Sign in to follow this  
Mooge

violent demonstrations in Jubbaland against Xasan Qoslaye and his HAG policies

Recommended Posts

Mooge   

Abwaan;887305 wrote:
Lol@typical reer Mudug celebratory style:D....WaryaaMooge dhinacii kale maka daashey?
:D
. Dadkaan aad ku ciyaarayso baan u yaabanahay adiga waan ogahay meeshaad ka xanaaqsan tahaye.

War Abwaan, nimankiina HAG nin aan wax fahmayn bad noo soo dhoodhoobteen. Bal la hadal Asha and the other HAG overlords ninyoow and tell qoslaye to stop the nonsense.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;887307 wrote:
Maaa hada shariif la jeclaaday where is abtigiis he was the biggest hassan sheikh supporter in the final round of the elections

 

These people are qabiil driven . Nothing logical here. A person that was cheering for the president yesterday now calling all sort of names.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

XX, adiga iyo nimankan reer Mudug-ba ciddaad siri kartaan sira....Hassan Sh. Waxba yaan Kismaayo iyo stuff loogu marmarsiiyoon dano kale ayaad leedihiin, laakiin idiin shaqayn mayso Insha Allaah.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mooge;887309 wrote:
War Abwaan, nimankiina HAG nin aan wax fahmayn bad noo soo dhoodhoobteen. Bal la hadal Asha and the other HAG overlords ninyoow and tell qoslaye to stop the nonsense.

Mooge, tissue badan china ka dalbo haddii aadba heerkaan mareysid. The good thing is awal baadan ciidan Koofurta difaaca Gaalkacyo ka keenin, xoogaagii ugu dambeeyeyna maalintii ay diyaaradda raaceen waan wada ogsoonnahay. Koofurta waa la nabdayn insha Allah, Soomaalina waa isku imaan, waan dareemi karaa xanaaqan tirada badan waayo markii hore ayaad rajo waalan iska gelisey kursiga Xasan Sh. Niman Damul-Jadiid la dhaho ayaa dhxda u istaagey oo 2-0 ku diray. Waxani waa siyaasad defeat-na waa la iska qaataa. Ma Romney baad ka liidataa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaanow aniga haa i masabidin mudug boys shaqo kuma lihi madaxweyne xassana xumaan kama sheegin

 

Nimanka mudug jooga mala dano kale bey leeyihin laakin xunjuf mar walba wa xal raadis

 

Ninki abwaano isna beryahan muxafaad ah war sheekadu wasiir ka weyn meesha beryahan idin shidan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

Mooge, tissue badan china ka dalbo haddii aadba heerkaan mareysid. The good thing is awal baadan ciidan Koofurta difaaca Gaalkacyo ka keenin, xoogaagii ugu dambeeyeyna maalintii ay diyaaradda raaceen waan wada ogsoonnahay. Koofurta waa la nabdayn insha Allah, Soomaalina waa isku imaan, waan dareemi karaa xanaaqan tirada badan waayo markii hore ayaad rajo waalan iska gelisey kursiga Xasan Sh. Niman Damul-Jadiid la dhaho ayaa dhxda u istaagey oo 2-0 ku diray. Waxani waa siyaasad defeat-na waa la iska qaataa. Ma Romney baad ka liidataa?

Abwaan, adigu "ANAGAA RAYNAY KURSIGIINA KU FADHINA" ayaa ka dhamaan la'adahay. all you talk about on these forums is who won, who lost. for you everything is about zero sum game. loool. war isku xishood ninyoow. your HAG tendancies are showing up.

loool.

 

somalia xal bay u bahan tahay. uma baahna someone who only see through the glasses of us against them.

 

grow up ninyoow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Mooge;887304 wrote:
I 100% agree with xiin.
shariif was miles more competent and honest
than this qoslaye character. let us be honest. shariif made minor mistakes but he always saw bigger picture.

So why did you spend months in this forum maligning him? you've made your bed, now lie in it!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Lol@Mooge....iska samir duqa. Ilmahaanna ciyaarta ka daaya raggiinna waaweyni. Ninyahow naftaada waxaad la jeceshahay dadka kale la jecloow. People always used to say here "Abwaan nin wax og buu iska dhigaa, ee muxuu na dheer yahay" markii aan oran jirey, dad u maleeya in roadmap iyaga dan gaar ah u wado markii ay ka waayaan siday u dhaqmaan halla arko. I knew the roadmap process inuu ahaa mid soo wada isbeddel, not only could I predict that the top three were leaving but that Faroole uusan waxba dheeraan doonin Soomaalida kale. Hadda aniga iyo adigu dowladda waan u simannahay ee aan wada taageerno, haddii aad diiddana kuguma khasbayo oo adiga unbaa ku dhib qabi, tani way duushay meel aad aadaysana ma ogi, miyaad go'aysaa?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mario B;887318 wrote:
So why did you spend months in this forum maligning him? you've made your bed, now lie in it!

looool...good question...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   

^^ in politics there are no absolutes: Shariif and Hassan Bow legged can be liked and hated at the same time and in equal measures and it would be perfectly logical.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

hey maria, i turned against shariif hard after the warlord in the parliament fiasco. before that i was just supporting another candidate. the warlords in parliament scandal was HAG stuff to me and I was against that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   

Mario B;887330 wrote:
@ Apophis:- So there is hope for Hassan Bow legged, I await the moment when you come here and display this....

 

i_love_my_leader_sticker-p21780213792981

Being objective about something doesn't mean you "love it". There's no place for emotions in Politics, at least not in real politics not the nonsense the world is used to these days.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this