Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Another War Criminal Found Liable

Recommended Posts

Abwaan   

Waa runtaa it was called Bermuda for a reason laakiin dadkii joogey nimanka gaagaaban ee aad sheegeyso isma oran ee xaafadda waxaa u badnaa rag kale. Cabdalle Yuusuf Hanuuniye kooxdiisa, isaga xitaa wuu deganaa. Hotel Wehliye xitaa yaa lahaa? I kow oday Cismaan Axmed Rooble AUN iyo koox kale inay deganaayeen. Warkii oo Kooban, Kuwaitian baa ku badnaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaalida inta kaloo dhan intay is disho bay hadana shaaha wada cabaan waa SNM kaliya waxa gaalada tolka ka dhigta oo uurku taalada badan sidii gabar muraayadii ka jabtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Gooni, anba waan la yaabay sheekadaan. Dulmiga Soomaaliya ka dhacay waa ka weyn yahay mid qof iyo labo dibedahal aga dacweeyo. My argument is Soomaali caddaalad weli ma barane Ilaah ha loo daayo aan waxba ka qarsoonayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Abwaan;892321 wrote:
Gooni, anba waan la yaabay sheekadaan. Dulmiga Soomaaliya ka dhacay waa ka weyn yahay mid qof iyo labo dibedahal aga dacweeyo. My argument is Soomaali caddaalad weli ma barane Ilaah ha loo daayo aan waxba ka qarsoonayn.

l mudug

 

In la xisaabtamo cadaalad laysku waraysto waa arin wanaagsan laakiin sidaad u sheegtay qabyaaladeenu waa indho la'aan ayadiibaana keenaysa in cid danbi gashayba nalaga waayo qaybdiid waa madaxweynaha galmudug oo xaqa ah,cismaan caato waa ganacsade aan hotelka kasoo bixin riyaale wakaaladda biyaha ayuu u shaqayn jiray, cabdilaahi yuusuf allaha u naxariistee waxaan lagu abaal mariyay madax weynaha soomaaliya,hiiraale iyo yalaxow waa xildhibaana matala qabiilkooda halkaas waxaa ka muuqda in la is cafiyay

 

SNM waxooda waa is tus iyo xniinyo taabad garaamka gaalku bixinayo cid kale uma ogola,catowgay iska jecel yihiin iyo ingiriis dhala iska dhiga

Meel kasta oo soomaaliya ku taala dadkii dambiga galay waa joogaan,markii salaadda la adimana qof kastaa masaajidkuu galaa,xisaabta alle' ha loo daayo sidaad u sheegtay abwaanow

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni hadad ogitihid qof cadalaad daro sameyey oo dad masaakin ah laayey dee so dacwee oo cadayn keen oo maxkamad uga yeedh , laakin ha odhan dadki wax laga dilay ha iska amuusan. its for you to bring them to justice haday wax ka laayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX dadka lagu laynayo LA, Kalshaale iyo dhulkaas iyaguma basal baa? Adigaaba ka mid ah dadka aadka u taageersan arrintaas ee ka warran.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haday dadkaasi rabaan in ay dacweyaan madaxda Somaliland they are free to that cid hortaagan anigu ma arko. Wa inay maxkamada caalamiga tagaan oo cadeymo so dhigaan. Calaamka horumaray ba garta ino naqaysa i trust the juridical system of the free world.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji Xunjuf;892378 wrote:
Gooni hadad ogitihid qof cadalaad daro sameyey oo dad masaakin ah laayey dee so dacwee oo cadayn keen oo maxkamad uga yeedh , laakin ha odhan dadki wax laga dilay ha iska amuusan. its for you to bring them to justice haday wax ka laayeen.

Suldaan hadaan ogahay cid loo dacwoodo dad badan baan dacweyn lahaa oo siilaanyo ku jiro marnaba uma tageen garyaqaan reer galbeeda oo leh hadaad kufto nasoo wac ama baraf ku daqro si aan wax kuula qabano,shaqaala'aan iyo boob baa jira ninyahow,

 

Waxaan xasuustaa anagoo dhalinyaro ah yaa waxaa naloo diray tababar dawladii dhexe markaan mudo joognay yurubta bari yaa mid nala hurday subixii snm noqday markaasuu yiri war anigu yurubtaa galbeed baan iska dhiibayaa! waxaan waydiinay oo waayo?

 

Markaasuu yiri dalkii ku noqon maayo iyo afweyne! waa kow, maxaad samaynaysaa marka? waxaan odhanayaa feedhahaa dabka iiga yaala waa lay toojar gareeyay,waxaan ku niri saaxiib gaaladaan lama siri karo dabkaana way garanaysaa in sedex jirkii markaad yarayd ood ciida cuntay dhaqan ahaan laguu gubay ee wax kale u sheeg, taasi waxay ku tusaysaa inaan hal dhinac kaliya wax ka shiilayno saaxiib

 

by the way heesta calanyahow waa ka helay abwaan xasan ganey xagee ku dambeeyay? ma noolyahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
"Soomaali waa is wada dishay" ku lahaa ................ Soomaali 1991 bay is wada dishay adeer .. wixii ka horreeyay DOWLAD baa dadka laynaysay kuwaas baana la soo qabanayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

JB dowlad iyo dowlad la'aan Soomaali waa is dishey. Dowladduba dad Soomaali ah bay ahaayeen ee ma ahayn Itoobiyaan iyo quruumo kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kala saar Qabiilooyin is dilay ,,, Iyo dowlad isku dhan oo cid ku duushay sxb. Hadii aynu caqligii reer hebel ku hadlayno ma fahmaysid ee is dhaafi, hadiise aynu International law iyo aqoon ku hadlayno, you know what I'm talking about.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

JB, cuqdaddaada haddii ay International law kuula muuqato waa wax kale balse Soomaalidu ma kala fadli badna. Dowladna keligaa wax kuma yeelin and don't pretend that you and your cousins are the only victims.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Other victims haday cid maxkamad saaraan yaa u diiday ?? ,,,,,, Adigaa cuqdad u haysta laakiin adigoo sidaa u fadhiya ayaa kolba mid maxkamad la soo taagayaa ... Samater was one ,, this one is two ,,, sidaasay ku soconaysaa.

 

Just sit tight and call it cuqdad ....

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan JB is right there is a difference between armed warfare between various tribes , and a government killing its own people. Abwaan no one is withholding you from going to the international courts all over the world to file a lawsuit case, against an alleged war criminal. I don think JB said his people were the only people who were murdered. Ofcourse there were other cases but no one is stopping them to seek justice?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this