Sign in to follow this  
Yunis

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka soo dabcay Mowqifki u ka tagnaa Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo

Recommended Posts

Yunis   

Kisymayo24 - Madaxweynaha Somalia Xasan Sheikh Maxamuud ayaa manta mar uu warbaahinta kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu si fog uga hadlay arimaha Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa uu shegay in Shacabka Jubbaland ay tahay in ay ayagu ayahooda ka taliyaan isla markana ay so xulankaraan hogaamiyihii maamuli laha .

 

Madaxweynaha waxaa uu sido kale sheegay in Dowlada Somalia aysan ogolan doonin in dagaalo sokeeye iyo qalalaaso siyaasadeed ay ka dhacaan gobolada jubboyinka iyo Gedo.

 

Madaxweynaha ayaa waxaa uu sido kale sheegay in Maamul usameynta Guud ahaan Gobolada Somalia Dowlada Somalia ay ku leedahay kaalin fududeeyn ah Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo na kuwaas la mid noqon doonan.

 

Hadalka Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku soo aday Xili Raisulwasaaraha Somalia Dr Saacid uu Mowqif adag ka istagay Maamul usameynta Jubboyinka iyo Gedo.

 

 

listen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

Raisulwasaare Dr.Saacid“waxan taagersanahay in shacabka Jubboyinka iyo Gedo ay samaystan Maamul Goboleed“

 

Kismayo24 - Raiisul Wasaaraha dowladda Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC ku sheegay in uu ku faraxsan yahay in baarlamaanak Soomaaliya ay ansixiyeen xukuumaddiisa.

 

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku ammaanay go’aanka ay xildhibaannada ku taageereen dowladiisa oo uu sheegay in tirada sabab uu u yareeyay ay tahay sidii ay isbeddel deg deg ah u keeni lahayd.

 

Raiisul Wasaare Saacid, waxa uu sheegay in markii uu eegay duruufta Soomaaliya iyo dhaqaalaha dalku heysto ay qasab ku noqotay dowlad kooban.

 

Waxa kale oo uu ka hadlay sababta uu uu xukuumaddiisa ugu soo daray, Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan oo ka soo jeedda Somalilan.

 

Raiisul Wasaaruhu waxa uu yiri “aniga ma qabo in Fawsiya ay ku jirtay kala go’a, oo ay olole gaar ah gashay waxaan arkay dastuurka xisbigeeda”

 

Waxa uu sheegay in sabab uu uga shakiyo aanay jirin Fawsiya iyo dadka kale ee ka tirsanaa jabhaddii SNM.

 

Raiisul Wasaaruhu waxa kale oo uu ka hadlay maamul u sameynta magaalada Kismaayo oo uu sheegay in ay dowladdu ka soo saartay qoraal siyaasadeed oo waafaqsan dastuurka, kaasi oo ah in ay ku taageeraan dadka degaanka inay maamul sameystaan.

 

 

listen

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Haday ku oran ma'uusan yeeleen hadaysan puntland bayaanka cad soo saarin, ama raas kaambooyin baa meel dhexe uga hor yimid wafdigii madaxweynahu soo diray, intay tuulooyinkii ay meel xor ah uga noolaayeen somaaliya kenyati ku salimeen!!

 

Madax waxaa loo doortaa in laga dambeeyo loo samro ayagoon kursigii bacda lahaa wali ku fiiriisan baan mucaaradnimo kala hortagnay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this