Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Another War Criminal Found Liable

Recommended Posts

Abwaan   

Jacaylbaro;891964 wrote:
:D
... He thinks it is SL who is doing this dee ............ Waar ragii wax la yeelay baa cad goosanaya iyagaana garanaya cidii wax yeeshay ee u dhaaf

Soo adinkaan ka daba mashxaradaya,sidee baysan Somaliland u ahayn? Oo hadda maxaa la oranayaa ninkaan bay kula tahay? Maraykanka ayaa in laga masaafuriyo laga yaabaa, then what meel kale ayuu ku noolaan inta nolol u hartay. It is not like in la xirayo amase xoolo laga helayo. Waxa Soomaaliya ka dhacay maba laga bixi karo xisaabtooda, Soomaalina caddaalad ma taqaanee qabyaalad baa indhaha tirtay sidaan u baddanahay, marka sidaas awgeed baan u leeyahay Ilaah ha loo daayo, ee ma lihi qofna dembi ma gelin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;892052 wrote:
abwaanow whats up with shakiga, what did you do in the 90s?
:D

Oba alxamdulillaah inaan is hubo oo aan shaki igu jirin. Wax xun cidna kuma samayn. I actually risked my life for peace. I was a member of USSY. Qofkii yaqaan baa yaqaan, waxaa raggii aasaasay ka mid ahaa Elman Cali Axmed AUN, isaga ayaana guddoomiye noo ahaa, markii dambena xitaa naftiisa ku waayey. waa meeshii ay ka soo billabatay fikraddii "qoriga dhig, qalinka qaado"I don't even know inaad waagaas caqli lahayd.:D I was a young man who loved peace and when I noticed that was not happening I left Somalia.

Oba waa su'aale adigu maxaad samaysay? Adigaaba dhihi doona masaasad baa caano la igu siinayey.:D Meeshan SOL ee nimanku is carruurayanayaan baanba la yaabay.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan was a peace activist LOOOL war yaad ku ciyareesa, you where them USC wiilashi indhihii Guduudna. :D

 

Anigu ninyahow i was fighting in Bermuda triangle ninyaho qofkii yaqaan ba yaqaan. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;892139 wrote:
Abwaan was a peace activist LOOOL war yaad ku ciyareesa, you where them USC wiilashi indhihii Guduudna.
:D

 

Anigu ninyahow i was fighting in Bermuda triangle ninyaho qofkii yaqaan ba yaqaan.
:D

lol Oba, if you survived Bermuda you must have multiple gunshots...you are not from Ceel Hindi..why did you go there? You cannot claim it was a self defence.

 

Carafaat adiga weli isku dirkii Koofurta ayaad waddaa ee dhibka jooji. I don't even know if there was such a song.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat, ninkan Abwaan have no problems with dadka dhan caddaaladda halagu qaado but Wuxuu ka didsan yahay caddaaladda dadka qaar un lagu qaadayo. War screen baa lagu dhuumanayaa ee who knows adinkuba waxaad tihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

inshallah cadalad wee iman. Oday madooba ayaa hada ka hor yiri 'cadalad la'an meel ka jirta, wexe noqotaa cadala xumo meel kasta sameysa'.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;892144 wrote:
lol Oba, if you survived Bermuda you must have multiple gunshots...you are not from Ceel Hindi..why did you go there? You cannot claim it was a self defence.

 

Carafaat adiga weli isku dirkii Koofurta ayaad waddaa ee dhibka jooji. I don't even know if there was such a song.

man bermuuda libaaxyo baa joogay ninyaho do you remember them gaabgaab wacbuudhan men

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Oba I used to live in Ceel Hindi once, near garaashka Xuseen maalin AUN, ee naga daa waxaad rabto hannoo sheegine. It was before 1990 though.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this