Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Professor Gandi founder of Azania state arrives in Kismayo +PICS

Recommended Posts

Prof Gaandi oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey garoonka Kismaayo.

 

KISMAAYO-(WN)-Prof Maxamed Cabdi Gaandi ayaa shalay waxa uu ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismayo

 

Prof Gaandi oo sidoo kale ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka cusub ayaa noqonaya xildhibaankii ugu horeeyey oo baarlamaanka cusub ka tirsan oo kasoo jeeda Jubbooyinka oo halkaasi gaara.

 

Mas’uulkani ayaa la socday gudigii farsamada ee maamul u samaynta Jubbooyinka oo uu ka mid yahay saxiixayaasha heshiiskii IGAD, waxaana wafdiga ka mid ahaa odoyaal kale oo deegaanka Jubaland ka soo jeeda

 

Sheekh Axmed Madoobe oo ka mid ahaa ragii soo dhoweeyey gaandi, ayaa waxa la sheegay inay garoonka si xamaasad ku jirta isugu salaameen, iyagoo xabad isku qaaday, Sidoo kale kaftamay,

 

Midka mid ah wariye taagnaa goobtii lagu soo dhoweeyey Prof Gaandi ayaa xaqiijiyay in Axmed Madoobe uu hadalo Kaftan ah ku yiri intii ay taagnaayeen Garoonka, Ka dibna waxay wada raaceen gaari Landcruser ah, Halka Wafdiga Intiisa kale ay raaceen gawaarida qafilan ee AMISOM,

 

Goobtii qadada ee Jaamacada Kismaayo ayaa sidoo kale si weyn loogu soo dhoweeyey Prof Gaandi, Qadada ka dib dhamaan xubnihii wafdiga waxay kulan qaas ah ku galeen aqalka Madaxtooyada oo Sheekh Axmed madoobe fariisanka u

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^XX is setting up the agenda and trying to build up some hype. XX used to surf up the net searching for negative news about PL. Jubaland is the new Puntland for him. Talk about giving up one addiction for another :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

XX is posting old news out of sheer desperation. Poor secessionist he has lost the plot with regards to Somalia. Even his hero Faisal Warrabe has given up on the secessionist delusion...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Ninkaan XX un haloogu wado. I only call him XX because qof aan soo xajin Xaaji lama dhaho and I am not sure inuu soo Xajiyey.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

Im sick and tired of people like general duke who equate support for somaliland with being a self-hating somali, who no longer believes in soomaalinimo. Somaliland and Somalia had a political divorce, not a cultural one. No one loves soomaalinimo more than Landers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wadani   

He was talking about Soomaalida from kilinka shanaad. His statement was taken out of context. Trust me, if he actually meant xabashida I'd be the first to disown him even though he's a family friend.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this