Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Mujaahid Shariif Sheikh Ahmed Leaves Somalia to start a Masters degree in Boston Uni

Recommended Posts

Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho, iyadoo labo diyaaradood ay kala qaaday isaga iyo qoyskiisa oo tan iyo markii looga guuleystay doorashadii September ku sugnaa caasimada Muqdisho.

 

Shariif ayaa waxaa ku sii sagootiyay garoonka diyaaradaha Muqdisho, Xildhibaano, siyaasiyiin iyo dad aan ugu dhowaa, waxaana xubnaha sagootiyay ka mid ahaa xubno wasiiro ka soo noqday Xukuumadihii uu soo dhisay.

 

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore Shariif iyo qoyskiisa ay magangalyo siyaasdaeed ka heleen Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni, oo ugu yaboohay deegaan, markii uu si xor ah u wareejiyay xilka madaxtinimada Soomaaliya.

 

Ilo wareedyo ku dhow dhow Madaxweynihii hore ayaa sheegaya in marka uu tago Kampala uu uga sii gudbi doono dalka Mareykanka, gaar ahaan Jaamacada Boston oo uu ku diyaarin doono Master Degree, iyadoo ilaa 7-kun arday oo ka qalin jebisay jaamacadaas uu khudbadn u jeedinayo.

 

Sheekh Shariif ayaa la sheegay in horay loogu casuumay jaamacadaas, oo horay khudbado uga jeediyeen Madaxweynayaal la soo doortay, markii laga guuleystay si cadaalad ah xilka u wareejiyay, waxaana uu noqonaya Madaxweynihii 7aad ee khudbad ka jeedinaya jaamacadaas.

 

Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xilka madaxtinimada Soomaaliya qabtay sanadkii 2009-kii, doorasho ka dhacday dalka Jabuuti, waxaana 10-kii bishii September ee sanadkan looga guuleystay doorashadii u horeysay muddo 40-sano oo Muqdisho ka dhacda.

 

shariif-cade0.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol.....I already commented on this article on another thread. I was just clarifying that dee. I don't like for the public to be mislead.:D By the way the guy with the file, looking down ma kasee?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

It looks like Maxamed Macallin. The Head of the French Department of the Languages Faculty, Somali National University. Maba duqoobayo...Ma is dhihi lahayd ninkaan baa 22 years ago a French Lecturer at SNU ahaa? Maasha Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

Give me a break!, the man was offered a farm by his old mate Museveni and doubt very much this story that he is off to study!. looool, imagine him at boston uni loooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Odey;889832 wrote:
Give me a break!, the man was offered a farm by his old mate Museveni and doubt very much this story that he is off to study!. looool, imagine him at boston uni loooool

its a true story

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

War that is him...He lived in France? Came to the UK around 2004? I don't know whether it was for a Holiday or for good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Odey   

oba hiloowlow;889840 wrote:
its a true story

 

looool, saaxib sheekada caruurta lugu seexiyo naga daa dee, runta anaguba waanu kaa ognahaye. Adeerkaa in aad faanisisd oo dhistid kuuma diidanin, laakin sanka hadaad naga soo galisid waanu hindhisin!!! naga qalee saaxib

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this