Sign in to follow this  
Abwaan

Federaalka Cayaarta Ka Daa....

Recommended Posts

Abwaan   

http://waagacusub.com/images/Galmudug%20Ministers%20.pdf

 

Maqaalka kore ayaa igu dhaliyey inaan isku duwo sadarradan hoos ku taxan:

 

Galmudug wasiirrada badan ka daa

Khaatumo madaxweyneyaal ka daa

Somaliland waa muqaddas ka daa

Puntland one-third ka daa

Kismaayo boobka ka daa

Xamar ha degin ka daa

Geedaha jarista ka daa

Dhuxusha dhoofiska ka daa

HAG nabka ka daa

Qaybdiid madaxweyne ka daa

Faroole faanka ka daa

Horseedmedia xiridda ka daa

Xisbiyada xoogga ka daa

Siilaanyo waa siyaasi ka daa

Soomaaliya kala go'a ka daa

Eighteen May xuska ka daa

Madaxweynaha cayda ka daa

Wasiirrada tobanka ka daa

Baarlamaanka mooshin ka daa

Shicibka caaddifadda ka daa

Askarta janannada ka daa

Safaaradaha badinta ka daa

Maryooleey silica ka daa

Siyaasadda fadhi-ku-dirir ka daa

Badeecada bugta ka daa

Daawada khiyaanada ka daa

Kaabsolka burka ka daa

Magaalada qaadka ka daa

Miyigana tubaakada ka daa

Maqaayadaha sigaarka ka daa

Ubadka murugada ka daa

Aabaha muranka ka daa

Hooyada xaqiraadda ka daa

Gabdhaha liididda ka daa

Wiilasha luminta ka daa

Weriyeyaasha dilka ka daa

Wadaaddada dhibka ka daa

Qurbo-joogta jago-doon ka daa

Qaxootiga buufiska ka daa

Paltalk qaylada ka daa

Abwaan murtida ka daa

MMA wax tirtir ka daa

Taleexi tijaabada ka daa

Jacpher tartanka ka daa

Che ha ila doodin ka daa

XX Koofuriyaan ka daa

Duke Mowduuc tixid ka daa

JB topic maad ah ka daa

Mooge mucaaradka ka daa

Abtigiis tola'ayeey ka daa

Xiin Gaas ha tago ka daa

Yunis xisbiga Tayo ka daa

Samafal danaano ka daa

Apophis Garissa aad ka daa

Maadeey baadigoob ka daa

Blue tusaalaha ka daa

Narniah ma gabar baa ka daa

Aaliyyah how is Toronto ka daa

Labellavida ila tali ka daa

The Zack galti ka daa

Alpha tamashlaha ka daa

Oba waa tegaa ka daa

Wyre tarxiilka ka daa

Dr. Osman Puntland daa ka daa

Nin-Yaaban Soomaali xiran ka daa

SOL qabyaaladda ka daa

Admin-kana eexda ka daa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Sounds like HAG work to me, why you posting this, is Puntland 1/3 or do you count 25% or over 150,000 km2 without Sool and Sanaag, this is HAG logic and doesn't reflect much reality on the ground.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this