaa ciidammadeedu xaruntii wasaaraddii gaashaandhiga ee Soomaaliya saldhig ka dhiganayaan markaas bay xeebaha Liido iyo Jaziira u dabaal tegayaan. Way oo way. Wallee taariikh xun taas baa la yiraa.

Thanks to USC SNM and SSDF

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@Maaddeey, SNF xaq u dirir bay malaha u ahaayeen isaga. What he is forgeting is the first man who landed in Somalia's territory from an Ethiopian Helicopter was Omar Haji Masalle. I think Duceysane knows that history better than us and he should not have left reer adoogiis out.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Maya, aniga kolley!. Kulligood including the USC baqti bay ahaayeen dhibaato dadka baday, e adigu ma SNF baad qiil u raadinaysaa?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this