Sign in to follow this  
General Duke

Xudun: Locals fight SNM militia..

Recommended Posts

Dagaalo u dhexeeya Somali land iyo Khaatumo oo ka dhacay Degmada Xudun ee Gobolka Sool.

Written by Admin

 

Dagaalo u dhexeeya Somali land iyo Khaatumo oo ka dhacay Degmada Xudun ee Gobolka Sool.

 

Xudun ( SPR ) : Maamulka Khaatumo ayaa qirtay Dagaal khasaaro Dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,Waxaana dagaalkaasi ay uga horyimaadeen Ciidamada Maamulka Somali land ee Deegaankaasi.

 

 

Sarkaal ka tirsan Maamulka Khaatumo oo lagu Magacaabo Maxamed Cumar ayaa sheegay in dagaalkaasi ay qaadeen Ciidamadooda,ayna ka dambaysay Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Maamulka Somali land oo uu sheegay in deegaankaasi si khasab ah la damcay in looga hirgaliyo.

 

Si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay Dagaalka,waxaana jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray Labada dhinac ee Dagaalamayay,iyadoona dhanka Maamulka Somali land dhaawacii iyo dhimashadii dagaalkaasi kasoo gaaray la sheegay in la geeyay Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool oo uu Maamulka Somali land ka arimiyo xiligan.

 

Dagaaladan ayaa daba socday Rabshado la xiriira Doorashooyinka Goloyaasha Deegaanka Somali land oo maalmihii aynu soo dhaafnay ka taagnaa Degmada Xudun iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag oo aanu Maamulka Somali land ka arimin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somaliland: Skirmishes in Hudun as Polling gets underway

 

 

Heavy Fighting has taken place in the Hudun district of Sool between Somaliland armed forces and khatuumo militias which are being supported Puntland forces.

 

Somaliland army Chief General Shaqaale in a press statement said the army had repulsed an offensive launched by the militia on the eastern fringes of Hudun town aimed at scaring voters taking part in the electoral Process.

 

We have inflicted a heavy blow on the enemy said General Shaqaale in the brief statement

The Presidential Advisor for the eastern regions Hon Fuad Aden Cadde who is currently in the town confirmed that earlier today when voting was set to begin in the town of Hudun some elements with the intention of intimidating voters fired shots.

 

Hon Fuad Aden Cadde said the fighting was contained in the eastern fringes of Hudun far from the center of town; he praised the swift reaction of Somaliland defense forces in repelling the mercenaries.

 

Both Sides have suffered fatalities with two soldiers from the national army dead and two militiamen reportedly dead ,the number of injured is still to be determined.

 

The Situation on the ground in Hudun Town is now calm but tensions are still high, the national army has been placed in full alert.

 

Somalilandpress.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

aalada Xudun oo Qasan,Dagaalo ka qarxay iyo codbixintii oo meesha ka baxday!

Written by Qarannews

Nov 28, 2012 at 05:32 AM

 

Xaalada Xudun oo Qasan,Dagaalo ka qarxay iyo codbixintii oo meesha ka baxday!

 

Ceerigaabo-(Qaran-news)- Maleeshiyaad hubaysan oo ku abtirsada Khaatumo State laakiin asal ahaan ka soo jeeda degaanka Xudun ayaa saaka weerar bahalnimo ah ku qaadey magaalada Xudun gudaheeda halkaas oo Komishinka Doorashooyinka Somaliland u qoondeeyeen in codbixintu saaka ka bilaabmato ,lana geeyay sanaadiiq iyo waraaqihii codbixinta.

 

Hase yeeshee codbixini kamay suurto gelin ka dib markii ay rasaas ku soo fureen magaalada maleeshiyada Khaatumo State oo ujeedadoodu ahayd inay carqalad geliyaan habsami- u- socodka codbixinta balse waxaa si degdeg ah ugu jawaabey ciidanka Somaliland ee ku sugan degaanka Xudun oo la sheegay awel horeba inay diyaar u ahaayeen ,dibna u riixay maleeshiyadii

 

Yeelkeede waxaa meesha ka baxday cod-bixintii taas oo aakhirkii sababtay in Sanaadiiqdii dib loogu soo raro degaanada Bohol iyo meelo kale,wax cod-bixina oo Xudun ka dhacday iyo mid ka socotaa toona ma jirto habayaraatee.

 

Isku soo wada duuboo ilaa hadda xogaha soo gaadhayaa Qarannews may sheegin wax khasaare ah oo ka badan is rasaaseyn dhexmartay Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka Khaatumo state.

 

Qarannews

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dagaalkani ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka Khaatumo State ay weerar ku qaadeen Degmada Xudun oo ka tirsan Gobalka Sool.

 

 

Wararka ayaa sheegayaa in dagaalka uu yahay mid xoogan islamarkaana uu jiro khasaaro kala duwan oo labada dhinac soo kala gaaray.

 

Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa usheegay warbaahinta in weerarkaasi ay qaadeen dhankooda.

 

Wuxuu sheegay in sababta ka dambeysa weerarkaasi uu yahay in maamulka Soomaaliland ay doonayeen inay ay doorashooyinka golaha deegaanka ay ka bilaabaan Degmada Xudun ee Gobalka Sool.

 

Inkastoo iminka aan si dhab ah loo ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi ayaa hadana wararku waxa ay sheegayaan inuu jiro khasaaro labada dhinac soo kala gaaray.

 

Xaalada ayaa hada waxa ay tahay mid kacsan iyadoo dhinacyada halkaasi ku dagaalamay aysan kala fogeyn oo ay isku agdhaw yihiin.

 

Masuuliyiinta maamulka Soomaalilan ilaa iyo iminka majirto wax war ah oo kasoo baxay dhankooda kaasi oo ku aadan dagaalka ka qarxay Degmada Xudun ee Gobalka Sool.

 

Shalay ayeey aheyd markii maamulka khaatumo state uu digniin ujeediyay shacabka reer Soomaaliland taasi oo ku aadan inaysan Degmada Xudun ka dhigi karin doorasho golaha deegaanka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

It's difficult to some people to give Khatumo the credit for removing SNM's militia from Xudun.

 

Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Bulshada ee Maamulka Khaatumo C/fataax Cismaan Dhalac oo waraysi gaar ah siiyey Radio Khaatumo codka shacabka deegaanada Khaatumo state ayaa waxa uu ka hadlay dagaalkii maanta ku dhexmaray duleedka Degmada Xudun ee Gobolka Sool ciidamada Maamulka Khaatumo iyo Malayshiyada SNM, isagoona Wasiir ku xigeenka ayaa ka xog waramay inta uu ka ogyahay khasaaraha soo kala gaadhay Malayshiyaadkaasi iyo waliba waxa ay damacsanaayeen.

 

Wasiir ku xigeenka ayaa sidoo kale sheegay in ciidamada Maamulka Khaatumo ay gudaha u galeen Degmada Xudun isla markaasna ay si weyn u soo dhoweeyeen dad weynaha ku dhaqan degmadaasi.

 

Hadaba mar aan wax ka weydiiyey wasiir ku xigeenka waxa uga qorshaysan Degmada Xudun ee Gobolka Sool ka maamul ahaan ayaa waxa uu yiri” Waxaa naga go’an ka maamul ahaan in ay xorayno guud ahaabna Deegaanada ay gacanta ku hayaan Maamulka SNM isla markaasna aan xabad kaga saarno”.

 

Qaar kamid ah dad weynaha ku dhaqan Degmada xudun oo la hadlay Radio Khaatumo ayaa waxa ay sheegeen in ciidamada maamulka Khaatumo ay guud ahaanba ku wareejisan yihiin Degmada xudun isla mar ahaan taana ay fadhiisimo cusub ka samaysteen duleedka magaalada. Hadaba warbixin aan ka diyaarinay dagaalkaasi Halkan Hoose Ka Dhagayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

The fighting occurred outside Xudun town in the rural areas east of Xudun, the town is in the hands of Somaliland. Much ado about nothing.

 

 

A_Khadar;893835 wrote:
I dagaalkii maanta ku dhexmaray duleedka Degmada Xudun ee Gobolka Sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Saalax;893843 wrote:
The fighting occurred outside Xudun town in the rural areas east of Xudun, the town is in the hands of Somaliland. Much ado about nothing.

Ku noqo awowee..

 

Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac (Indho Sheel ) Ayaa Ka waramay Xaalada guud ee dagaalkii saaka ka qarxay Deegaanka Xudun.

 

Sidooo Kale Madax waynaha Ayaa Sheegay Inay Wali Xiisadu Kacsantahay Ugu danbayntana Wuxuu Ka Hadlay Qasaaraha & Halaaga Loo Gaystay Maleeshiyada Maamulka SNM.

 

 

Khatumo president in Taleex as we speak now.. Indhasheel

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;893844 wrote:
Reer xudun great people

They are great for resisting so mightily. Expect others of SOOL to join them and I hope you will consider them all great when they chase the SNM militia back to Burco. Which will happen sooner rather than later..

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;893848 wrote:
They are great for resisting so mightily. Expect others of SOOL to join them and I hope you will consider them all great when the chase the SNM militia back to Burco. Which will happen sooner rather than later..

No one is resisting adeer any one the people just wanted more ballot boxes its part of the democracy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;893854 wrote:
No one is resisting adeer any one the people just wanted more ballot boxes its part of the democracy.

Your not even a good propagandist. You have been thwarted everywhere you turn. Sanaag is out of your control and the Khatumo groups are starting to find their feet. Learn from the past and change course lad. Change course before its too late..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this