Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO: Wafuuda Dowlada KHaatumo State oo Gaaray Magaalada Boocame

Recommended Posts

Liibaan   

Calanka-Khaatumo-Khayr.gif

calankakhaatumostateofsomalia.gif

 

 

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Daawo Wafti Khaatumo Ah Oo Uu Hor Kacayay Wasiirka Maaliyada Oo Gaaray Boocame

 

 

Wafti uu hogaaminayay Wasiirka maaliyada Khaatumo Cismaan Axmed jeex ayaa waxay gaadheen Degmada Boocame iyaga oo bulsha waynta ku dhaqan Boocame la yeeshay kulan.

 

 

 

Wasiirka oo la kulmay Odayaasha dhaqanka,Ururada iyo Dhalin yarada ayaa waxa ay uga war bixiyeen xaalada maamulka Khaatumo iyo meesha uu hada marayo isaga oo sheegay in ay Khaatumo ku socoto xawli.

 

 

 

Dhanka kale ayaa waftidu waxa ay ka hadleen sidii loo hor marin lahaa Degmada Boocame iyo sidii maamulka loo gaadhsiin lahaa deegaanada kale ee Khaatumo,balse ay hada doonayaan in ay hour mariyaan degmooyinka ay maamulayaan.

 

 

 

Wasiirka maaliya Cismaan Axmed Jeex ayaa sheegay in ay doonayaan in ay ka hortagaan sanaaduuq ay maamulka Somaliland doonayaan in ay geeyaan magaalooyinka Khaatumo hase yeeshee ay kaga hor tagayaan arrintaa.

 

 

 

Isagoo sidoo kalena u digay maamulka Puntland oo uga digay fariin uu u diray dibin daabyada ay kula jiraan isaga oo xusay in ay taariikhdu xusi doonto waxa foolxumada ah ee ay kula kacayaan reer Puntland.

 

 

 

Kulankan ay maamulka Khaatumo ku doonayaan in ay ku hor mariyaan Deegaanada khaatumo ayaa waxa uu imaanayaa iyada oo dhawaan ay maamulka Somaliland ay la wareegeen Degmo ka tirsan Gobolka sool.

 

 

 

Dhanka kale maamulka Khaatumo ayaa wafti ay hogaaminayeen Madax wayne Indha-Sheel iyo Axmed karaash ku maray booqasho Degmooyin ka tirsan Gobolada Sool, Sanaag, Iyo Cayn.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;887849 wrote:
Good news Liibaan make sure the garowe clan enclave doesn't visit Khaatumo areas like Bocaaame.

 

To achieve peace and unity in our country Somalia , Somalis in Khaatumo, Puntland, Somaliland, Jubaland, Galmudug will have to talk/visit to each other. All somalis are welcome in Khaatumo State of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Apparently, Khaatumo takes more burden of Somalia problems yet does not complain. I call more development and bottom-up approach for government structures.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this